Sign in to follow this  
QabiilDiid

Dayniile.com is shifting to the world of realities; will Hornafrik follow?

Recommended Posts

Dadka Muqdisho oo soo dhaweyey godoominta la sheegay in la godoominya magaaladasi

Muqdisho

Dadka Muqdisho oo ah dad ka soo daalay qilaafyo aan xal laheyn ayaa soo dhaweyey in wadanka laga qabta nimanka Isbaarada u dhigtay aan dooneyn in uu soo noqda kala danbeentii kuna naxay isbaarada iyo dhiiga dadka kuwas oo la doonaya in wadanka laga qabta si kasta oo lagu qaban karo.

 

 

Nidaam la´´aanta iyo foodada ka jirta Konfurta Soomaliya ayaa ah mid ay ka war wareygeysa DFKMG taasoo loo jeeda dadka konfurta ku nool in aysan diyaar u aheyn dowlad ay iska rabaan oo kaliya in ay iska socota foodada iyo kala danbeen la´´aanata ay ku naxayaan inta yar ee dowlad diidka ah, kuwaasoo dadka ku laxaawsado in wadanka cadow qabsanaya marka waxaa isweydiin mudan wax ay isdhamaan kuwa cadawga ah iyo ayaga nidaam diidka ah .

 

Intabadan dadka Muqdisho oo qabo in uu ku saxsanyahay Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ka war wareegida Magaalada Muqdisho sababtoo ah waxuu cashir ka qaatay kuwii ka horeeyey meeshii ay mareen , marka kuwa leh marnbno nidaam , marabno , cadaalad socon meyso waa in nagala qabtaa ayeey yirahdeen inta badan dadka ku nool magalada Muqdisho oo ah kuwa si aad ugu ooman nidaamka iyo kala danbeenta

 

Dadka Muqdisho ayaa soo dhaweeyey si alo sidii uu ku qaban karo magaalada Muqdisho madaxweyne Cabdulaahi yuusuf in uu sameeye haba u adegsadee ciidamo shisheyey sababtoo ah hadii ay dowladan socoweydo in magaca Soomaliyeed uu dhumi doona

 

si kasataba ah ahaatee Dadka Muqdisho ku nool Axmaaro diid mahinee ee waa nidaamo diid

 

 

 

 

 

Ku noqo beejka

 

 

webmaster@dayniile.com

 

http://www.dayniile.com/Marso/11Marso3.htm

 

smile.gifsmile.gifsmile.gifsmile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this