Sign in to follow this  
ANWAR

Dayactir Lagu Sameynayo Xarumaha Dowladda

Recommended Posts

ANWAR   

Mashaariic dhowr ah oo ey ka mid yihiin dayactirka xarumaha dowladda iyo guud ahaan ilaha bilicda caasimadda, mashaariicdan ayaa waxaa maal galinaya qeyb ka mid ah hey`ada UNDP ee qaramada Midoobay.

 

Mashruucyadan ayaa waxaa safar uu dhawaan kaga soo noqday dalka Kenya wasiirka howlaha guud mudane Cabdalla Bos Axmed kala soo hadlay hey`aado caalami ah sida UNDP iyo shirkado kale ee dhismayaal kuwaaso lagu wareejin doono mashaariicdan tirada badan.

 

Mudane Cabdalla ayaa soo hordhigay golaha wasiirada ku dhawaad dhowr iyo toban mashaariic kuwaasoo gidigood ey wada yihiin mashaariic dib u dhiska dalka.

 

http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka837 :D:D

 

the FUTURE

Mogadishu%20view2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Unless Zenawi takes his troops out of Somalia, no development projects are going to work. The suicide bombers and their vehicles stuffed with explosives are going to rule the streets.So, lower your enthusiasm and the hype.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this