Jacpher Posted April 7, 2008 Allaahu Akbar Mujaahidiinta oo Xalay Boosaaso ku Dilay Ashahaada ladirirkii Cadde Muuse. waxaa la daabacay Sun 06 Apr 2008 07: 28: 02 Mujaahidiin Soomaaliyeed oo kusugan magaalad Boosaaso Gobalada Waqooyi Bari dalka Soomaaliya ayaa wado baacsi ay ku hayaan Kooxaha Ashahaada ladirirka ee dhibaatada kawado Gobalada laysku yidhaahdo Puntland. Mujaahidiin Soomaaliyeed oo kusugan magaalad Boosaaso Gobalada Waqooyi Bari dalka Soomaaliya ayaa wado baacsi ay ku hayaan Kooxaha Ashahaada ladirirka ee dhibaatada kawado Gobalada laysku yidhaahdo Puntland. Walaalaha Mujaahidiintu waxay Xalay magaalada Boosaaso ku Khaarijiyeen 2 Nin oo katirsanaa waxa loogu yeedho Sirdoonka Puntland oo ah Mujrimiin Calooshood ushaqaystayaal Lacago Rakhiis ah kusoo qaatay Burburinta Masaajidyada. Allaha Dhowree Mujaahidiintu waxay meel goolad ah ugaleen Mujrimiinta doonayay in magaalada ay ka xaalufiyaan Wadaadada iyo dadka lays dhihi karo waxay gacan ka gaysanayaan Jihaadka kasocdo Soomaaliya. Mujaahidiinta iyo Ciidanka Riddada ah ee Puntland ayaa Tacshiirado isku dhaafsaday xaafad ku dhaw Marsada Boosaaso waxaana markii Dambe goobta lagu arkay Maydadka Ashahaada ladirirkii Cadde Muuse, ilaah fadligiis meel kasta waxaa laga helayaa kooxo utaagan Difaaca Diinta Islaamka. Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted April 7, 2008 He still in Addis i'm pretty sure!These guys will write anything. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted April 7, 2008 Jimcaaloow, Af-Soomaaligii ayaa "ga'" kuu yara siiyay Awoowe. Caadi waaye taas, mar mar wey dhacdaa. The article doesn't say anything about Cadde being killed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted April 7, 2008 ^It is like Cade's soldiers killed. The Al-shayaadiin site considers Puntland as one of the fiefdoms in Somalia controlled by a hated warlord. Confusing article... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted April 8, 2008 Are you calling Allpuntland shaydaan site? mise? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 8, 2008 Libaaxoow I see what you mean. Though my middle and high school was in Carabi, I read it twice and could not help the words 'dilay' and 'Cadde Muuse' popping out of the screen. The rest of the report didn't make it any clearer. Is this what is supposed to mean? "Allaahu Akbar Mujaahidiinta oo Xalay Boosaaso ku Dilay [Labo nin ee kooxda] Ashahaada ladirirkii [Maamulka] Cadde Muuse"?? Four more words could have made much difference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 8, 2008 Mujaahidiinta oo Xalay Boosaaso ku Dilay Ashahaada la dirirkii Cadde Muuse Sentence actually laba micno ayuu yeelan karaa. Sida aa u maleysay oo ah Cadde Muuse inay dileen iyo see ula jeedaan ah inay dileen ciidankiisa. "La dirirkii"na wuxuu noqon karaa a singular past tense, not the plural past tense ee ka wadeen since it was more than one who were killed. I can guess proper sentence would've been "ashaado la diriryaashii ee Cadde Muuse." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 8, 2008 loooooooooooooool ,,,,, it should be posted in the jokes section ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted April 8, 2008 it was a real news, laakin sida u uqaatay maaha Jimcaale,lol, who said SOmali was easy. Quote Share this post Link to post Share on other sites