djibsomali Posted October 26, 2009 The bellow extra is the writing of a sane voice in what some call somaliland where unhumain and unsomali acts are commited. (Anyone can set up road bloc and kill unnocent travelers to djibouti but that will be unsomali) Dad badani waxay isweydiinayaan su’aasha ah. Dadkii maxaa ku dhacay? Waxan isku sheegay odayaasha (JB) tan loogama fadhiyin ee mid kale ayaan ka suagaynaa haddaan nahay Beelaha dhexe ee waddankan. Dadkani waxay ceebeeyeen magacayagii iyo dadnimo aan taariikh u lahayn. Waxa ku jira dad “Yiciis ah” oo dhaawac wayn u gaystay himiladii aan u soo halgannay. Rag wuu iska horyimaadaa oo wuu isdilaa, laakiin lama arag taariikhda dadkeenna wax dad aan waxba galabsan waddo u joogsada oo sidaa foosha xun u dila . Waa ceeb xad dhaaf ah. Waa gunnimo iyo nacasnimo. Waa xayaawaannimo dhab ah. haddaanu nahay dadkan waddankan idinla degan ee weliba bahdiina ah waxan idinka sugaynay jawaab inaad ka bixisaan waxaa foosha xun. Lama garan karo caqli fayow inuu hanjabaad cusub keeno kii oo tii horeba foolxumadeeda sita. Haddaba suaasha aan is weydiinaynaa waxay tahay: Malaha dadkani ma garanaan dhibta ay geysteen xaddiga ay leedahay iyo raad xumada ay reebi karto. Aabahay wuxuu ku dhintay buuraha Ethopia, adeerkayna dagaalkii ******ta ayuu ku shahiiday. Waxad lumiseen: -Himiladii aabahay iyo adeyrkay iyo tii kumanyaal kale oo ujeeddu u dhintay -Nabadii waddankan lagu wada joogay -Magacii beeshaydan ku faanaysay guusha -Dadnimadii iyo naxariistii aadaminimo -Gobanimo aan qayrkay ugu faani jiray oo aanan manta sheegan karin -shuruucdii diinta Islaamka -Qiimihii aqliga qofka ka soocayay kan xoolaha Dadkii aad waxaas oo foolxumu ah u gaysateen arrimahan kor ku xusan oo dhan bay eegeen. Way ka xarragoodeen inay waxaad samyseen ku kacaan. Waa geesiyaal ammaan badan mutaystay , gacan nabadeed iyo middii walaalnimo ayaanan hawada u lalinayaa. Geesigu waa ka naftiisa ka adag ee leh argti dheer. Maaha fukuclaha waalan ee warranka la booda. Waxaad fasheen waa wax aad u sahlan u qof walba si dhib yar u samyn karo . Qof dadnimo meel uun ka soo galana, dadnimadiisa ayaa ka hor joogsata. idinku ma soo gashaane oo foolxumaad qurux mooddeenne. Odayaal waxan idin leenahay maydinaan talin, manaydinaan baaqin ee sida xoolaha ayaad cideen. Waxad la garaad tihiin oo la daaqdaan xoolihiinna. Waxan si degdeg ah idiinka sugaynaa inaad noo soo sheegtaan dad iyo dugaag midka laydinku soo hagaago. Kayse Nuur Xasan UK. London source source Quote Share this post Link to post Share on other sites
djibsomali Posted October 26, 2009 It seems there is some humanity or a bit of somalinimo left in what some call somaliland. A land sold to unsuspecting souls as land of justice and peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 26, 2009 u still calacaaling about 11 july 2009 war waxan yaa diili jiiray horta lol get over it bro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 26, 2009 Goun? I think the word you wanted to refer is 'gun'. Perhaps you might need to correct it .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted October 26, 2009 Originally posted by djibsomali: (Anyone can set up road bloc and kill unnocent travelers to djibouti but that will be unsomali) Stop crying dawg... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 26, 2009 Originally posted by Jafe101: Goun? I think the word you wanted to refer is 'gun'. Perhaps you might need to correct it .... sidii fransiska ayuu uu qoray Quote Share this post Link to post Share on other sites
djibsomali Posted October 26, 2009 yooh bunch of vultures talk about the topic and not about the messenger. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 26, 2009 "GOUN" whats this are you trying to say Gun, you sound like toothless grany GOoooouuuuUN loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
djibsomali Posted October 26, 2009 trying to talk away of the topic?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 26, 2009 Perhaps no body is interested. It is time to give it up on NORTH WEST SOMALIA ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 26, 2009 "take away of the topic" lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
djibsomali Posted October 26, 2009 At least you are contributing the thread to be at the top. reality in somaliland is where gun (or goun in my lexicon) and dadgalaato prosper. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 26, 2009 "dadgalaato" and whats that Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 26, 2009 I was once told that a dadqalkato(vampire or ghoast) used to live there but I didn't know about the goun? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 26, 2009 dadqalkato loooooooooooooool af somaligii baa iska ba ay its DADQALATO DAD(people)QALATO(slayer) Quote Share this post Link to post Share on other sites