Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Made Up Letters or it is True ??

Recommended Posts

Bosaaso:Kooxda All-Shabaab ayaa Waxaa ay Shalay gelinkii Dame Soo bandhigeen Malaayiin Waraaqo ah oo Daacab kuwaasi oo ay ku daabacantahay Hanjbaad ku aadan Xukuumada Puntland oo ay kooxahaasi si buxda u Qireen inay Dagaal kula jiraan,Waraaqaha lugu soo Daadshey Suuqyada Magaalada Bosaso ayaa Cabsi ku aaburay Dad badan oo Rayada iyadoo Ciidanka Balayska Magaalada Bosasona ay Si Adag u Adkeyeen Amaanka magaalada Bosaso igoo Warqadaasihi Baadi goobaya Halka ay kooxahaasi ka soo Faraqee.

 

 

Kooxda all-Shabaab ayaa iygoo oo Sheegaynaya Inay yihiin All-Shabaab Waxaa ay ku soo Qoreen Waraqaas Anaga oo ah All-Shabaab Waxaan aqoonsanahay In Dowlada puntland ay tahay Cadowgayaga oo ay Nugu tilmaanto Inaan nahay Argagixo oo Mareekanka gacanta Noo Geliso,Waxan u Sheegaynaa Inaan Qarax la mida kii hore ee Dadka gaaraya 25Qof ay ku Dhimatay mid la Mid aan 2Cisho gudohood ka Qarixndoono Magaalada Bosaso Gaar ahaan Xarumaha Dowlada Sidaas Waraaqo ay ku Daabacyihiin ayey Suuqa ku soo Yaciyeen.

 

 

Haladan Qoraalka ah ee ay ku dhex Faafiyeen Kooxda Mayalka Adag ee All-Shabaab Waxaa ku Cad Inay Dagaal Hosaad la geliyaan Dowlad Goboleedka Puntland Iyagoo Ogaysiis ku Bixiyey Inay Qaraxyada Bosaso Dhex deeda ka sii Wadaan,Aritan oo ka yaabisay Dadka ku Dhaqan Mandaqada Bosaso ayaa Sas ku Ridey Iyadoo ay ku soo adayso Xili Madax Wayne Cade uu ku suganyahay aqalka Madaxtooyada magaalada Bosaso Welina Ma jirto arintaas Wax hadal ah oo ay ka soo Saartay Xukuumada Puntland,Inkastoo ay Muqdeen ilaa Xalay ilaa Saaka Abaabul Ciidan iyo Hub urursi ay Arintaasi isga Difaacayaso Xukuumada puntland.

 

 

 

 

 

Maxamed Axmed Ciise

 

 

Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this