Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Amnesty for the ex-Bugland Officers

Recommended Posts

hadhwanaag 2007-10-27 (Hadhwanaagnews) Maamulka gobolka Sool ee Somaliland ayaa maanta war uu soo gaadhsiiyey xafiiska shabakada warbaahint ee Afnugaal.com ku leedahay laascaanood ayay ku sheegeen in ay cafis u fidiyeen masuuliyiintii hore ee gobolka Sool u joogtay maamulka Puntland………….

 

 

Warkan oo ka soo baxay xafiiska gobolka ayaa intaasi ku daraya in maamulka J.Somaliland uu cafis u fidiyey xubnihii hore ugu joogay laascaanood maamulka Puntland , ayna imaan karaan laascaanood iyagoo dad caadi ah isla markaana ka tanaasulay xilalka ay sheegaynayaan waa sida uu maamulka gobolka Sool hadalka udhigaye..

 

 

Maamulka gobolka Sool ee J.Somaliland ayaa sidoo kale sheegay inay shaqadooda dib ugu soo laabaan karaan dadkii hore ugu shaqayn jiray maamulkii puntland marka laga reebo masuuliyiinta sar sare ee degmada iyo gobolka , kuwaas oo hada ku sugan xarunta Puntland ee garoowe

 

 

Sidoo kale waxaa ay masuuliyiinta Somaliland ee ku sugan laascaanood intaasi raacsheen in dhowaan ay bilaabi doonaan howlgalo balaadhan oo ay ku nadiifinayaan magaalada , howl galkaas oo aysan cadayn xiliga uu rasmi ahaan ubilaabmi doono., sidoo kale howl galkan ayay Somaliland sheegtay inay la kaashan doonto bulshada laascaanood ..

 

 

Dhinaca kale warkan uu maamulka Gobolka sool soo gaadhsiiyey xafiiska Afnugaal.com ee laascaanood ayaa intaasi ku daraya in dhowaan ay howl gali doonaan maamulada degmooyinka Xuddun iyo taleex ee gobolka Sool , kuwaas oo hada loo diyaariyey kharashaadkii ay ku howl gali lahaayeen . iyadoona dhowaan la filayo inay booqasho ku tagaan degmada xuddun xubno ka mid ah golaha wasiirada Somaliland oo iyagu asal ahaan ka soo jeeda degmadaasi..

 

 

Axmed Cabdi Laahi

 

Afnugaal.com Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laascaanood;HolHol.net 27 Oct 2007

Maamulka gobolka Sool ee Somaliland ayaa maanta war uu soo gaadhsiiyey xafiiska shabakada warbaahint ee Afnugaal.com ku leedahay laascaanood ayay ku sheegeen in ay cafis u fidiyeen masuuliyiintii hore ee gobolka Sool u joogtay maamulka Puntland………….

 

Warkan oo ka soo baxay xafiiska gobolka ayaa intaasi ku daraya in maamulka Somaliland uu cafis u fidiyey xubnihii hore ugu joogay laascaanood maamulka Puntland , ayna imaan karaan laascaanood iyagoo dad caadi ah isla markaana ka tanaasulay xilalka ay sheegaynayaan waa sida uu maamulka gobolka Sool hadalka udhigaye..

 

Maamulka gobolka Sool ee Somaliland ayaa sidoo kale sheegay inay shaqadooda dib ugu soo laabaan karaan dadkii hore ugu shaqayn jiray maamulkii puntland marka laga reebo masuuliyiinta sar sare ee degmada iyo gobolka , kuwaas oo hada ku sugan xarunta Puntland ee garoowe

 

Sidoo kale waxaa ay masuuliyiinta Somaliland ee ku sugan laascaanood intaasi raacsheen in dhowaan ay bilaabi doonaan howlgalo balaadhan oo ay ku nadiifinayaan magaalada , howl galkaas oo aysan cadayn xiliga uu rasmi ahaan ubilaabmi doono., sidoo kale howl galkan ayay Somaliland sheegtay inay la kaashan doonto bulshada laascaanood ..

 

Dhinaca kale warkan uu maamulka Gobolka sool soo gaadhsiiyey xafiiska Afnugaal.com ee laascaanood ayaa intaasi ku daraya in dhowaan ay howl gali doonaan maamulada degmooyinka Xuddun iyo taleex ee gobolka Sool , kuwaas oo hada loo diyaariyey kharashaadkii ay ku howl gali lahaayeen . iyadoona dhowaan la filayo inay booqasho ku tagaan degmada xuddun xubno ka mid ah golaha wasiirada Somaliland oo iyagu asal ahaan ka soo jeeda degmadaasi..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this