Sign in to follow this  
Xudeedi

Puntlands Educational Ministry Proposes a New Regulation

Recommended Posts

Xudeedi   

Source: Horseed Media

 

juxaa.jpg&cat=1&pid=1974&cache=false

 

Wasaarada Waxbarashada ee Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa waxaa ay maanta amar soo saartay oo ku sabsan goobaha waxbarashada kala duwan ee lagu furaayo degaanada Puntland.

 

Wareegto u maanta Xafiiskiisa ku taala Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ka soo saaray Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Puntland Dr.Cabdi Faarax Juxa ayaa waxaa u sheegay in aan wax Dugsi Hoose, Dhexe iyo Sare iyo weliba Jaamacad aan laga furi karin dhamaan degaanada Puntland iyadoo aysan ka warqabon Dawlada Puntland iyo wasaarada Waxbarashada.

 

Wuxuuna arintaas u sababeeyey una sheegay in ay wasaaradiisu doonayso in ay ogaato inta meelood oo waxbarasho oo ka furan degaanada Puntland,iyadoo u sheegay in ay Wasaaradu dhowaan si deg deg ah u bilaabi doonto tiro koob rasmi ah oo ay ku samayn doonto goobaha waxbarashada ee ka furan degaanada Puntland.

 

Mr. Juxaa ayaa sheegay in ay arintaas u cuskadeen sidii ay ogaan lahayeen tayada waxbarasho ee laga helo goobahaas waxbarashada iyo in lala socda waxyaabaha ka baxa nooc kasta ha ahaadan.

 

Wasiirku ayaa ugu baaqay in cidii rabta in ay goob waxbarasho ka furato degaano hoos taga Dowlada Puntland ay la soo xirriraan Wasaarada Waxbarashada ka dibna ay wada hadalo qaadan doonaan.

 

Wasiirka Waxbarashada Puntland Mudane Cabdi Faarax Juxaa ayaa ugu baaqay goobaha waxbarashada aan ka diiwangashaneyn Wasaaradiisa gaar ahaan dugsiyada in ay sii deg deg ah isku soo diiwan geliyaan.

 

Ugu dambaynti Wasiirka ayaa sheegay in Wasaarad ay iminka ku guda jirto talaabooyin ay ku doonayso in ay la socoto heerka waxbarasho ay gaarsiisanyihin goobaha waxbarashada ee ka furan degaanada Puntland.

 

Sanadkasta marka la gaaro xiliga waxbarasada ayaad ka maqleysaa idaacadaha gudaha xayeysiisyo iyo ogeysiiyo iskoolo cusub oo laga furaayo deegaanada Puntland, kuwaas oo aan la ogeyn tayada waxbarasho ee ay leeyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

This guy has been excellent news for education sector of the land. He recently revised all curriculums of schools to bring them to the same standard. He scored many scholarships for the region so far and not to mention has got sudan to recognize puntland high school certificates as an entry point to any sudan university.

 

He has been excellent news and this new update is good thing also.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Xudeedi:

Source: Horseed Media

 

Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed

A lot of people forget this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Hatu, no problem there sxb. Puntland is a state among somaliya, you won't find anyone disputing you my friend. Puntland however just wants to make sure that power is not given to 1 man at a central location in hamar, but to be divided among state governments to participate all stakeholders in the political process.

 

Puntland envisions state governments of 1. puntland. 2. adal (sland). 3. benadir. 4. asal(bay n bakool). and 5. jubba.

 

5 state governments under 1 federal parliament in mogadishu that territory will be shared among all respective stakeholders in free, hostile-free, and cooperative environment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this