Sign in to follow this  
Jacpher

Qaadisiya Tabloid: Cadde Muuse is killed in Boosaaso?

Recommended Posts

Jacpher   

Allaahu Akbar Mujaahidiinta oo Xalay Boosaaso ku Dilay Ashahaada ladirirkii Cadde Muuse.

waxaa la daabacay Sun 06 Apr 2008 07: 28: 02

 

Mujaahidiin Soomaaliyeed oo kusugan magaalad Boosaaso Gobalada Waqooyi Bari dalka Soomaaliya ayaa wado baacsi ay ku hayaan Kooxaha Ashahaada ladirirka ee dhibaatada kawado Gobalada laysku yidhaahdo Puntland. Mujaahidiin Soomaaliyeed oo kusugan magaalad Boosaaso Gobalada Waqooyi Bari dalka Soomaaliya ayaa wado baacsi ay ku hayaan
Kooxaha Ashahaada ladirirka
ee dhibaatada kawado Gobalada laysku yidhaahdo Puntland.

 

Walaalaha Mujaahidiintu waxay Xalay magaalada Boosaaso ku Khaarijiyeen 2 Nin oo katirsanaa waxa loogu yeedho Sirdoonka Puntland oo ah Mujrimiin Calooshood ushaqaystayaal Lacago Rakhiis ah kusoo qaatay
Burburinta Masaajidyada.

 

Allaha Dhowree Mujaahidiintu waxay meel goolad ah ugaleen Mujrimiinta doonayay in magaalada ay ka xaalufiyaan Wadaadada iyo dadka lays dhihi karo waxay gacan ka gaysanayaan Jihaadka kasocdo Soomaaliya.

 

Mujaahidiinta iyo
Ciidanka Riddada ah ee Puntland
ayaa Tacshiirado isku dhaafsaday xaafad ku dhaw Marsada Boosaaso waxaana markii Dambe goobta lagu arkay Maydadka Ashahaada ladirirkii Cadde Muuse, ilaah fadligiis meel kasta waxaa laga helayaa kooxo utaagan Difaaca Diinta Islaamka.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^It is like Cade's soldiers killed. The Al-shayaadiin site considers Puntland as one of the fiefdoms in Somalia controlled by a hated warlord.

 

Confusing article...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Libaaxoow I see what you mean. Though my middle and high school was in Carabi, I read it twice and could not help the words 'dilay' and 'Cadde Muuse' popping out of the screen. The rest of the report didn't make it any clearer.

 

Is this what is supposed to mean?

 

"Allaahu Akbar Mujaahidiinta oo Xalay Boosaaso ku Dilay [Labo nin ee kooxda] Ashahaada ladirirkii [Maamulka] Cadde Muuse"?? Four more words could have made much difference.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mujaahidiinta oo Xalay Boosaaso ku Dilay Ashahaada la dirirkii Cadde Muuse

Sentence actually laba micno ayuu yeelan karaa. Sida aa u maleysay oo ah Cadde Muuse inay dileen iyo see ula jeedaan ah inay dileen ciidankiisa.

 

"La dirirkii"na wuxuu noqon karaa a singular past tense, not the plural past tense ee ka wadeen since it was more than one who were killed. I can guess proper sentence would've been "ashaado la diriryaashii ee Cadde Muuse."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this