Jacaylbaro Posted September 19, 2010 Saddexdii Baabuur ee ay lahaayeen Muwaadiniinta Somaliland ee loo adeegsaday inay ka soo qaadaan xeebta u dhaxaysa Lughaya iyo Saylac Maleeshiyadii ONLF ee sida qarsoodiga ah bishan 10-keedii uga soo dagay deegaankaasi ayaa la sheegay inay ku kiraysteen baabuurtaasi midkiiba lacag dhan $40,000 Dollar. Maleeshiyadaa hubaysnayd oo tababar ku soo qaadatay dalka Eriteria, isla markaana ku jihaysnaa inay u gudbaan gudaha dhulka Ethiopia si ay halkaasi uga dagaalamaan. Saddexda gaadhi oo laba ka mid ah noocoodu ahaa Shaamboo Xayraan iyo Tm ayaa Maleeshiyadaas ka soo qaaday Xeebta Somaliland, kuwaas oo gudaha Somaliland dhex maray Masaafo dhan 120KM, iyaga oo galay buuralayda Maarmaar. Gawaadhidan qaaday maleeshiyada hubaysan ee ku jihaysanayd Itoobiya ayaa Qiimaha gaadhiga nooca shaambo xayraanka lagu iibsadaa yahay qiime dhan $18,000, halka maleeshiyada hubaysan ee ka tirsan ONLF ay kaga kirasyteen gaadhigiiba $40,000 Maleeshiyadaas oo la sheegay inay duulaan ku yihiin dalka Ethiopia. Ilo-Wareedyo aad ugu dhaw Deegaankaas ayaa waxa ay Haatuf u xaqiijiyeen, in markii ay Maleeshiyadaasi marayeen Kantaroolka Tuuladda Jidhi in ay Askartii Kantaroolku damceen inay baadhaan baabuurtaasi, balse markii ay u dhaqaaqeen uu masuulkii haysty uu ku yidhi iska daaya waa baabuurtii hore usoo mari jirtay ee Milixda’e. Ninka iska leh baabuurka TM-ka ah ee ka mid ahaa saddexdii gaadhi ee maleeshiyada lagu qaaday ayaa waxa lagu magacaaba Halaya, waxa la sheegay inuu ku sugan yahay tuulada Boon ee ka tirsan gobolka Awdal, kaas oo sida la sheegay hore loogu xidhiidhinayay dambiyo ku saabsan alaabooyin lagu soo qariyay baabuurkiisa wakhtiyo kala duwan. Haatuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 19, 2010 Gawaadhidan qaaday maleeshiyada hubaysan ee ku jihaysanayd Itoobiya ayaa Qiimaha gaadhiga nooca shaambo xayraanka lagu iibsadaa yahay qiime dhan $18,000, halka maleeshiyada hubaysan ee ka tirsan ONLF ay kaga kirasyteen gaadhigiiba $40,000 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 19, 2010 onlfta lacag badan baba kaga gashay operationka, kiro babay ka ahayd ka waran hada laga ibin laha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 19, 2010 It is probably paid by their trainers in Asmara .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 19, 2010 Booyadiiii wax qarxisay ,,, ayaan soo xasuustay ,,,, Originally posted by Ferguson: quote:Originally posted by Qudhac: (Jam)-17,10–Ciidammada ammaanka Somaliland, ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Booyadii wax Qarxisay maanta duhurkii oo si qarsoodi magaaladda Hargeysa u soo gashay kana timi xagaa iyo muqdiso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 19, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: It is probably paid by their trainers in Asmara .... Trainers paying their clients, only JB could say that, odd! Are you saying ONLF waa gaajo oo waxba iskama bixin karaan, it is in fact ONLF who paid that amount for the rent of the cars, and it is them who paid the trainers in Asmara for their training, it is common sense yaaa JB, bal iskaga ogoloow iney lacagtu iyagu la baxeen, without money, ONLF can't do one step, can't travel, can't train, wax un iskaga ogoloow ee iska dhaaf macangagnimada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 19, 2010 Waar lacag way heli karaane laakiin this one was a whole package dee ,, the training, transportation, smuggling costs and was one package paid by Eritrea to support the ONLF. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted September 19, 2010 Inuu JacaylBaro farsameeyay ma mooda hawlgalka dhan... Mar ba meel haloo boodo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 19, 2010 $40K is nothing, shoot I would pay 1M to get 700 men with their weapons to their destination! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 19, 2010 I know u would ,, but sadly you didn't .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 19, 2010 Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Jacaylbaro: It is probably paid by their trainers in Asmara .... Trainers paying their clients, only JB could say that, odd! Are you saying ONLF waa gaajo oo waxba iskama bixin karaan, it is in fact ONLF who paid that amount for the rent of the cars, and it is them who paid the trainers in Asmara for their training, it is common sense yaaa JB, bal iskaga ogoloow iney lacagtu iyagu la baxeen, without money, ONLF can't do one step, can't travel, can't train, wax un iskaga ogoloow ee iska dhaaf macangagnimada In other word, JB wanted to say ONLF Paid $40,000 for each Jerikan... good advertising bid .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 19, 2010 Jerrycan can take one person at a time ,,,, Lord knows how many jerrycans on each of the three trucks ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 19, 2010 It is good bussines ,, wanna start the Jerikan importation now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 19, 2010 .... Naah ,, I've enough money right now Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted September 20, 2010 shoow wuxu adheero seal kuu sheego hore ayaad ka rumeeysta! Weeli maa ku sheegey ino astrounat yahey oo uu dayaxa fuuley biri?? oo u markaana ku soo arkey a big camel! No body knows what happen to that camel. According to some people, the camel was see last in Las qorey!! Quote Share this post Link to post Share on other sites