Sign in to follow this  
Emperor

US + Egypt urge conclusive talks between the TFG and other opposition groups

Recommended Posts

Emperor   

Dowladdaha Maraykanka iyo Masar oo ku baaqay inay DFKMGS iyo Kooxaha Mucaaradka yeeshaan Wada-xaajood dhamaystiran

 

Mogadishu ,Isniin,December 17, 2007 SMC

Dowladaha Maraykanka iyo Masar, ayaa mabda’ ahaan isku waafaqay in la dhamaystiro Geeddi-socodka Dib-u-heshiisiinta Qaranka iyo in DFKMGS iyo Kooxaha mucaaradka yeeshaan Wada-xaajood buuxa oo ay Beesha Caalamka iyo Urur-gobaleedyadda dhexdhexaadinyaan.

 

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha Qaaradda Afrika, Jendayi Frazier, waxay kulan Khaas ah la qaadatay dhigeeda dalka Masar. Ambassador Shaamil Naasir, kaasi oo haatan socdaal raasmi ah ku jooga Caasimadda dalka Maraykanka ee Washington.

 

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar, Xisaam Zaki, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay Labada Mas’uul kulankooda ku lafa-gureen Xiriirka labadooda dal, Arrimaha dalalka Somalia, Ethiopia, Eriteria, Sudan iyo Qorshaha Maraykanka ee uu ku aasaayo Taliska Ciiddamadda ka jooga Qaaradda Afrika “AFRICOM”.

 

Afhayeenka, waxa uu sheegay inay Jendayi Frazier iyo Shaamil Naasir si gooni ah uga wada xaajoodeen Xaalladihii ugu dambeeyey ee dalka Somalia iyo dagaalladda sababay barakaca ee weli ka ololayo magaalladda Muqdishu.

 

Labada Mas’uul, waxay isku waafaqeen inay muhiim tahay in la dhamaystiro Hawlaha Dib-u-heshiisiinta Qaranka Somalia ee aasaaskooda ka bilowday Shirweynihii Dib-u-heshiisiinta Beelaha Somalia ee bishii Okt. ee sannadkan lagu soo gebagebeeyey magaalladda Muqdishu.

 

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Masar, Shamiil Naasir iyo dhigiisa dalka Maraykanka, Jendayi Frazier, waxay sheegeen inay muhiin u tahay in loo hawlgalo sidii ay Wada-xaajood buuxa u yeelan lahaayeen DFKMGS iyo dhammaan Kooxaha Mucaaradka,iyo inay Beesha Caalamka iyo Urur-gobaleedyadda gacan ka geystaan dhexdhexaadinta DFKMGS iyo Kooxaha Mucaaradka ku ah

 

Diplomaasiyiinta, ayaa rumeysan inay Dowladaha Maraykanka iyo Masar isku aragti ku noqdeen Xal-u-helista Arrimaha dalka Somalia, wuxuuna Kulanka Jendayi Frazier iyo Shamiil Naasir ku soo beegmay iyadoo uu Ra’isul-wasaaraha DFKMGS, Dr. Nuur Cadde sheegay inuu soo dhisayo Dowlad ay ku mideysan yihiin Muxaafidka iyo Kooxaha Mucaaradka.

 

Danjiraha Dowladda Maraykanka uga wakiilka ah dalka Kenya, Michael Rannberger, ayaa dhawaan sheegay inay Madaxweynaha DFKMGS iyo Ra’isul-wasaare Nuur Cadde isku aragti ka yihiin in lala xaajoodo Kooxaha Mucaaradka ee aan wax shaqo ku lahayn dagaalladda iyo Xag-jirnimadda.

 

 

Somaliweyn Media Center."SMS"

Mogadishu, somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Of course they are Dowladiids and include other elements with wild agendas...

 

However, one should not rule out the posibility of talks or any political negotiations purely because of that... I believe in the sense of logic, talks never hurt any1 but may heal and help cure wounds...

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Emperor,

 

Talks?? ahaha that is laughable. There once was a chance, now the removal of this rubbish in the name of government is in sight. It's a body of criminals, who have commited crimes against humanity not last 17 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Emperor:

^Of course they are Dowladiids and include other elements with wild agendas...

 

However, one should not rule out the posibility of talks or any political negotiations purely because of that... I believe in the sense of logic, talks never hurt any1 but may heal and help cure wounds...

But how can you engage in dialogue with'dowladiids' and elements of terrorist organisation?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Dialogue my dear, dialogue, even if it is with the devil himself, no one's gota lose anything in dialogue...

 

Red sea this matter has nothing to do with SL, I wonder what's got to your attentions... let me know the part that appeals to you the most... chance lost kulahaa, Saxb like they say it's never too late to learn, it's never too late for peaceful resolution, in other words there is always a chance for dialogue, laakiin adiga all you wish for is more war and destruction of the South... noted down...

 

Nways guyz Happy Eid to all of ya Insha'alaah...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Emperor:

^Dialogue my dear, dialogue, even if it is with the devil himself, no one's gota lose anything in dialogue...

You are making a fundemental error sxb, I thought it was paramount tenet not to deal with terrorist organisations or those it supports.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^It is you that's making the mistake Sxb, the TFG have always called for talks, welcomed any kind of political settlement, the door had always been open on the TFG side... While the opposition groups had set conditions for any talks and rashed to war into Baidoa, used violence... I hope they learn from their past mistakes and accept this golden opportunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this