Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

SOMALILAND: 17 medical doctors graduate Pics

Recommended Posts

SOMALILAND: 17 medical doctors graduate

 

uni-medic-17.jpg

HARGEISA (Somalilandpress) — A graduation ceremony was held in Maansor Hotel on Friday for 17 general medical practitioners who graduated from the University of Hargeisa (UoH).

 

Speaking at the graduation ceremony Dr Bulhan Hussein, the Chancellor of UoH, congratulated the new doctors and their parents.

 

The Chancellor expressed appreciation for the efforts of the students and for their sacrifice and dedications over the years. The group is the second patch to graduate from the University since it’s rehabilitation after the war with neighboring Somalia.

 

Dr Edna Adan Ismael and Prof. Mubraik Ibrahim Aar were among many who addressed the attendees. The two stated the importance of having new doctors in Somaliland – a country where basic health indicators are among the worst in the world.

 

Dr Diriye Ismael Irig, Dean of the Faculty of Medicine at university of Hargeisa cited the 17 graduates consisted of 12 males and 5 females.

 

The faculty was established in 2003 with 75 students with 15 graduating last year.

 

The students have been undertaking intensive courses in obstetrics and gynaecology, paediatics and psychiatry, urology and general surgery, general medicine and palliative medicine for the past six years.

 

A number of students are currently under taking advanced medical training including the first ever Somali trained heart surgery in which they collaborating with Addis Cardiac Hospital, the first hospital for cardiovascular diseases in East Africa.

 

In order to improve the student’s clinical skills, Somaliland universities and medical associations have requested assistance from the international community. So far Somaliland universities have developed partnership with Kings College Hospital (KCH), UK, the Australian Doctors for Africa (ADFA) and a number of other Western institutions.

 

Somaliland hospitals have as well developed ties with leading organizations in the Arab world including the UAE and Kuwait Red Crescent societies.

 

 

Local students: In March 2009 Emeritus Professor David Allbrook, Dr Gary Hastwell and Dr Rod Thelander travelled to Hargeisa - ADFA

A surgical team from the UAE recently donated their time to perform free cataract eye and cochlear implant surgeries through a partnership between Kuwait based Al-Manhal Islamic Societies’ al-Manhal Hospital (ex. Hargeisa City Hospital) in Hargeisa and UAE’s Red Crescent Authority (RCA).

 

On the same week, the al-Manhal hospital became the venue for the first ever laser surgery in the country which was performed by local and Yemeni doctors to treat gallbladder and internal organs diseases in the liver and intestines of ten patients.

 

The new recruits is expected to make a difference in Somaliland’s poor health system.

 

The attendees included Mr Ahmed Nur, Vice-Finance minister, Dr Ahmed Hussein Isse, Abaarso Tech, Eng. Mohamed Hashi Elmi, senior Kulmiye Party member, Mr Adan Mohamed Mire, Vice Chairman of UCID Party, Dr Ahmed Mohamed Gas, Somaliland medical association, Dr Suleiman Abdi Guleid, teachers from Kings College, guests and other dignitaries.

 

Somalilandpress | Saturday | 24 July 2010

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dufcadii labaad oo ka qalinjabiyay kuliyada caafimaadka jaamacada hargaysa:-

20100724053112.jpg

 

Guddoomiyaha Jaamacada Hargeysa Dr. Xuseen Cabdilaahi Bulxan oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa hambalyeeyay dhakhaatiirta cusub

 

Hargayasa(gabileynews)”-Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay 17 dhakhtar oo ka qalin jabiyay qaybta caafimaadka ee jaamacada Hargeysa, ayaa xalay lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

munaasibadan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka jaamacada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay dad wayne aad u tiro badan oo kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada sida aqoonyahan, dhakhaatiir, siyaasiyiin, arday iyo dadwayne kale oo tiro badan, 17-ka arday oo mudada todobada sanadood ah culuumta caafimaadka ka baranayay kuliyadda caafimaadka ee jaamacada Hargey ayaa isugu jiray iyaga oo noqonaya dufcadii labaad ee ka qlin jabisa kuliyada caafimaadka ee jaamacada hargaysa tan iyo muddadii ay jirtay jaamacadasi.

4823814007_ea8882257b.jpg

 

 

Munaasibadii qalin-jabinta loo sameeyey 17-kan arday ayaa waxa ka soo qeybgalay, dad wayne aad u tiro badan oo ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr. Xuseen Bulxan, Guddoomiyaha Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Hargeysa, Dr. Diiriye Ismaaciil [irig], Macalimiinta Jaamacada Hargeysa, Wasiirkii hore Arrimaha Dibada Somaliland Edna Aadan Ismaaciil, Dr. Axmed Xuseen Ciise, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Wasiir kuxigeenka Maaliyada Axmed Nuur, Guddoomiye Kuxigeenka Xisbiga UCID Aadan Maxamed Mirre [Waqaf], Xoghayaha arrimaha Gudaha iyo xidhiidhka Gobolada ee Xisbiga UCID Maxamed Ibraahim Aadan [Qabo], Guddoomiyaha Ururka dhakhaatiirta Dr Axmed Maxamed Gaas, dhakhaatiir badan oo uu ugu horeeyo Dr.Saleebaan Cabdi Guuleed, Qorayaal, aqoonyahan, culimaa’udiin, macalimiin ka socotay jaamacada Kings College ee dalka ingiriiska oo xidhiidh dhinaca wax barashada ah la leh jaamacada hargaysa, iyo waalidiinta ardayda qalin jabinayasay iyo marti sharaf kale.

 

 

tDetails.php?source=news&ID=13039&permis

 

 

Guddoomiyaha Jaamacada Hargeysa Dr. Xuseen Cabdilaahi Bulxan oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa hambalyeeyay dhakhaatiirta cusub ee ka qalin jabisay jaamacada Hargeysa, kuwaas oo uu tilmaamay inay u soo dhabar adaygeen 7 sabadood oo ay ku jireen halganka barashada caafimaadka, isaga oo tilmaamay inay wax wayn ka tari doonaan baahiyaha dhakhaatiir la’aaneed ee dalka ka jirta “Caawa qalin-jabintaa aynu joogno waxay farxad u tahay waalidiintii iyo macalimiintii ku soo tabacday ardayda ee mudada dheer ku soo tabcayay gabigayo faxrad ayay noo tahay” ayuu yidhi, waxaanu ku sheegay in dhakhaatiirta cusub ee kuliyadda caafimaadka ka baxay looga baahan yahay inay dadaal u galaan sidii ay dadkooda wax ugu qaban lahaayeen.

 

 

Guddoomiye ku xigeenka jaamacada Hargeysa Prof. Mubaarik Ibraahim Aar oo isaguna hadal ka soo jeediyay xaflada qalin jabinta ayaa aad ugu dheeraaday muhiimada ay leedahay barashada caafimaadka iyo waxyaabaha looga baahan qofka baranaya, waxaanu sheegay in ardayda doonaysa inay qaataan kuliyadda caafimaadka ay ka dhisnaadaan dhinacyada culuumta sayniska si ay ugu fududaato barashada culuumta caafimaadka ee ay barashadeeda u badheedhayaan ama ay doonayaan inay ka jibo keenaan. Prof Mubaarik Ibraahim Aar, waxa uu kula dardaarmay dhakhaatiirta cusub ee qalin jabisay inailaaliyaan oo ay ku dhaqmaan akhlaaqiyaadka iyo qiyamka ay leedahay dhakhtarnimadu, isaga oo tilmaamay in dhakhaatiirtan looga baahan yahay inay kalian mugle ka qaataan tayaynta iyo kor u qaadida caafimaadka.

 

 

Waxa kale oo isna munaasibadani ka hadlay Guddoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Dr. Axmed Maxamed Gaas oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu yidhi “Waxaan u mahad-celinayaa hay’ada WHO iyo Kings Collage iyo ardeydii wada dheer u soo martay guushan ay caawa haystaan, dar-daaranka aan ardayda [Dhakhaatiirta Cusub] maanta u jeedinayaa waa hawshii maanta ayey idiin bilaabantay, waxaan idin leeyahay bukaanka la saaxiiba, oo wax ku barta waxna ka barta”. Ayuuu yidhi rd gaas, waxana uu u mahad-celiyey dhamaan dhakhaatiirta ka soo qeybagalay Munaasibada, 17-kii dhakhtar ee ka qalin-jabiyey kuliyada Caafimaadka iyo dhamaan dadkii ka soo qeybgalay Xaflada.

 

 

Waxa iyaguna munaasibada qalin-jabinta ka hadlay Marwo Edna Aaden Ismaaciil, xildhibaan Muxumed Aw Axmed iyo Dr Axmed Maxamed Gaas, dhammaantoodna waxay ku nuux-nuuxsadeen baahida loo qabay dhakhaatiirtan cusub ee soo qalin jabisay, iyagga oo dhanka kalen ku hambalyeeyay dhakhaatiirta ka baxday kuliyadda caafimaadka jaamacada Hargeysa dadaalka ay u soo galeen dhamaystirashada culuumta caafimaadka ee ay dhamaystirteen. Iyada oo geb-gebadii xafladanina abaalmarino lagu guddoonsiyay dhakhaatiirta ka hawl-gala kuliyadda caafimaadka jaamacada Hargeysa iyo ardayda qalin jabisay.

 

 

khadar Cabdi Muuse

Gabiley News Reporter

Hargeisa/somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this