ANWAR Posted June 4, 2007 Mashaariic dhowr ah oo ey ka mid yihiin dayactirka xarumaha dowladda iyo guud ahaan ilaha bilicda caasimadda, mashaariicdan ayaa waxaa maal galinaya qeyb ka mid ah hey`ada UNDP ee qaramada Midoobay. Mashruucyadan ayaa waxaa safar uu dhawaan kaga soo noqday dalka Kenya wasiirka howlaha guud mudane Cabdalla Bos Axmed kala soo hadlay hey`aado caalami ah sida UNDP iyo shirkado kale ee dhismayaal kuwaaso lagu wareejin doono mashaariicdan tirada badan. Mudane Cabdalla ayaa soo hordhigay golaha wasiirada ku dhawaad dhowr iyo toban mashaariic kuwaasoo gidigood ey wada yihiin mashaariic dib u dhiska dalka. http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka837 the FUTURE Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted June 4, 2007 Unless Zenawi takes his troops out of Somalia, no development projects are going to work. The suicide bombers and their vehicles stuffed with explosives are going to rule the streets.So, lower your enthusiasm and the hype. Quote Share this post Link to post Share on other sites