Sign in to follow this  
xiinfaniin

Aw Tusbaxle was saved by Puntland police

Recommended Posts

This is for A & T

 

Ciidanka amaanka magaalada Gaalkacyo oo toogasho ku dilay nin isku dayey in uu dilo 2 wadaad.

Posted to the Web Dec 11, 20:19

 

Gaalkacyo:Xiriir ay la samaysay caaw Shabakadda wararka Halgan.net wariye ku sugan magaalada Gaalkacyo kana mid ah wariyaasha ka howl-gala Magaalada Gaalkacyo ayaa caawa waxaa uu uga waramay isku day dil oo ka dhacay meel u dhow Masjidka Al-hudaa ee magaal Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

 

2 ka mid ah Culumo,udiinka Suufiyada oo ka soo baxay Xadro kuna sugnaa meel aan ka fogeyn Masjidka Al-hudaa ayaa waxaa weerar hubaysan ku qaaday nin ku hubaysan Bistoolada isagoo rasaas uu ku furay culimadaas uu dhaawac ugu geystay.

 

Ciidanka amaanka ee magaalada Gaalkacyo oo ka dhawaa meesha falku ka dhacay ayaa waxaa ay baacsadeen ninkii hubaysnaa ee weeraray culimo,udiinka iyagoo isku dayey in ay qabtaan.

 

Ninkaan ayaa waxaa uu isku dayey in uu ka baxsado ciidanka isagoo damcay in uu u talaabo Koonfurta magaalada Gaalkacyo ,ninka ayaa waxaa uu rasaas ku riday ciidanka iyo dhalinyaro shacab ah oo cayrsaday iyadoo rasaasta uu ku dhaawacmay mid ka mid ah dhalinyarta , ciidanka amaanka ayaa tacshiirad huwiyey dhagarqabaha rabay in uu dilo culumo,udiinka Suufiyada ah ,ninka ayaa waxaa dhaawaciisa loo soo qaaday Isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo oo markii danbe uu dhaawicii soo gaaray uu u dhintay.

 

Ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay saxaafada tuseen ninka wadaadada dhaawacay oo meyd ah iyo Bistooladii uu weerarka ku geystay.

 

2 Wadaad ee la dhaawacay ayaa waxaa ay ka soo kala jeedaan S/galbeed iyo Gobolka Bay halka ninka dhagarqabaha ah ee wadaadadda weeraray uu isagana ka soo jeedo Gobolka Bay, ilaa hadda ma cada sababaha rasmiga ah ee loo weeraray 2 wadaad , balse magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaaso ayaa maalmihii danbe waxaa ka dhacay dilal ay isku geysanayaan dadka ka soo barakacay Koonfurta Soomaaliya walow aan ilaa hadda la aqoon sababaha ay isku dilayaan.

 

2 wadaad ayaa dhaawacooda waxaa lagu daweynayaa Isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo, 2 wadaad ayaan ka hadal qaraxii ka dhacay magaalada Muqisho gaar ahaan Hotel Shaamow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aw Tusbaxle turned out a big disappointment. Not long ago there was an effort to sponsor the man to Menneapolis. That effort died now with his recent clannish outbrusts on SomaliaOnlnie

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Taasi waa xanuun adi gooni kuu ah iyo dhaawac kuu dheer.

 

All I know is that A&T has attacked Puntland on it's political views but you and your friends are reduced to name calling and sharing private messages, when you couldn't handle the hot debate.

 

no one is blind, we are all here watching you by the time smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^It's not about that.

 

The private message which I am talking about is the one you made on the public. Whether it exists or not is another point. But what you guys have failed is to face and confront Awtusbaxle in more open way.

 

You prefered to hide behind fake news threads, like this one. Not to mention the other immoral one.

 

 

You fooling no body but only your self :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Hus.

 

I did not receive a private message from Aw Tusbaxle. The one posted was entertaining, and I for one appreciate the strategic value the correspondence it signified contained. Problem is who ever sent it, have sent it to the wrong address.

 

Knowing Aw T, he would not shirk claiming it if he was indeed the original sender. If he is NOT the original sender however, Jacfar will have to explain the ploy.

 

The fuss sarrounding it, I dont get it. Adiga waxa ku waalay, I dont kwow.

 

Is tartiibi awoowe, hayye dheh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this