Sign in to follow this  
General Duke

Ignorance of Shabbele [endorsement of BIN LADIN for courts]

Recommended Posts

Shabbele media or court news top new item is the endorsement of Osama Bin Laden for the clan courts of Mogadishu. Now is this a good thing for the courts and the people of Mogadishu?

 

What happened to the letter Sharif Ahmed sent to western nations stressing that courts were not involved in this terror business..

 

I think not, someone should speak to these buffoons...

 

Bin Laden oo ku baaqay in la taageero Maxkamadaha, la lana dagaalamo dowladda FS

 

Mogadishu - 02 July. 06 ( Sh.M.Network) Hogaamiyaha urur weynaha Al-qacida Osama Bin Laden ayaa cajal Maqal ah oo uu soo duubay waxa uu ku sheegay in la taageero awooda cusub ee maxaakiimta cusub ee Somalia, isagoo ku taliyay in lala dagaalamo dowladda KMG ah ee Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo dalka u soo horkaceysa sida uu u yiri ciidamo Ethiopian ah oo qaarkood ba ay shalay soo galeen.

 

 

Osama Bin Laden

Cajalka Maqalka ah ee uu soo direy Osama Bin Laden ayaa sidoo kale waxa uu ku baaqay in laga hortago qorshaha Mareykanka uu ku doonayo in Ciidamo loo soo diro Somalia, isagoo sheegay in gaaladu ay doonayaan in la caburiyo hanaanka islaamka ee ka soo bidhaamaya Somalia, waxaana Osama uu ku booriyay shacabka Soomaaliyeed in ay difaacaan diintooda Muqadaska ah, lana yimaadaan Adkeysi, isagoo uga digay caalamka in ciidamo loo soo diro Somalia.

 

Waxa uu yiri " Waanu la dagaalami doonaa gaalada, kuna ciqaabi doonaa dhulka Somalia ee islaamka" isagoo digniin u soo jeediyay dowladda KMG ah ee fadhida magaalada Baydhabo oo Baarlamankeeda dhowaan uu u codeeyay in dalka la keeno ciidamo aan la kala soocin oo dalka soo gala si ay amaanka Qeyb uga qaataan.

 

Hadalkaan Osama ayaa Dhabar jab ku ah dowladda KMG ah, CAN YOU BELIVE THIS?waxaana dhiiri galin ay u tahay Maxaakiimta islaamka Somalia oo ku sii siqaya gobolada dalka somalia, ka dib markii ay ka eryeen caasimada Somalia qabqablayaal dagaal oo la sheegay in Mareykanka uu maal-galin jirey.

 

Waa markii labaad oo hogaamiyaha Alqacida Osama Bin-laden maalmo gudahood uu soo duubo labo fariin uu kaga hadlayo arimaha Somalia, Sudan Afghanistan iyo Ciraaq.

 

Gudoomiyaha golaha fulinta Maxaakiimta islaamiga Sheekh Shariif oo Shabelle ay la xiriirtay hadalka Osama Ka dib ayaa waxa uu ka gaabsaday in uu ka bixiyo wax faahfaahin ah, balse uu sheegay in ay qaban doonaan maanta shir Jaraa'id oo ay ku cadeynayaan Fikirka ay ka aaminsan yihiin Osama Bin laden

 

 

Shabelle Media Network, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxkamadaha Muqdisho iyo al-Qaacida oo isku milmay

 

SBC - 02.July.2006 Ninka hoggaamiya ururka Al-Qaacida ee Osama Bin Laden ayaa cajalad maqal ah oo uu soo diray ku sheegay in la taageero maxkamadaha

magaalada Muqdisho isla markaasna laga hor tago dawladda federaalka Soomaaliya.

 

Osama Bin Laden, waxaa kale oo uu sheegay in uu ka soo hor jeedo ciidamo shisheeye oo nabad ilaalineed oo la geeyo Soomaaliya.

 

Ereyda ka soo yeeray Al-Qaacida ayaa nuxur ahaan u eg kuwa Golaha Islaamiga ah ee dhowaan qabsaday magaalada Muqdisho iyo deegaanno kale, waxana soo baxaysa shakiga ku saabsan isku xirnaansaha labaad qolo.

 

Xasan Daahir Aweys oo hoggaamiya Maxkamadaha Islaamiga ah ayaa horay loogu daray liiska argagixisada caalamiga ah, waxana hadallada soo noqnoqonaya ee ka soo yeeraya Al-Qaacida ay muujinayaan in ururkaasi uu dano fara badan ku leeyahay Soomaaliya.

 

Hadalka codka uun ah ee ka soo baxay Oslama Bin Laden ee uu kaga hadlay arrimaha Soomaaliya wax jawaab ah kamay bixin dawladda federaalka Soomaaliya iyo golaha cusub ee Islaamiga ah ee dhowaan qabsaday magaalada Muqdisho.

 

Xasan Daahir Aweys waxa uu horay u beeniyey in uu kamid yahay amaba uu xiriir la leeyahay ururka al-Qaacida, Maraykanka iyo Midowga Afrikana waxay diideen in ay wax xiriir ah la sameeyaan golaha uu hoggaamiyo Xasan Daahir Aweys.

 

Waa markii labaad oo hoggaamiyaha Al-Qaacida Osama Bin Laden maalmo gudahood uu soo duubo laba fariimood uu kaga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

 

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Bin Laden' in Somalia warning

10.30PM, Sat Jul 1 2006

 

 

Osama bin Laden has warned Washington and the world community against sending forces to Somalia, according to an Internet audio tape.

 

An unnamed US intelligence official said there was no reason to doubt it was bin Laden on the tape, which was posted on an Internet site used by Islamists.

 

The speaker says on the tape: "We will fight (foreign) soldiers on the land of Somalia and we reserve the right to punish them (countries that send troops) on its land and anywhere possible.

 

"We warn all of the countries in the world not to respond to America by sending international troops to Somalia."

 

Bin Laden, making his second Internet broadcast in two days, also warned Iraq's Shi'ite majority of retaliation over attacks on Sunni Arabs.

 

He said Shi'ites could not "violate" Sunni cities in Iraq and at the same time expect their own areas to remain "safe from retaliation and harm".

 

During the 19 minute recording Bin Laden endorsed Abu Hamza al-Muhajir, also believed to have the name of Abu Ayyub al-Masri, as the new leader of al Qaeda in Iraq after the killing of Abu Musab al-Zarqawi in a US air strike on June 7.

 

"We have been informed that our mujahideen brothers at (Iraq's) al Qaeda have chosen Abu Hamza al-Muhajir as their emir. I pray God that he will be the best successor of the best predecessor," he said.

 

Jun 30: Bin Laden recording praises al-Zarqawi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this