nuune Posted August 3, 2008 Ilaahay ha u naxariisto dhammaantoodba, waa ayaan darro, masuul Soomaaliyeed oo iska xil saarey ma jiro in qalab miino-baaris lagu sameeyo wadanka! =============================== Haween howlo Nadaafadeed ka waday Wadada Makka Al-Mukrama oo ay Miino ku qaraxday Axad, August 03, 2008(HOL): Ku dhawaad 15 haween ah ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay ku qaraxday miino u ekeyd midda remote-ka laga hago, taasi oo ku aasneyd meel ay haweenkan oo ka shaqeeya nadaafadda ay ku nasanayeen. Halka qaraxa uu ka dhacay oo ah Wadada Makka Al-Mukarrama, gaar ahaan inta u dhaxeysa Shineemo Soomaaliya iyo Hotelka Ambassador ayaa waxay haweenka ka wadeen howlo nadaafadeed oo ay horay uga soo qabteen Waddooyin dhowr ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho. Dad goob-joogayaal ah ayaa waxay sheegeen in markii ay Haweenka Miinada ku qarxeysay ay fadhiyeen meel ay ku nasanayeen, waxaana la sheegay in qaraxaas oo ahaa mid xooggan oo jar-jaray jirka haweenkaas, kuwaasi oo xubnaha jirkooda la kala garan waayay. Ma ahan markii ugu horeysay oo Haween nadaafad ka shaqeynayay ay waxyeello ka soo gaarto waxyaabaha qarxa, waxayna ahayd bartamihii sanadkii hore ee 2007 markii haween howlo nadaafadeed ka waday inta u dhaxeysa Isgoysyada Howl-Wadaag iyo Bakaaraha uu qarax haleelay, iyadoo halkaasina ay ku geeriyoodeen shan haween ah. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 3, 2008 Inaalillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted August 3, 2008 Inaalillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Ayan daro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted August 3, 2008 Inalillahi wa inaa ileyhi rajicuun! Allah Yarxamhum, dhaawacana allaha caafiyo...Amin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 3, 2008 Inaalillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Allah uu naxaaristo...amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted August 3, 2008 Ilaahay ha u naxariisto umada masaakiinta ah oo ku dhimatay qaraxaan... Don't these hopeless morons realise that their hit-N-run attacks are futile. I hope these murdering scum incur the wrath of Allah and all ROT in Hell. lax... lax dhashay iyogoo dhan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted August 3, 2008 Inalillahi wa inaa ileyhi rajicuun!!! laa xowla wala queatt illa billah Ilaahay ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 3, 2008 Don't these hopeless morons realise that their hit-N-run attacks are futile who told you it is them ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted August 3, 2008 And they said that the Ethiopians will bring security to somalia, ever since the ethiopians came into somalia, things have got worse. Ethiopians must leave somalia as soon as Possible otherwise their will be more deaths. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted August 3, 2008 Allah yarxamhum Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted August 3, 2008 Ethiopians must leave somalia as soon as Possible otherwise their will be more deaths. JAAHIL, Who will die Somalis or Ethiopians? i never saw someone threatning to kill his people if Ethiopians do not leave as soon as possible . Why don't you threat them while you're saying ... otherwise there will be more deaths :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted August 3, 2008 ^Allah Yarxam, is sad news indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sunaari Posted August 3, 2008 Allah Yarxam, it is indeed every day sad news coming from that cursed place. Those people only know how to slaughter women and civilian. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted August 3, 2008 ^Do you mean the Ethiopians and the warlords AKA TFG? if so, you are right that is all they know, shelling indiscriminately, raping , looting etc. But don't you worry the good guys will take them out soon IA . Quote Share this post Link to post Share on other sites