SOO MAAL Posted December 4, 2005 Cali Khalif "Somalia daqtar xoolo ayey u baahnayd" asagoo ka turjumaya waxa dawlada Gedi u shaqaynayso tiisana u duntay Mindhaa Soomaaliya waxay u baahnayd dhaqtar xoolo asagoo ula jeeda waxbarashada Gedi iyo dadka soomaalida baahidooda daawo maanta. Ali waxaa uu qirtay in laga maamul fiicnaaday lagana istaraatiijiyad fiicnaaday sidii Somalia maamul iyo kala danbayn loogu soo rogi lahaa. Asaga iyo Abdilqasim waxay mareen wado qaldan oo lagu siray. Prof. Gedi waxaa uu la yimid nasiib iyo istiraatiijiyad aad u shaqaynaysa oo addunkii oo dhan ka yaabay. Qofna isma dhahayn Somalia ayaa la dejin kataa ayadoo aanan ciidan ajnabi ah la helin iyo Muqdisho ayaa laga maarmi karaa hal ama dawladda waxay degi kartaa meel aan Muqdisho ahayn oo ajnabiugu iman karaa. hadaba taasi waa beenowday. Cali sababaha uu qirtay in dawladiisa u shaqayn weysey tan Gedina u shaqaysay waxaa ka mid ah- Soo dhoweyntii Muqdisho oo uu run moodayiyo dejinta dawladda MuqdishoAsaga oo aan sida Gedi ****** ahayn oo Banadir Gabasho ku joogay Abdulqasim tolkiisa oo dawladda inaanay dan ugu jirin is tusay oo aanan taageerin sida tolka Cabdilaahi Yusuf dowladda dan ugu arkaan oo u wada taageeraan. Isku taagidda Amxaaro asagoo qirtay inay u fiicnaan lahayd inaanay amxaaro isku taagin- haddii aanu amxaaro isku taagin Mogadisho warlords laguma soo direen dawladiisana Mog. Warlords ma rideen Ugu danbayntii Prof. Ali Khalif Galaydh waxaa uu yiri. Prof. Gedi dawladiisa sababta ay u guulaysanayso waxaa weeye dee qaladkeenii ayuu ka faaiideysanayaa la talyeyaal fiicanna waa leeyahay. waa iga nasiib badan yahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites