Jacaylbaro Posted January 10, 2008 Maamulka Soomaaliland aaya qarka u saaran in bilooyinka Soo socda la aqoonsado kadib markii Rasul wasaaraha dalka England uu maanta si qali furan ugu soo dhaweyay Baarlamaanka English ka taasoo muujinaysa wada shaqayn ka wada dhaxaysa labada Maamul ee kala ah Soomaaliland iyo Dowladda English ka iyo in uu aqoonsi u soo dag dago maadaama oo sii wanaagsan loo soo dhaweeyay lana yeeshay shir albaabada u xian yahay Labada Masuul ee kala Hogaamiya Dowladda England iyo Madaxwaynaha Somaaliland Ayaa ka wada hadlay sida loo aqooon san lahaa Dowladda Soomaaliland maadaama ay ka shaqeesay nabadda ay soo celisayne nidaamkii dowliga ahaa Wafdiga Madaxwaynaha Daair Riyaale kaahin ayaa booqan doona maalmaha soo socda Cariga Dalka Maeekanka taasoo U muuqata in aqoonsi lala goob goobayo Maamulka Soomaaliland Saxaafadda Reer Galbeedka ayaa maal mahaan hadal haynta ugu badan ayaa ah Hormarka ay gaareen Maamulka Soomaaliland iyo waliba sida ay xiligaan ugu qalmaan in loo Aqoonsado dowladda Madax banaan Kulanka Baalamaanka ingliishka ay la yeesheen Wagdigii oo hogaaminayay Madaxwaynaha Soomaaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa ku dhamaday Guul Taasoo ah Guul u soo hoyatay Shacabka reer Somaaliland. Taasi ayaa ah Niyad Jab aad u xoogan oo soo waajahday Madawayne Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo xiligaan xanuun la tacaalaya isbitaal ku yaala Dalka Egland Halka Wafdiga Soomaaliland oo Hogaaminaya Madaxwayne Riyaale lagu soo dhaweeyay Qasriga Koowaad oo leeyahay Baarlamaanka Dalka England Source Dayniile Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted January 10, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Rasul wasaaraha dalka England uu maanta si qali furan ugu soo dhaweyay Baarlamaanka English ka Source Dayniile Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted January 10, 2008 The S/land recognition currently is gaining strong momentum and publicity not by the actual fact that it is on the brink of International recognition but purely on the basis that the idea is now used as a political lever by C/llahi Yusuf's many political foes. Hence it is misleading because the neo-secessionist lack the sincerity and authenticity of their new found cause. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 10, 2008 ^Lool, are you saying that it is the effort and the voice of the TFG Opposition that is getting through to the ears of the outside world than particularly that of SL officials? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 10, 2008 Dayniile had a lot of good things to say about Somaliland, and that’s positive! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 12, 2008 I love the change in their reportings ,,,,, after all they talk about Somaliland in such way Quote Share this post Link to post Share on other sites