Meiji Posted July 27, 2009 Walaalaha Al xisbul islaami & Al shabaab maxaa ka hortaagan hal maamul iyo hal magacay oo ay ku midaysanyihiin inay sameystaan maadaama hal hadaf ay u dagaalamayaan oo ah in Soomaaliya laga hirgaliyo dawlad islaam ah oo shareecada islaamka dastuurkeedu yahay. Marka xigta isku duubnida & midnimadu waa quwada ugu weyn ee cadawga looga guuleeysto ilaahayna uu jecelyahay mujaahidiinta inay hal saf noqdaan. Qur’aan( Ilaahey wuxuu jecelyahay kuwa ku dagaalama jidkiisa ayagoo hal saf ah ayagoo aad moodo dhismo isku dhagan oo aad u adag.)Suuratul saffi. wixii aan khalday allaha iga cafiyo. http://www.somalimir ror.com/2009/07/27/x isbul-islaam-oo-maam ul-u-sameeyay-gbanaa ***/ Kashafa, Red-Sea/Fabregas and any other religious pretenders-supporter . Can you answer this legitimate question raised by a sincere Somali man who wants to see an independent Somalia and a genuine Islamic government in our country? Why can't the religious pretenders form one party and administration for the regions they control? Or is their alliance one of convenience and will they turn the guns on themselves afterwards? PS: I am sadened that this sincere Somali man will be disillisioned and dissapointed after he discovers the true nature of the religious pretenders: their hunger for power and abuse of our pure religion as a cover. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 28, 2009 Kuwa la baxay Ururka Islaamka do have a bit soft spot for Soomaalinimo still -- they still have a bit of Soomaali nationalism in them. Kuwa kale ma kala jeclo, Soomaaliya iyo waxaasna dantooda siyaasadeed ma'aha. Shisheeye baas ayaa dabada ka wato. Quote Share this post Link to post Share on other sites