General Duke Posted February 1, 2007 Goballada Jubbooyinka oo laga billaabay ururinta ciidamo bolis ah. Warara ka imaanaya goballada Jubbooyinka ee koofurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi laga billaabay dhaq dhaqaaqyo lagu diiwaan gelinayo ciidamadii hore ee booliska Warara ka imaanaya goballada Jubbooyinka ee koofurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi laga billaabay dhaq dhaqaaqyo lagui diiwaan gelinayo ciidamadii hore ee booliska Soomaliyeed iyo maliishiyooyinka beelaha oo la ururinayo si tababar xagga boolisnimada ah ay u qaataan. Taliyaha booliska goballada Jubbooyinka General Axmed Maxamed ayaa u sheegay saxafadda inm ujeedada ciidanka loo ururinayo ay tahay in la nidaamiyosi deeto ay kaga qeyb qaataan dhaq dhaqaaqayada la doonayo in lagu xaqiijiyo amaanka iyo kala dambeynta dalka gaar ahaanna gobbalada Jubooyinka ee haatan howshu ka socoto. "Dhamaanba wixii maliishiyooyin ah waxan ugu baaqayaa in iyagoo wata hubkooda ay iskasoo diiwaangeliyaan xeryaha loogu tala galay diiwaangelinta"ayuu yiri taliyaha booliska Soomaliyeed ee goballada Jubbooyinka General Axmed Maxamed oo shegay in tixgelin gaar ah la siinayo booliskii hore ee dalku lahaa ka hor dhicitaankii dowladdii hore ee Soomaliya. Inkasto booliskii horer aytixgelin gaar ahaneed leyihiin aya hadana taliyuhu waxaa uu ka dhawaajiyay in hadana la qiimeynayo dhalinyarada hatan soo b axday oo uu sheegay in ay leeyihiin maskax dhallinyar kana bixikareysa wax kasta,isago intaa ku daray in meeleynta dhalinyaradu ay tahay waxa ay dowldu diiradda sida aadka ahu sarayso. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.. Quote Share this post Link to post Share on other sites