Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: EU Puntland reach agreement : PICS

Recommended Posts

Wefdi Balaaran oo Ka socda Midowga Yurub oo Gaalkacyo Kula Shiray Dawladda Puntland (Sawiro)

September 1, 2009 filed under NEWS IN SOMALI

· Comments (7) Wafti Balaaran oo ka socda Midowga Yurub (EU),kana kooban 5 xubnood ayna hogaaminayso ergayga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Bariga Afrika ayaa kulamo wadatashi ah la yeeshay madaxda dawlada Puntland

 

Wafdigas ayaa soo gaaray maanta magaalada Galkacyo waxayna u jeedadooda ahayd si ay wadatashi iyo xog waraysi ula sameeyaan maamulka Puntland,

 

Shirkan oo ka dhacay hoteelka ay dawlada Puntland ka dagantahay magaalada Galkacyo ee Taar City ayaa waxa uu aha mid ay ka soo qayb galeen wasiiro iyo masuuliyiin ka socota puntland.

 

 

Sawiro Badan Halkan Ka Daawo

 

Ka dib markii uu kulanka soo gabagaboobay aayaa waxaa saxaafada uga wararmay wasiirka Deegaanka, Dalxiiska iyo Duurjoogta ee Puntland CabdiQani Yusuf Cadde oo sheegay in Ujeedada u weyn ee shirka ay ahayd xog waran u dhaxeeya EUda iyo Puntland,

 

Sidoo kale shirkaas ayaa waxaa looga falanqooday arimo ay ka mid ahayeen adkaynta xiriirka wada-shaqayneed iyo iskaashi ee u dhexeeya Midowga Yurub iyo Putnland, Daryeelka iyo xaalada nololeed ee muhaajiriinta ka soo barakacay koonfurta Somaliya ee ku sugan Puntland, la dagaalanka burcad badeeda, ciribtirka tahriibka

 

Waxaa Midowga Yurub ay balan qaadeen In ay macaawino soo gaarsiin doonan dadka ku tabalaysan Puntland iyo in ay kala shaqayn doonaan Puntland hawlo badan oo horyaala .

 

Ahmed Maxamed cali “Caano Geel”

Galkacyo Puntland, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: European delegation pledges support for Puntland Administration

 

GALKAYO (Mareeg) – A five member European Union delegation who reached in Galkayo has pledged support to the leaders of Puntland, officials said on Wednesday.

 

Ali Barre, the director of the presidential palace of Puntland told reporters that the EU delegation pledged for Puntland of paying the salaries of the security forces.

 

The president of the semiautonomous region of Puntland received a delegation from the European Union in Galkayo on Tuesday.

 

The two parties have discussed many issues and agreed on strengthening cooperation in the fight against piracy and human trafficking.

 

They have also agreed on assisting the Somalis who fled from the fighting in Mogadishu and now in Puntland regions.

 

The move comes as Puntland and the Transitional Federal government of Somalia signed an agreement allowing Puntland to sign contracts with NGOs and International organizations.

 

Mareeg Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

1214_391.jpg

Guddoomiyaha gobalka Mudug iyo Taliyaha Booliiska Puntland oo la magacaabay (Sawiro Dheyasi)

 

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta lagu magaacabay taliyaha ciidanka Booliska Puntland, Gudoomiyaha gobalka Mudug , Taliyaha qaybta ee Mudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this