General Duke Posted March 4, 2010 PL oo ka jawaabtey hadalkii Wasiirka Batroolka DFKMG 4 Mar 4, 2010 - 6:42:59 AM Warsaxafadeedkaan 4 March,2010 ayaa lagu sheegey in aad uga xun tahay hadal maalintii shaley kasoo yeerey Wasiirka Batrolka Dowladda Federaalka. Hadlkaan dowladda Puntland soo saartey oo ahaa mid aad u kooban ayaa lagu yiri " Waxaa aad uga xunhahay in Wasiirka Batroolka [goonjeex] sii daayo warbixin noocaan oo kale ah isaga oo aan ka arimin xarunta dowladiisa islamarkaasna aan tagi karin gobolka uu kasoo galey dowladda uu xilka u hayo." Wasiirka Batroolka Dowladda Federaalka ahna ku-xigeenka Ra'isal Wasaaraha Somalia ayaa warsaxafdeed in shirkadaha shisheeye ee ka sameynaya horumarinta maamulada ka jira Somalia aysan toos heshiis ula gali karin balse soo maraan xukuumadooda. Dowladda Puntland oo laheyd maamul muddo 11 sano ah jirey ayaa heshiisyo la gashey shirkado iyo dalal ku sameeya maamlgalin hurumarineed. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 4, 2010 Dawladda Puntland Dawladda federaalka ma laba dawladood oo Paralleh ah baa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 4, 2010 Yes adeer, a Federal government and a State government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 4, 2010 Originally posted by Maaddeey: Dawladda Puntland Dawladda federaalka ma laba dawladood oo Paralleh ah baa? lol...Dowladda Beesha iyo midda dalka waaye... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 4, 2010 Originally posted by Abwaan: quote:Originally posted by Maaddeey: Dawladda Puntland Dawladda federaalka ma laba dawladood oo Paralleh ah baa? lol...Dowladda Beesha iyo midda dalka waaye... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 5, 2010 Originally posted by Abwaan: quote:Originally posted by Maaddeey: Dawladda Puntland Dawladda federaalka ma laba dawladood oo Paralleh ah baa? lol...Dowladda Beesha iyo midda dalka waaye... wuu qasmay kan yar markuu af somaliga bartayba reerka baa dowlad ah baa lagu ababiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 5, 2010 Originally posted by Abwaan: quote:Originally posted by Maaddeey: Dawladda Puntland Dawladda federaalka ma laba dawladood oo Paralleh ah baa? lol...Dowladda Beesha iyo midda dalka waaye... :Dspot on Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted March 5, 2010 Why some people still are opposed to federal system when it is the only solution for Somalia at this time in our history. If you are Shabaab supporter, I can understand because the wadaads are after theocracy system but what is the reasoning for others? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 5, 2010 ^PA, sida wax loo qoray ma kula qaldana miyaa? 'Dawlad Goboleed' hadduu iska dhihi lahaa yaa ka hadli lahaa? isaga oo aan ka arimin xarunta dowladiisa islamarkaasna aan tagi karin gobolka... ^waxaad mooddaa ineysanba iyagu Dawlad-nimoba u aqoonsaneyn! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted March 5, 2010 Maaddeey haddii ladheho dawladda Puntland (meaning Puntland govt what is your beef? The state claims to be state govt not an independant entity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 5, 2010 ^Sida ay isugu dhererinayaan Dawladda Federaalka ayaan la yaabay uun, is deji sxb waxaad difaacdo meesha ma yaallaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 5, 2010 ^Adiga, you don't even recognize the Sharif government or Somali government as Somali institution. What difference does it make to you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 5, 2010 ^Seen wax kuu fahamsiiyaa hee Che-yoow? , horta Xamar, xaafaddee uga dhalatay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 5, 2010 CHE, do u? I thought u were a shabab supporter? Did u change? P.s. People, please let us know when u change ur political stances haddii kale waan idinku wareereynaa Quote Share this post Link to post Share on other sites