Sign in to follow this  
General Duke

Recruitment of forces starts in the Juba's...

Recommended Posts

Goballada Jubbooyinka oo laga billaabay ururinta ciidamo bolis ah.

 

Warara ka imaanaya goballada Jubbooyinka ee koofurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi laga billaabay dhaq dhaqaaqyo lagu diiwaan gelinayo ciidamadii hore ee booliska

 

Warara ka imaanaya goballada Jubbooyinka ee koofurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi laga billaabay dhaq dhaqaaqyo lagui diiwaan gelinayo ciidamadii hore ee booliska Soomaliyeed iyo maliishiyooyinka beelaha oo la ururinayo si tababar xagga boolisnimada ah ay u qaataan.

 

Taliyaha booliska goballada Jubbooyinka General Axmed Maxamed ayaa u sheegay saxafadda inm ujeedada ciidanka loo ururinayo ay tahay in la nidaamiyosi deeto ay kaga qeyb qaataan dhaq dhaqaaqayada la doonayo in lagu xaqiijiyo amaanka iyo kala dambeynta dalka gaar ahaanna gobbalada Jubooyinka ee haatan howshu ka socoto.

 

"Dhamaanba wixii maliishiyooyin ah waxan ugu baaqayaa in iyagoo wata hubkooda ay iskasoo diiwaangeliyaan xeryaha loogu tala galay diiwaangelinta"ayuu yiri taliyaha booliska Soomaliyeed ee goballada Jubbooyinka General Axmed Maxamed oo shegay in tixgelin gaar ah la siinayo booliskii hore ee dalku lahaa ka hor dhicitaankii dowladdii hore ee Soomaliya.

 

Inkasto booliskii horer aytixgelin gaar ahaneed leyihiin aya hadana taliyuhu waxaa uu ka dhawaajiyay in hadana la qiimeynayo dhalinyarada hatan soo b axday oo uu sheegay in ay leeyihiin maskax dhallinyar kana bixikareysa wax kasta,isago intaa ku daray in meeleynta dhalinyaradu ay tahay waxa ay dowldu diiradda sida aadka ahu sarayso.

 

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this