Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Dayniile On Somaliland

Recommended Posts

Maamulka Soomaaliland aaya qarka u saaran in bilooyinka Soo socda la aqoonsado kadib markii Rasul wasaaraha dalka England uu maanta si qali furan ugu soo dhaweyay Baarlamaanka English ka taasoo muujinaysa wada shaqayn ka wada dhaxaysa labada Maamul ee kala ah Soomaaliland iyo Dowladda English ka iyo in uu aqoonsi u soo dag dago maadaama oo sii wanaagsan loo soo dhaweeyay lana yeeshay shir albaabada u xian yahay

 

 

Labada Masuul ee kala Hogaamiya Dowladda England iyo Madaxwaynaha Somaaliland Ayaa ka wada hadlay sida loo aqooon san lahaa Dowladda Soomaaliland maadaama ay ka shaqeesay nabadda ay soo celisayne nidaamkii dowliga ahaa

Wafdiga Madaxwaynaha Daair Riyaale kaahin ayaa booqan doona maalmaha soo socda Cariga Dalka

 

Maeekanka taasoo U muuqata in aqoonsi lala goob goobayo Maamulka Soomaaliland

Saxaafadda Reer Galbeedka ayaa maal mahaan hadal haynta ugu badan ayaa ah Hormarka ay gaareen Maamulka Soomaaliland iyo waliba sida ay xiligaan ugu qalmaan in loo Aqoonsado dowladda Madax banaan

 

 

Kulanka Baalamaanka ingliishka ay la yeesheen Wagdigii oo hogaaminayay Madaxwaynaha Soomaaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa ku dhamaday Guul Taasoo ah Guul u soo hoyatay Shacabka reer Somaaliland.

 

Taasi ayaa ah Niyad Jab aad u xoogan oo soo waajahday Madawayne Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo xiligaan xanuun la tacaalaya isbitaal ku yaala Dalka Egland Halka Wafdiga Soomaaliland oo Hogaaminaya Madaxwayne Riyaale lagu soo dhaweeyay Qasriga Koowaad oo leeyahay Baarlamaanka Dalka England

 

 

 

Source Dayniile

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Rasul wasaaraha dalka England uu maanta si qali furan ugu soo dhaweyay Baarlamaanka English ka

Source Dayniile

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

The S/land recognition currently is gaining strong momentum and publicity not by the actual fact that it is on the brink of International recognition but purely on the basis that the idea is now used as a political lever by C/llahi Yusuf's many political foes. Hence it is misleading because the neo-secessionist lack the sincerity and authenticity of their new found cause.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Lool, are you saying that it is the effort and the voice of the TFG Opposition that is getting through to the ears of the outside world than particularly that of SL officials?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this