Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

Freedom of speech denied;what else left?

Recommended Posts

Somalia: Transitional Government Closes Baidoa-Based Radio By Force

 

Reporters Without Borders has firmly condemned the forcible closure of privately-owned Radio Warsan in the western city of Baidoa. Police working for the federal transition government, which has its headquarters in Baidoa, have been occupying the radio station since the afternoon of 14 December 2006.

 

"You cannot claim to represent the democratic camp and at the same time behave like one of the continent's most despotic regimes," the press freedom organisation said. "Radio Warsan, which portrays itself as a radio station for the ordinary people, has been targeted by the federal transition government too often. How can the government expect to be supported by the people if it muzzles them like this? It is time President Abdulahi Yusuf understood that repression and sabre-rattling are counterproductive and dangerous."

 

The deputy director of police burst into Radio Warsan's studios at about 5 p.m. (local time) on 14 December and ordered its closure. When station manager Abdifatah Mohammed Ibrahim asked to see a warrant, the police officer returned with a dozen armed policemen and closed the studios by force.

 

"Five policemen are inside the radio station right now and are closely watching all the staff's movements," Ibrahim was quoted as saying by the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), which is Reporters Without Borders' local partner organisation.

 

An independent commercial station formerly known as Democratic Media Concern (DMC), Radio Warsan received threats after broadcasting programmes and news reports that displeased the government, including reports that the government wanted to evict residents living next to the presidential palace for security reasons, the NUSOJ said. The station had planned a talk show to raise donations for the displaced.

 

Radio Warsan was previously closed down by force on 8 September, when seven of its journalists were briefly detained. It was allowed to resume broadcasting eight days later. Two other journalists were arrested on 24 October and held for several days

 

© 2006 BBC Monitoring Media. Provided by ProQuest Information and Learning. All rights Reserved.

 

 

Source: BBC Monitoring Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oromia   

A/Y is being a quick learning Meles Zenawi slave. How bad if we are gonna have two Meles Zenawis in the Horn as if the Tigree Shaitan is not enough.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Oromia:

A/Y is being a quick learning Meles Zenawi slave. How bad if we are gonna have two Meles Zenawis in the Horn as if the Tigree Shaitan is not enough.

Oh yeah..? And how do you explain this?

 

Cumar Faaruuq oo sheegta hogaanka Saxafiyiinta Qaranka oo Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ah ay Xabsiga dhigeen

 

Omar_Faruk.jpg

 

Cumar Faaruuq Cismaan oo ku caan baxay sheegashada ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed isla markaana kalsooni iyo taageero ka heysan Saxaafada Madaxa Banaan ayaa maanta Xabsiga loo taxaabay isaga iyo Xubno la socday ka dib markii laga soo qabtay Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho xili uu doonayey in uu dibada u dhoofo.

 

Dad goob joogayaal ah ayaa inoo Xaqiijiyey in markii la qabanayey ayey la socdeen Xubno ururka uu sheegto ka socday, waxaana la tilmaamayaa in caadiyan sida lagu yaqaano ruuxa marka uu maxbuus noqdo timaha laga xiiro iyada oo ka dibna ay la baxeen ciidamada Maxaakiimta , waxaana la sheegay in mid ka mid ah Xabsiyada Muqdisho lagu xeray.

 

Qaar ka mid ah Rag tiro yar oo la shaqeeya ayaa la arkayey iyaga oo Xafiisyada Maxaakiimta gaafwareegaya kuwaas oo waday isku dayo ay ku doonayaan in ay ku soo furtaan ninkaasi hase yeeshee warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya xaajadu in ay aad u culus tahay isla markaana lagu heysto Kiisas dhowr ah.

 

Inkastoo Maxaakiimtu aysan cadeyn waxyaabaha lagu hayo ayaa hadana Warar hoose oo aanu helnay ayaa tilmaamaya in ooo heysto Warar been abuur oo uu ka faafiyey Maxaakiimta islaamiga ah, taas oo la xiriirtay in ciidamada Maxaakiimta ay weerar ku soo qaadeen Xafiis ay leeyihiin isla markaana handadaad iyo caga jugleyn ay kala kulmeen, inkastoo Xubno la shaqeynayey ay arintaasi ku tilmaameen.

 

Sababaha ku xambaaray in uu arinkaasi uu caalamka ku faafiyo ayaa waxaa la sheegay in ay la xiriirtay sidii uu dhaqaalo uu ugu heli lahaa xadgudub aanan jirin, waxaana taasi la mid ah Been abuurkii uu ka sameeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr, C/qaasim Salaad Xasan, waxaana taasi ay keentay in uu magangalyo ku raadsado.

 

Cumar Faaruuq ayaa iyo ururkiisa Saxaafadeed ayaa xiligan ku kala qeybsan siyaasada dalka ka jirtay taasina waxa ay dhalisay in ay kala tagaan oo uu burbur iyo fashil ku yimaado ururkaasi, waxaana taasi ay dhalisay in ay is qabqabsi iyo is eedeyn ay isu dhiibaan haatana urukaasi waxa uu u kala qeybsan yahay laba garab.

 

Magaca Saxaafada Soomaaliya ayaa lagu soo qaataa Dhaqaalo aad u fara badan, mana jirto cid illaa iyo iminka oo Saxaafad la yaqaano ah oo wax loogu qabtay, marka laga reebo raga is afgartay oo heybtooda ka naas nuujiyo xoolihii Saxaafada Soomaaliyeed.

 

Hadii ay cadaato Qodobada aan soo sheegnay ee Maxaakiimta uu ka faafiyey ayaa waxaa la wada dhowrayaa talaabada laga qaato, waxaana dadka qaar ay fajiciso ku noqotay ninkan u nool in uu been ka ganacsado isla markaana uu ka been abuurto Mas’uuliyiinta iyo shaqsiyaadka, iyada oo horay dacwooyin badan oo Saxaafadeed ay u yaaleen.

 

Maanta oo aan soo maray gobo badan oo ka mid ah Xarumaha ay isugu yimaadaan Warfidiyeenka ayaaney jirin wax dareen ah oo ay qabeen, waxaa qofkii aad weydiiso uuku jawaabayey qosol iyo waa mudan yahay iyo erayo kale, waxaana la yaab igu noqotay ninka sidaa ay u necbeysteen Saxaafadii soomaaliyeed sida uu uga gadmayo Caalamka, iyada oo la og yahay in ururada Saxaafadeed ee Caalamka qaarkood ay si indho la’aan ah aqoonsi u siiyeen.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this