Sophist Posted December 1, 2004 C/laahi Sheekh Ismaaciil: Dibada Shaati Guduud: Beeraha Yalaxoow: Wasiirka Ganacsiga Cabdale Deerow Issaaq: Wasiirka Dastuurka Buuba: Wasiirka Isbaheysiga Goboloda Caato: Wasiirka Arimaha guud iyo guryenta Saalim Yabaroow: Maaliyada Fadal: Wasiirka Warfaafinta Xussen Ali Xuseen: Wasiirka Tacliinta Sare Fawsiyo Maxamed Sheekh: Ali Cabdulaahi Cosoble: Wasiirka Waxbarasha. Bootaan: Wasiirka Hubka dhigista Malooshiyooyinka C/Casiis: Wasiirka Caafimaadka. There are other who made it in the cabinet, the following are Ali Jaamac Jengali Xasan Abshir Omar Yuusuf Ahmed Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 1, 2004 Dr Geedi oo Galabta Ku Dhawaaqay Inta Badan Golaha Xukuumadiisa Saacad ka hor ayaa lagu dhawaaqay golaha wasiirada DFKMG ah ee Soomaaliya. Xafaladii dhawaaqista wasiirada ayaa waxaa kasoo qaybgalay, Madaxweynaha, gudoomiyaha barlamaanka iyo marti sharaf kale.Lix iyo labaatan wasiir oo haatan lagu dhawaaqay ayaa magacyadoodu kala yihiin 1. C/laahi Sh.Ismaaciil Arimaha debeda 2. Cumar Finish Arrimaha diinta 3. Yuusuf Axmed Shidaalka 4. Shaati Gaduud Beeraha 5. Cali Jaamac Boostada 6. C/laahi Deeroow Dastuurka 7. Bare Hiiraale Dib u dhiska 8. C/raxmaan Cali Gaadiidka Cirka 9. Muuse Suudi Ganacsiga 10.Sh. Aadan Madoobe Garsoorka 11. Xuseen Maxamad Hidaha iyo dhaqanka 12. Fowsiyo Maxamad Horumarinta Dumarka 13. Xuseen Faahiye Xanaanada xoolaha 14. Maxamad Bootaan Tababarka dablayda iyo isdhexgelka 15. Ismaciil Buubaa Iskaashiga Gobolada 16. Xassan Abshir Kaluumaysiga 17. Saalax Ibrow Lacagta 18. C/risaaq Xassan Diiriye Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga 19 Ibraahim Xassan Shaqaalaha 20. Cabdi Tarax Warshadaha 21. C/laahi Cosoble Waxbarshada 22. Warsame Cali Dhalinyarada 23. Maxamad Maxamuud Cali Dalxiiska 24. Cusmaan Caato Hawlaha Guud 25. C/casis Sheekh Yuusuf Caafimaadka Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Maaliyada ayaa ka mid ah wasiirada aan weli la magacaabin. Webmaster@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted December 1, 2004 Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Madaxwaynaha Soomaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed Wasiirka koowaad ee Soomaliya Prof Cali Maxamed Geedi Madaxwayne ku Xigeenka wadanka Kenya ahna wasiirka Arimaha dibada Mudi Awori Ambasator Kiblag oo ahaa Wakiilkii wadanka Kenya ee Shirka Soomaalida iyo IPF , Wasiirka waxa u wasiiradiisa ukla qaybiyay Sidan 1-Wasiirka Arimaha Dibada C/laahi Sh Ismaaciil 2-Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta Cumar Maxamuud Cumar Finish ] 3-Wasaarada Batroolka iyo Tamarta Yusuf Axmed Maxamed 4-Wasaarada Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud 5-Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Axmed Jaamac Jingali 6-Wasaarada Dalxiiska iyo Ilaalinta DeegaankaAxmed Maxamed 7-Wasaarada Tastuurka iyo Arimaha Federaalka C/la Deeroow ***** 8-Wasaarada Dhalinyarada iyo Isbooritiga Maxamed Warsame Cali 9-Wasaarada Dib u dhiska iyo Dib udajinta Bare Jaamac Shire 10-Wasaarada Gaashaandhiga Cabdirixmaan Maxamuud 11-Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir 12-Wasaarada Ganacsiga Al Xaaj Muuse Suudi Yalaxow 13-Wasaarada Garsoorka sh Adan Madoobe 14-Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryanta Cusmaan Xasan Cali Cato 15Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh Xuseen 16-Wasiirka Horumarinta iyo Daryeelka Qoska Foowsiyo Maxamed Shiikh 17-Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye 18-Wasaarada Dhaqan Celinta maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan 19-Wasaarada Iskashiga Gobolka Ismaaciil Maxamed Hure Buubaa 20Wasarada Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax 21-Wasaarada Maaliyada Saalim Cali Yabaroow 22-Qorsheenta iyo Iskaashiga Caalamiga C/risaaq Cusmaan Xasan 23-wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahin Adam Xasan 24-Wasaarada Warfaafinta Cali Fiqi 25-Wasaarada Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax 26Wasaarada Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble 27-Wasaarada Caafimaadka C/Casiis Sh Yuusuf Afar wasiir oo ka mida wasiirrada doowlada Federaalka Kumeelgaarka ah ayaa ku jira wada tashi waxaa manta Xilkooda loo dhaariya Wasiiro ka mida Xubnaha kolaha Wasiirada Soomaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted December 1, 2004 1-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil 2-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) 3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed 4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) 5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali) 6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf 7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd 8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow ***** 9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali 10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale) 11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali 12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir 13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow 14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) 15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato) 16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen 17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh 18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye 19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan 20-Wasaaradda Iskaashiga Gobolka Ismaaciil M.Hurre Buubaa 21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax 22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow 23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan 24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan 25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi 26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax 27-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted December 2, 2004 1-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil.....Will make sure that Ethiopia is happy at all times and at any cost 2-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Maxamed Maxamuud (Filish).....Warlord ande Islam,I already see it the Washington Post,move over Islamic extremist usher in the Muslim warlord 3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed....No idea who he is but forget Batroolka keyword here is Tamarta(energy in Somali)Something Somali men have been accused of lacking when it matters most 4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud).....Best fertilizer for a banana farm....Human blood 5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali).....HELLLOOOO,for a silent hello 6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf...Gonnerrehea epidemic 7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd...A tenfold increase in tourist visa applicants after his appointment 8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow Isaaaq.....Warlord with no formal education.Wondering how he will interpret a constitution written by Swahili laywers 9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali.....Is target practice on a Farax a legit sport??? 10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale)....Killer and looter,hablaha Xamar joogaa waa in eey googarada ku dhagaan imika... 11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali...This is the funniest,defense minister in a nation where even the ants are armed with an AK47 12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir....Missing one more portofolio,Badda 13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow....I heard he's weak on Math,started reading ministeries for dummies after his nomination 14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)....An attorney General whose also sheikilla(defined in the Gediid dictionery as a quasi Sheikh with tendency to kill only when needed) 15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato).....Weed anyone 16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen....Culture,thought it become obsolute in the Somali vocab??? 17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh....Feminist feminist Feminsit 18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye...He has the best job,Somalis are now classified as Animals and taming them back to the human race is his responsibity 19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan....MOOORYAAAN boot camp director 20-Wasaaradda Iskaashiga Gobolka Ismaaciil M.Hurre Buubaa....Maybe the only real Dr but but responsible for making sure the neighbours pass salt n sugar when they short 21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax....His appointment send shockwaves through the sea,I have heard of Somali refugees but now I hear our fish are seeking assylum in Yemen 22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow...Job is to decipher the complex world of politics to Muse Sudi 23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan... :eek: 24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan....Does this include the Jaad dealers in London and Minnisota... 25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi...Dr Goebbels reincarnate 26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax...His priority should be a condom factory,we need that after all Somalis are only a burden to this peaceful world 27-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble.....His success will be measured by how many ministers learn to read n write after the 5 year term is up Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 2, 2004 Inta rag Soomaaliyeed ee Diinteena macaan Allah baray kuna dhaqma, baa maanta wasiirka Diinta loo doortay Cumar Maxamed Maxamuud "Filish" What are we thinking???? Runtii waa arin laga naxo una baahan in dib loo fakaro waxa aan ka sugeyno dadkaa isku sheegaya inay dalkii inoo hagaa jindoonaan at the same time siday doonaan ka yeelaayo....Waa arin Caajiib ah isla markaana u baahan Culimada Soomaaliyeed inay arintan si dhab ah oga fiirsadaan ayagoo waliba si qoto dheer ah u eegaya dhibaatooyinka ka imankara arintan...... Wabillaahi Towfiiq:..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 2, 2004 Joke ministers.... I like Gediid's analysis though Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted December 2, 2004 the final list 1-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Cabdullahi Sheikh Ismaciil 2-Wasaaradda Awqaafta / Diinta Cumar Maxamed Maxamud (Finish) 3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed 4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) 5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali) 6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf 7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd 8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow ***** 9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali 10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale) 11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali 12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir 13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow 14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) 15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato) 16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen 17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh 18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye 19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan 20-Wasaaradda Iskaashiga Gobollada Ismaaciil M.Hurre Buubaa 21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax 22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow 23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan 24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan 25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi 26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax 27-Wasaaradda Horumarinta Dooxada Juba Cabduqadir X.Maxamed (Lugadheere) 28-Wasaaradda Amniga Eng. Xuseen Caydiid 29-Wasaaradda Arimaha Guddaha Qanyare Afrax 30-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saxardiid Posted December 2, 2004 Hilarious Gadiid Thanks the energy you spent on research of our new cabinet. For last 14 years they had our country hostage now they are put on the spot lets see what they do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 2, 2004 4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud).....Best fertilizer for a banana farm....Human blood 15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato).....Weed anyone Gediid man looooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
QUANTUM LEAP Posted December 2, 2004 I would like to see their qualifications too. If you may plz Gediid... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 2, 2004 QUANTUM LEAP...lol@Qualifications: I think I can list some: Having a close relationship with Ethiopia or simply being a spy for them. Having blood on the hands Being Ex Somali minister's son Coming from an armed clan knowing how to destroy rather than build Need I say more....? "Haddii nimaan talin jirin uu taliyo, nimaan tegi jirin baa taga" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted December 2, 2004 Qoute "Being Ex Somali minister's son" Is that by an chance reffering to the Minster of Isgaarsiinta iyo Boostada? In addition to that, the old boy is Oxford graduate and had become the ever youngestt first Sectretary of our embasies-- Washington to be precise. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted December 2, 2004 Qunatum. I know atleast around ten who are educated enough to make cabinet minsters in Britain-- of course with the right colour!! Laakiin hade, We need to understand one thing, this is a country that is emerging out of ruins; dadkaan aan ku meel gaarno. Qofkii hada xiniinyo iyo aqoon isbidaya waa inuu wadankii aadaa, and offer thier services to the our state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted December 2, 2004 Originally posted by Sophist: Qofkii hada xiniinyo iyo aqoon isbidaya waa inuu wadankii aadaa, and offer thier services to the our state. [/quote eh...!which state..? The Somalia state or the Ethiopian state..? Quote Share this post Link to post Share on other sites