Kamaavi Posted September 30, 2009 In Sol kismaayo waxaa iska leh Ducaysane. Laakin in reality Kismaayo waxaa iska leh Sheekh Bob. Inta rabta inay guri ka dhisato Bob ha la xiriirto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted September 30, 2009 Duceysane, war Garowe horta aan wax ka helo marka hore. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 30, 2009 This is one town I don't claim to be from, but would like to visit one day.Don't about living there though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted September 30, 2009 I hear it's one of the most beautiful coastal cities in Somalia. Didn't is use to be a famous seaside resort back in the day? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted September 30, 2009 ^^I think I read a couple of SOLers saying you could go scuba diving there Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 30, 2009 Kismaayo waa dhul Ilaah aadanuhuna ma kala laha, kuwase is xijiya iyagoo dadka kale raba inay ka boobaan waa kuwo caqli liita!!! Haddiise aad degaan ahaan leedahay yaa u badan waa la lafo guri karaa oo weliba yaan diiradda la saarin oo keliya xilligii dowladaha iyo kuwo ku soo qaxay abaartii baastaaleey ee halla fiiriyo magaalada caanaha iyo qoryaha la shito yaa keeni jirey, mallaayga yaa soo dabi jirey iwm. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted September 30, 2009 ADEER WAA LAYAQAAN CIDA ISKA LEH BEESHA CAANOOLE IYO BEESHA RAASKANBOONI AYAA LEH Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted September 30, 2009 Beesha caanoole iyo beesha raaskamboni, lol what a smart way to avade SOL monitors. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Santaaro-Saaxiib Posted September 30, 2009 Soomaaloo dhan baa iskaleh in kastoo kuwayaga kudhashay aan jecelnahay magaalada laakiin umadoo dhan baa leh. Who it belongs to is just a cover but there are other grievances people always over look. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 30, 2009 YAABAYEE HORTA KISMAAYO YAA-LEH? Waxa iska leh hornafrik ......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 30, 2009 The question should be "Kismaayo yaanan laheyn?" and the answer is "definitely not Sh. Yacquub". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted September 30, 2009 Kismaayo, sh. Yacquub walaa Madoobaan laheen. Kismaayo Somali baa leh, just like Hargeisa iyo Boosaaso Somali u leedahay! Wadaadada ma iyagii baa hada raba inay isku jihaadaan, Ina lillaah. And they claim inay Diin leeyihiin oo ragg badan gacmahooda, lugahooda iyo naftoodaba ku waayey iyaga owgood, waa arin lagga murugoodo wallee!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 30, 2009 Originally posted by dhufayz: ADEER WAA LAYAQAAN CIDA ISKA LEH BEESHA CAANOOLE IYO BEESHA RAASKANBOONI AYAA LEH loool...What about reer Biyoole? Caano biyo ayaa ka muhiimsane...loool.. .Ilaahow aan meel la soo istaagin beel heblaa meel iska leh...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 30, 2009 ^^Haa wadaadadu ayagaa isku jihaadayo. This is good example of how Somalia will look like should the Shabaabs fully take over. They will break into very small pieces and keep fighting each other whilst calling each others some names like Murtads and Kafirs. May Allah bring peace to our country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted September 30, 2009 Ameen Zack...Ragga wajiga-dada inay war khair qaba noo soo wadin hadaan Somali nahay mar horaan arkay sxb. Jid aan Somali iyo diintoonaba laheen bey rabaan inay nageeyaan, laakiin ka yeeli meyno! We will over come them IA' Quote Share this post Link to post Share on other sites