Sky Posted January 2, 2007 Like I said before Abdullahi Yusuf will assume his residence in Villa Somalia before the end of January. Everything is going rather smoothly. Ciidamo Puntland Oo Gaadhay 3000 Ayaa Ku Sii Jeeda Muqdisho Jan 02, 2007 By: Garoowe(jidbaale.com):-Sida lagu helayo ilo xog-ogaal ah ayaa waxa ay sheegayaan in ay ay ku sii jeedaan magaalada Muqdisho ciidamo gaadhay 3000 oo ka tirsan daraawiishta Puntland , kuwaas oo ku hubaysan qoryaha fudud iyo gawaadhida gaashaaman wararku waxay intaas ku darayaan in ay dhawaan gaadhi doonaan magaalada muqdisho ciidamadani, oo uu horkacayo Col.Cadhays , ayna haatan ka soo anbabaxayaan magaalada Gaalkacayo. Ciidamadan ayaa badankoodu waxa ay sal dhig ka dhigan doonaan xarunta madaxtooyada ee VILLA Somalia oo lagu wado in ay C/laahi Yuusuf u noqoto Xarun, ciidamadan ayaa waxa ay ka danbaysa markii uu madaxweyne c/laahi yuusuf ku dhiiran waayey in uu galo magaalada muqdisho, kana noqday magaalada Afgooye. Ciidamo kale ayaa iyagana la qorshaynayaa in loo diro magaalada Kismaanyo oo uu haatan ku sugan yahay Barre Hiiraale, kuwaas oo iyagana laga keenayo Puntland, waxaana xilligan ku sugan magaalada Kismaanyo Col. C/risaaq Afguduud oo halkaasi wakiil uga noqon doona C/laahi Yuusuf. jidbaale.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
bambo Posted January 2, 2007 THis one thing the tfg does not wanna do if they wanna succeed , residnent of xaamar or the clans of south are still armed sxb just like before . infact their more weapones in hands of the civilian then before , abdulahi should leave clan mentality and fallow Geddi steps, if not he will fall fastern then Icu. SO far those TFG troops that are in xaamar are known to the resident . if this story is true this will give qaanyar and rest worlord reasone not give to up their weapone which is valid reasone . Quote Share this post Link to post Share on other sites