Liibaan Posted February 15, 2009 DHAHAR ONLINE: Siciid Jaamac Cali Qoorsheel oo Lagu Wado in Loo Magcaabo Wasiirka Arimaha dibada ee Somaliya Jabuuti:- Warar aad loogu Kalsoonyahay ayaa sheegaya in Raisalwasaaraha Somaliya Cumat C/Rashiid Cali Sharmaake, uu durba Bilaabay Kulamada iyo wada Tashiyada Raga u aqalma inay Jagooyin ka qabtaan Xukuumadiisa, raga ugu Cad Cad ayaa la sheegay inuu ka mid Yahay Siciid Jaamac Cali Qoorsheel oo aad looga Yaqaan Somaliya. Warar Hoose oo Maanta Naga soo gaadhay Madaxtooyada ku Meel Gaadhka ah ee Dawlada Somaliya ee Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Raisalwasaaraha Cusub ee Dawlada Somaliya Cumar C/Rashiid Cali Sharmaake, uu dhawaan Magcaabidoono, Xukuumadiisa, kuwaasi oo qaar ka mid ah Magacyada Wasiirada, ay si Hoose ku Heshay Warbaahinta LaasqorayNET ayaa sheegaya in Siyaasiga Reer Sanaag ee Siciid Jaamac Cali Qoorsheel aad loogu Badinayo in loo Magcaabo Wasiirka Arimaha dibada ee Dawlada Somaliya, sida ay sheegayaan Ilo ku dhaw dhaw Xafiiska Raisalwasaaraha Cusub. Warka aanu ka helay Magaalada Jabuuti ayaa sidoo kale sheegaya in Siciid Jaamac Cali Qoorsheel oo ah Siyaasi aad looga Yaqaan Somaliya ay durba is arkeen qaar ka mid ah Madaxda Sare Sare ee Somaliya isla markaana ay u soo Bandhigeen Qorshaha ah inuu Xilkaasi Qabto, Ka dib Markii la Gar waaqsday inuu Xilkaasi Yayah Mid uu u qalmo inuu qabto. Saraakiil ka tirsan Xafiiska Railsawasaaraha Cusub ee Somaliya ayaa sheegay in ay wali socdaan Kulamada iyo kala doorashada Xubnaha ka mid Noqonaya Golaha Wasiirada ee uu dhawaan soo dhisidoono Mudane Cumar C/Rashiid Cali Sharmaake, saraakiisha aya sidoo kale Xaqiijiyay inay Jiraan dad badan oo Hunguri ka Hayo inay Xilal sar sare ka qabtaan Xukuumada Cusub. Siyaasiga Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa waxa uu ku dhashay Sanadkii Markii ahaa 1956- Magaalada Hargaysa ee haatan ah xarunta Maamulka Iskiis isu Magcaabay ee S/land, Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa Xidigyadii Kubada Kolayga ee Somaliya Sanadihii 1971- Wakhtigaasi oo la qiray inuu ahaa Nin aad ugu xeel dheer Arimaha Kobada. Dadka isha ku Hayay Taariikhda Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa noo Xaqiijiyay inuu Kabtan ka ahaan Kooxdii Kubada kolayga ee Qaranka Somaliya Sanadihii 1972-1977- xiligaasi oo uu Dalka Somaliya u soo Hooyay Magaca iyo Maamuus. Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa Maamul Goboleedka Puntland xilal kala duwan ka soo qabtay intii u dhexeexaysa 2004-2007- uu soo qabtay Xilal kala duwan sida Wasaarada Isboortiga iyo Dhalinyarada, isaga oo Markii danbe Noqday Wasiirka Xanaanada Xoolaha Beeraha iyo Deegaanka, in kastoo uu Markii danbe iska Casilay, Waxana lagu tilmaamaa inuu yahay Ninkii ka danbeeyay Abuuritaanka Maxjarka Xoolaha Laga dhoofiyo ee ka dhisan Gudaha Magaalada Bosaaso kaasi oo ay ka shaqeeyaan shaqaale Gaadhayaa 850-Ruux oo isugu jira Ajaanib iyo Somali. Siciid Jaamac Cali Qoorsheel dadka Yaqaan waxay ku sheegeen Nin Degan oo aad u dul qaad Badan waxan uu ku Hadlaa, dhawor Luqadood, isaga oo wax ku soo barta Dalka Canada. Jaamac Feyte. Radio Dhahar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted February 15, 2009 It would be a good pick. Let us wait and see. There are other names being circulated as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 16, 2009 actually that would be a violation of the 4.5 power sharing. As the fourth most senior position, the person who fills it should be a northwesterner. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 16, 2009 Libaax, Indeed It would be an exelllent and wise pick Mr. Siciid is very good man who is honest and wadani He is another canuck[Canadian] from Toronto Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 16, 2009 We shall see. InshaAllah. There are good cabinet posts that can be distributed fairly like the Defense, Interior, Finance, Deputy PM, and Ports and Fishery. If the Foreign goes to the people of Sanaag, Haylaan and western Bari, it's welcoming sign of hope and reconciliation for the TFG. Merit matters and QOORSHEEL deserves it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 16, 2009 If the Foreign goes to the people of Sanaag, Haylaan and western Bari, it's welcoming sign of hope and reconciliation for the TFG Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 16, 2009 JB, Whoever is appointed provided he is qualified and has good public reputation, I will support him or her. My goal is to identify structural pitfalls and the foreign factor and to put forth ideas for a long-term solution to our problems. As long as Shariif calls for peace and reconciliation, not only will he win the hearts and minds of his people but of the International community. He is willing to sit down and talk with key figures of Al-shabab and has promised to implement the Shariah, as the federal Constitution prescribes. Iam sure once they key figures agree to compromise and work with the TFG and Shariif, peace will just be around the corner. No group shall hold the people and country hostage. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted February 16, 2009 If I had a choice I will beyond doubt give it to none else than Siciid ofcourse, a well cultured, educated and above all a 'reer-Xamar' guy - but come on P/land you already have the PM position you can certainly assume to also take a high calibre cabinet position. The butlers are saying there is a good possibility that Siciid could be in Omar's cabinet but not in foreign affairs portofolio. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 16, 2009 Originally posted by Xamar-Gale: If the Foreign goes to the people of Sanaag, Haylaan and western Bari, it's welcoming sign of hope and reconciliation for the TFG. Merit matters and QOORSHEEL deserves it. Whoever is appointed provided he is qualified and has good public reputation, I will support him or her. My goal is to identify structural pitfalls and the foreign factor and to put forth ideas for a long-term solution to our problems. As long as Shariif calls for peace and reconciliation, not only will he win the hearts and minds of his people but of the International community. He is willing to sit down and talk with key figures of Al-shabab and has promised to implement the Shariah, as the federal Constitution prescribes. Iam sure once they key figures agree to compromise and work with the TFG and Shariif, peace will just be around the corner. No group shall hold the people and country hostage. Quite contradictory ... innit ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted February 16, 2009 Is the convention of ciyaalkii madaxda? Sharmaake, Qoorsheel, .......! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted February 16, 2009 A brief bio of this candidate would be good folks. Sophist clear your inbox saxiib Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted February 16, 2009 ^Did that! send me your num. Thierry: War heedhe, arent you satisfied with the name Qoorsheel? This should do it just like our Cumar C/raashiid sharmaak! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted February 16, 2009 ^^ lol is he recruiting all his Canadian buddies, someone was saying the same thing happened in Puntland with the invasion of Australians I say a new form of tribalism, (Londoners get of your backsides we are getting robbed by our commonwealth subjects) Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 16, 2009 Originally posted by Sophist: Is the convention of ciyaalkii madaxda? Sharmaake, Qoorsheel, .......! Lool. if this turns to be true, it would be as you and others like Abtigiis & Tolka's uptake. Quote Share this post Link to post Share on other sites