Jacaylbaro Posted May 13, 2008 Ciidamada Ethiopia ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa maanta magaalada Beledweyne ka kaxeystay 21 wadaado Tabliiq ah, oo ku sugnaa halkaasi. Ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay in culimadaasi Tabliiqa ah ay u kaxaysteen xaruun ciidan oo ay ku leeyihiin dulleedka magaalada Beledweyne. Lama oga sababta ay ciidamadu u kaxeysteen wadaadada, waxaana ciidamada Ethiopian ay kaxeysteen raggaasi, mar ay hawlgal baaris ah ay ka sameynayeen gudaha magaalada. BBC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gar-haye Posted May 13, 2008 ^they are the weekest link. they should add one more point to there six points, run when you see the ethiopians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted May 13, 2008 ^^^ sxb SIX POINTS is the waYs SAXAABA used to behave abti---mida kale Tabliiq laciif maaha waa dadka jidka saxda ku taagan--muslinkana ma dhahaan Gaal ayaa tahay!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gar-haye Posted May 13, 2008 ^^^adeer isdaji. no one is disputing if the tabliiq are on the right path or not. they are unarmed organization in a country awash with guns. they are the weekest link not because of there aqiidah or conduct but because they simply don't have anything to defend themselves with as an organization. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted May 13, 2008 Well some thought that the war was against X clan against X religous group. And they thought they could practice their religon " safely". Mantana wiil yar oo Abysnian ah ba gurigooda ka kaxaysanaya! Quote Share this post Link to post Share on other sites