Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Govt Digging Water Well IN Yuube Town Sanaag. (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Degmada Yubbe Ee Gobolka Sanaag Ayaa oo Laga Wado Qodaal Ceel Biyood

 

Degmedda Yubbe oo laga qodayo riig, Riigan ayaa waxaa laga qodaayey Degmada Yubbe muddo dhan ilaa 2 bilood , qodaalkiisii hore ayaa waxaa uu noqday ceel Qadhaadh, kadib ayaa waxa uu wareegay meel biyaheedu ay macanyihiin, wuxuuna marinayaa qodaalkiisa hada 160 mitir.

 

Mashruuca ceelka macaan waxaa kudeeqay hay’ada UNICEF, waxaana fulinaya NGO ga Manhal., oo qandaraaska siiyey mulkiile riiga oo reer Puntland ah, waxaana lafilayaa in uu dhamaystirmo moddo dhow wuxuuna hada ku dhexjiraa biyihii macaanaa oo uu ku gaadhay 100 mitir.

 

riigan ayaa yimid kadib markii uu riigiii hore aanuu shaqayn muddo dhan 2sano, ceelkaasoo u xanibnaa daynabo ku go’day una baahan in laga saaro.

 

Riigan ayaa ah riig aad loogu kalksoonyahay, horena uga soo qoday ceelal kuy aala deegaamada Puntland kuwaasoo hada shaqeeya, sida ceelasha Hadaaftimo, Ceelbuh,Waaciye iyo kuwa kaloo badan

 

DAAWO SAWIRADA

 

ceel%20yubbe%201.jpg

 

ceel%20yubbe%202.jpg

 

ceel%20yubbe%203.jpg

 

ceel%20yubbe%204.jpg

 

ceel%20yubbe%205.jpg

 

ceel%20yubbe%206.jpg

 

ceel%20yubbe%207.jpg

 

ceel%20yubbe%208.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Excellent job puntland govt and donor agencies this is crucial to make sure sufficient water needs are available in sanaag.

 

Their needs to be road projects invested in that area sooner or later and it's time we set out goals on this.

 

I am still look forward to the completion of the las qoray port and badhan university. But so far so good and development is happening but it's awfully slow paced.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

, oo qandaraaska siiyey mulkiile riiga oo reer Puntland ah, waxaana lafilayaa in uu dhamaystirmo moddo dhow wuxuuna hada ku dhexjiraa biyihii macaanaa oo uu ku gaadhay 100 mitir.

Besides if you dont have anything positive to say go back to your fantasy land somaliland aar wax ha ku gabto. But dont annoy realistic state that PROVES what its worth in action not just mere merfish talk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji you just learn to take care of your own people sxb ee don't make post the current situation of some of your kind. We don't want to go down that track now.

 

My piece of advice to you is very simple "just worry dadkaga" ee dadka kale haku mashqulin

Share this post


Link to post
Share on other sites

This project is being completed in Sanaag, with Arab funding, by an Kuwait based NGO. Dont know where the Puntland goverment comes in this storey. Because of those lies by your 'kind' of people, the folkds in Sanaag really dont wanna belong to Puntland. what part dont you understand.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Mashruuca ceelka macaan waxaa kudeeqay hay’ada UNICEF, waxaana fulinaya NGO ga Manhal., oo qandaraaska siiyey
mulkiile riiga oo reer Puntland ah

It seems literacy is an issue but thats not my problem

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even if the business men who received the contract from UNICEF is from Puntland, still it doesnt mean Puntland Goverment is Digging Water Well IN Yuube Town Sanaag, lie your title suggest.

 

Your issue is not literacy Cowke, its called manipulation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Chief who do you thinks host those donor agencies, if puntland didn't host them you think they would be drilling a well in sanaag? lol ma hargeisa baad wax ka sugi niyahow dadkas badda cas ayeyba ku dhamaadeen dawlada meeshasi on paper ayey tahay ee waxba kama jirto in REALITY. Thats why their people waxay ka shaqeystan bossaso. Dekedena ayaa supply gareyo magaloyinka erigavo iyo burco because hargeisa waxba uma haayo.

 

Who u think i am bro? I know I own you but i just keep it to myself

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this