Sign in to follow this  
Allamagan

Sh. Sharif of UICs exposed!

Recommended Posts

Sh. Shariif mar aljazeera waraysi ka qaaday ayuu ku tilmaamay waxa rabshada ka wada Kismayo waa haraadigii Siyaad Barre. Haddaba su'aashu waxay tahay maxaa Shariifka ku qasbay inuu sidaa u dhigo hadalkiisa? Haddise (kabasooqaad)ay ahayd qalad ama misquote laga sameeyey, muxuu u hadli waayey oo u sixi waayey qaladkaasi laga suubiyey. Taasi waxaan u qaadanay waa runoo wuu yiri, sidoo kale waxaan u qaadaneynaa sheekadii Cali Mahdi asagoo Xuseen Kulmiye Afrax dhinac fadhiyo yiri "waxaan raadinaynyaa haraagii Siyaad Barre"Blukah! Sh. Shariifoow lagu ogaa!

 

Below is the translation of what he said!

 

Aljazeera: Ka waran Kismaayo, halkaas oo Maxkamaduhu ay kala kulmeen mushkilad kadib markii ay u sameeyeen maamul cusub magaalada.......

 

Sh. Shariif: "Dhismaha maamul ee cusub ee Kismayo wuxuu kulmiyey qabaa'ilka ku sugan halkaas, Kuwaas mudaharaadayana waa haraagii xukunkii hore (Xukunkii Siyaad Barre) Waxaan siinaynaa fursad, maaxaa yeelay ma awoodaan in ay wax sameeyaan."

 

Original arabic

 

Aljazeera:

المحاكم مشاكل خصوصا بعد تعيينها إدارة جديدة للمدينة، وهنالك حديث عن خلÙية قبلية للتحركات وخلÙية اقتصادية بعد حظر الاتجار بعدد من المواد؟

 

Sh. Shariif:

التشكيلة الجديدة ÙÙŠ كيسمايو استوعبت جميع الشرائح والقبائل الموجودة ÙÙŠ المنطقة. وهؤلاء (المحتجون) عبارة عن بقايا النظام الأول (حكم سياد بري) نحن سنمنحهم Ùرصة لأنهم لن يتمكنوا من Ùعل شيء.

 

Source: Aljazeera

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Lool, your a way out if you think he meant Siyad Bares regime when he said "haraagii xukunkii hore". You dont have to be smart to know who this "xukunkii hore" was, dont go 15years back one month is enough and you will get your answer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^I'm sure he still means the same clan, no?

 

Instead of sticking to the storyline of "oh they are nationalists mad at the burning of the flag, or jaad-wadayaal women at the loss of their business", he goes and blatently generalizes a clan.

 

 

Rageedi ii dheh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheekha ma waxaan u malaynayney mise wuxuu noqday, yaah midba, ..waxan u malaynayey nin daacada oo ka nadiifa qabiil runtiina respect aayaan u hayey waligeey illaa uu hadalkan ka soo yeeray wuxuuse hadda xaggeyga ka noqday siddii adeerkiisi hore Cali Naafato camal ey talada ugu halowday.

 

War Shariifow lagu ogaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this