SOO MAAL Posted April 6, 2005 Hogaamiye-kooxeedka wasiirka noqday Muuse Suudi Yalaxow oo talaadadii shir jaraa'id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa Cabdullaahi Yusuf iyo Cali Maxamed Geeddi kula taliyay in ay Muqdisho xarun ka dhigtaan. Muuse Suudi oo Hotelka Intercontinental kula hadlay saxaafada ayaa sheegay in lacag gaareysa Nus Milyan Doolarka Mareykanka ay bil kasta ku baxdo hogaamiye-kooxeedyada Soomaalida ee ku sugan magaalada Nairobi. Muuse Suudi oo wasiirka ganacsiga ka ah dowlada debed jooga ah ee Cabdullaahi iyo Geeddi ayaa sheegay in aaney cidina ku dhiiran karin in ay shaki geliyaan in ay Muqdisho caasimadii dalka tahay. Muuse Suudi ayaa sheegay in ay hogaamiye-kooxeedyada Muqdisho diyaar u yihiin in ay caasimada kusoo dhoweeyaan Cabdullaahi Yusuf, balse hadii uu Cabdullaahi diido in uu Muqdisho yimaado "aniguna nabadna ma rabo, khayrna ma rabo, ee hoog in uu dadka hoogaan rabaa" ayuu yiri Muuse Suudi. Muuse Suudi ayaa dhanka kale sheegay in markii Cabdullaahi la doortay uu is lahaa odaygu wuu ka daalay jabhadeyn, wuxuuna qaatumadiisa ku dhameysan doonaa si wanaagsan, balse waxaa jira qof siduu Muslim u ahaa qaatumadiisa gaalnimo ku dhameysta, waa sida uu Muuse Suudi hadalka u dhigaye. Hadalada kasoo yeeray Muuse Suudi ayaa qeyb ka ah ah kuwo ay beryahanba is dhaafsanayeen hogaamiye-kooxeedyada dowladnimada sheegtay ee ay Nairobi xarunta u tahay. Burtinle-Online editor@burtinle.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bachelor Posted April 6, 2005 @SUUDI!!! AH!! this guy is nothing but a knuclehead "in dadka hoogaan rabaa" GOD FORBID I felt sorry for those who held him as a leader. Quote Share this post Link to post Share on other sites
contraflow Posted April 6, 2005 cajiib....a man of his character has the audacity to call A/Y a kafir Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jalaato Posted April 6, 2005 "aniguna nabadna ma rabo, khayrna ma rabo, ee hoog in uu dadka hoogaan rabaa". Subxaan halaa, hoog aa. He should be one of our leaders,but I never Thought that he's going to lead us to the promise land any way. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted April 7, 2005 cajiib....a man of his character has the audacity to call A/Y a kafir That’s pretty serious, but honestly I can’t understand the life in me why people even listen to such men (warlords). The sooner we discard them, the better off we will all be. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted April 7, 2005 Originally posted by Rahima: I can’t understand the life in me why people even listen to such men (warlords). The sooner we discard them, the better off we will all be. Good including Presidnet Yeey, cause he also falls under that category 'former Warlord'. "aniguna nabadna ma rabo, khayrna ma rabo, ee hoog in uu dadka hoogaan rabaa". Where and when did Mudane, Al-Wasiir, Al-Xaaji Muse Sudi Yalaxow make this statement or are you Pukelanders trying to mar the good name of the honourable man. You guys worship xoolo foqal xoolo like Yeey and are trying to say something about the Mudane Muse Sudi. You all should be Quote Share this post Link to post Share on other sites
contraflow Posted April 7, 2005 if Yalaxow is honourable...then so is A/Y. This kind of attitude is resposible for our well known status of Asylum seekers aka refugees Rahima you and i can easily sit here with our western passports and discard them but for people back home it is a different story Quote Share this post Link to post Share on other sites
wind.talker Posted April 7, 2005 Originally posted by Jumatatu: Where and when did Mudane, Al-Wasiir, Al-Xaaji Muse Sudi Yalaxow make this statement or are you Pukelanders trying to mar the good name of the honourable man. Pukelanders LOL Real original. Your friends must think you're a real 'mujahid' fighting against the infidels from 'Pukeland' with your creative twists on words on the Internet. How many like-minded folks do you inspire? Be honest okay.. Quote Share this post Link to post Share on other sites