Sign in to follow this  
SOO MAAL

Cali Khalif Somalia daqtar xoolo ayey u baahnayd

Recommended Posts

SOO MAAL   

Cali Khalif "Somalia daqtar xoolo ayey u baahnayd" asagoo ka turjumaya waxa dawlada Gedi u shaqaynayso tiisana u duntay

 

Mindhaa Soomaaliya waxay u baahnayd dhaqtar xoolo asagoo ula jeeda waxbarashada Gedi iyo dadka soomaalida baahidooda daawo maanta.

 

Ali waxaa uu qirtay in laga maamul fiicnaaday lagana istaraatiijiyad fiicnaaday sidii Somalia maamul iyo kala danbayn loogu soo rogi lahaa. Asaga iyo Abdilqasim waxay mareen wado qaldan oo lagu siray.

 

Prof. Gedi waxaa uu la yimid nasiib iyo istiraatiijiyad aad u shaqaynaysa oo addunkii oo dhan ka yaabay. Qofna isma dhahayn Somalia ayaa la dejin kataa ayadoo aanan ciidan ajnabi ah la helin iyo Muqdisho ayaa laga maarmi karaa hal ama dawladda waxay degi kartaa meel aan Muqdisho ahayn oo ajnabiugu iman karaa. hadaba taasi waa beenowday.

 

Cali sababaha uu qirtay in dawladiisa u shaqayn weysey tan Gedina u shaqaysay waxaa ka mid ah-

 

Soo dhoweyntii Muqdisho oo uu run moodayiyo dejinta dawladda MuqdishoAsaga oo aan sida Gedi ****** ahayn oo Banadir Gabasho ku joogay

Abdulqasim tolkiisa oo dawladda inaanay dan ugu jirin is tusay oo aanan taageerin sida tolka Cabdilaahi Yusuf dowladda dan ugu arkaan oo u wada taageeraan.

Isku taagidda Amxaaro asagoo qirtay inay u fiicnaan lahayd inaanay amxaaro isku taagin- haddii aanu amxaaro isku taagin Mogadisho warlords laguma soo direen dawladiisana Mog. Warlords ma rideen

Ugu danbayntii Prof. Ali Khalif Galaydh waxaa uu yiri. Prof. Gedi dawladiisa sababta ay u guulaysanayso waxaa weeye dee qaladkeenii ayuu ka faaiideysanayaa la talyeyaal fiicanna waa leeyahay. waa iga nasiib badan yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this