Emperor Posted January 10, 2008 Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dhisayo hey’ad dowli ah oo ka shaqeysa farista samaha iyo reebista munkarka. Agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Sheekh Cali Sheekh Maxamuud sh Cali dheere ayaa sheegay in dowlada federalka Soomaaliya ay dhawaan hirgelin doonto hey’ad ka sahqeysa farista wanaaga iyo reebista xumaha. Agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Sheekh Cali Sheekh Maxamuud sh Cali dheere ayaa sheegay in dowlada federalka Soomaaliya ay dhawaan hirgelin doonto hey’ad ka sahqeysa farista wanaaga iyo reebista xumaha. “Culumaa’udiin gaaraya 60 oo diinta ku faafiya masaajida dalka qaarkood ayaa isoo gaarsiiyay qoraal ay ku dalbanayaan in ay dowladu sameyso hey’ad dowli ah oo qaabilsan wanaag farista iyo reebista xumaha,waana ka qaadanay”ayuu yiri Agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Sheekh Cali dheere. Sheekha ayaa sheegay in culumaa’udiinkan ay ku jiraan kuwo ku xeel dheer cilmiyada kel ee maadiga ah oo aqoon durugsan u leh ku baraarujinta shacabka ee ka feejignaanta halista cudurada faafa . Dhinaca kale Sheekh Cali dheere ayaa ugu hambalyeeyay umadaha islaamka guud ahaan gaar ahaana shacabka Soomaaliyeed bilashada sanadka cusub ee islaamka 1429-ka,waxaana uu shacbka Soomaaliyeed u rajeeyay in sandkan sanadkiisa ay ku gaaraan horumar ,barwaaqo iyo dowladinimo waarta. Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Mqudisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted January 10, 2008 Implementing secterian divide huh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 10, 2008 ^ I was laughting at it at the beginning but coming to think of it, it is a good move... Amr bil macruuf and wanah... is the main reason why Allah S.W... made us the best of the Ammahs... that said, embracing it and integrating into the government system is not a bad idea... No sectarian divide Sxb, we are all Muslims and Sunni, religion will not be a problem for Somalia Insha'alah, it's the politics and sociatal problem and through this proposal things can only get better... Baraarujin is indeed required, dadka xumaha laga reebo wanaaga lafaro... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Seekknowledge Posted January 10, 2008 No sectarian divide Sxb, we are all Muslims and Sunni, religion will not be a problem for Somalia Insha'alah Divided Sunni. It is already a problem. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 11, 2008 A good move indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 11, 2008 talow, munkarku muxu ahaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites