Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: EU Puntland reach agreement : PICS

Recommended Posts

zFarooleGalkWafti3__1_.jpg

 

Dowlada Puntland & EU oo ku heshiiyey qodobo muhiim ah

1 Sep 1, 2009 - 5:14:17 AM

 

Madaxweynaha iyo golaha Xukuumadiisa oo la kulmaya Waftiga EU

Waftigii ka socdey Midowga Yurub oo maanta [1 Sept,2009] soo gaarey magaalada Galkacayo [Puntland] ayaa waxaa horkaceysay Haweeneyda barwaaqo sooranka Yurub u qaabilsan Bariga Afrika "Marika Ahmal" kuwaaso kulan kula qaatey xarunta KMMG ah [Galkacayo] madaxda sare ee dowladda Puntland.

 

Kulankaan oo saacado qaatey ayaa waxaa Madaxweynaha Puntland ku weheliyey xubno ka tirsan golihiisa Xukuumadda kuwaasoo in muddo ah ku sugnaa Galkacayo.

 

Waftiga oo ka koobnaa 5 xubnood oo ururka Midowga Yurub u qaabilsan dhinacyada ammaanka, siyaasadda iyo gargaarka Bini'aadnimo ayaa kulankii ay la qaateen madaxda ugu sarreysa dowladda Puntland waxa ay isla-gaareen Qodobo muhiim ah sida uu Idaacadada Radio Garowe u sheegey Wasiirka Degaanka & Daaqa Cabdiqani Yuusf Cadde.

 

Qodobbada lagu heshiiyey ayaa waxaa ay ahaayeen sidatan:

 

1- Xoojinta xirrir dhinaca iskaashiga iyo mid wada shaqeyn oo dhexmara Puntland iyo Midowga Yurub.

 

2- In Puntland laga caawiyo mashaariicda horumarineed ee dowliga ah iyo kuwa arrimaha Bulshda.

 

3- La dagaallanka Burcad Badeedda oo arrin Caalmi ah ka noqotey Dunida iyo in Puntland yeelato talada ugu habboon tallaabada looga hortagayo kooxaha maraakibta ku qabsada badaha.

 

4- Ciribtirka arrimaha Tahriibta oo noqotey mid khatar ku ah Nolosha muhaajiriin badan oo Somaliyeed.

 

5- Daryeelka iyo la socodka xaaladda nololed ee dadka ka soo barakacay dagaallada ka soconaya Koofurta Soomaaliya,

 

Wafdiga EU-da ayaa maamulka Puntland ku ammaaney Nabadda iyo Horumarka ay sameeyeen marka loo eegoo Soomaliya inteeda waxaana ay sheegeen iney sii wadayaan booqashooyinka ay ku kala bixinayaa Puntland gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Garowe halkaasi oo kulamo kula qaadan doonaan Guddoomiya Golaha Baarlamanka Puntland Mudane Cabdirishiid Max'ed Xersi iyo Dhamaan xubnaha golaha Wakiillada Puntland maalmaha soo socda.

 

Waftiga aya sidoo kale la kumi doona marka ay tagaan Garowe Hey'adaha samafalka ee ka Howl gala guud ahaan deegaannada Puntland.

 

Dowlada Puntland iyo DFKMG ah ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Galkacayo Augus,2009 ku heshiiyey in xarun weyn ee ciidamada Badda ah laga furo MGPL.

 

Booqashada waftiga Midowga yurub ee magaalada Galagacayo ayaa ka dhigeysa midii labaad ee muhiim ah oo daaha ka qadeysa sida dowladda Puntland dhab uga tahay nabadeynta gobolka Mudug.

 

RADIO GAROWE, GALKACAYO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland leader receives EU delegation in Galkayo

 

GALKAYO, Somalia Sep 1 (Garowe Online) - The president of Somalia's Puntland State government received a delegation from the European Union on Tuesday, Radio Garowe reports.

 

Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," the Puntland leader, and senior officials of the Puntland government met with the five-member delegation led by the EU Special Envoy to the Horn of Africa region, Ms. Marika Fahlen, at Taar City Hotel in the outskirts of Galkayo, the provincial capital of Mudug region and Puntland's second-largest city.

 

 

Ms. Marika and President Farole [image: Daljir.com]

Mr. Abdigani Yusuf Adde, Puntland's minister for the Environment, told reporters after the meeting that the two sides agreed on a number of key issues.

 

He noted that the two parties agreed on strengthening cooperation in the fight against piracy and human trafficking, advancing EU development projects in Puntland State, and assisting displaced Somalis who fled conflict in the country's south-central regions to the relative safety of Puntland.

 

The delegation included EU officials in the humanitarian and security sectors, the Environment Minister added.

 

In August, Somali Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmake signed a 15-point cooperation agreement with Puntland's government, including a clause stating that the anti-piracy campaign be headquartered in Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by MoonLight1:

Dukey Ina Gaweto was trying to full fill your shoes as best as he could for the last few days, wlcm back.

What makes you think they are different?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

"Far iyo meel bugtaa is og" or something like that -

by different I meant in terms of their principles and point of view . The thought that they could be the same never crossed my mind until now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

General Duke is a spent force in the political section. He has nothing of value to add. He looks back at the days of occupation with nostalgia and his horizon is shrunk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

zFarooleGalkWafti2.jpg

 

 

Shir wadatashi ah oo ay Galkacyo ku yeesheen wafti ka socda EU-da iyo madaxda Puntland.

 

Galkacyo, Sept 01 - Wafti ka socda EU-da, ayna hogaaminayso ergayga gaarka ee EU-da u qaabilsan Somaliya ayaa kulamo wadatashi ah la yeeshay madaxda Puntland.

 

Kulanka oo ka dhacay huteelka Taar City ee magaalada Galkacyo ayaa waxaa saxaafada uga wararmay wasiirka beeraha ee Puntland Cabdigani Yusuf Cadde oo sheegay in nuxurka wadahadalu uu ahaa iskaashi iyo wadash ... [...]

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafgan ayaa waxa ay ahaayeen Wafdi kasocda Midowga Yurub Waxaana Maanta ay kasoo dageen Gaoonka Magaaladagalda Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug iydoo ay halkaasii ay ku soo dhaweeyeen Masuuliyiin katirsan Maamu Gobaleedka Puntland oo uu kamid yahay Madaxweynha Maamulka Puntland Dr Cabdi raxmaan Maxmed Faroole iyo Kuxigeenkiisa Cabdi samad Cali shire.

 

C/gani Yusuf Cadde - Wadatashi EU-da & Puntland . Dhageyso

 

Waxaana Wafdigaasina ay ka koobnaayeen ilaa iyo 10 Xumnood oo isgu jira Sarakiil Iyo Xumno kale oo muhiim ah,

 

Wafdigaasii ayaa markii ay imadeen Waxa ay kulamo al baabada u xeranyihiin Waxa ay layeesheen Masuuiyiinta Sar sare ee Maamulka Puntland.

 

inkastoo aan la ogeen ilaa iyo iminka Waxa ay sida rasmig ah ay kawada hadleen Masuuliyiinta Puntland iyo Wafdigii kasocda Midowga Yurub Waxaana lagu wadaa in Saacadaha Soo socda ay kaduulan Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug

 

Waxii Warar ah oo ku soo kordha Waxaan KalaSocondoontaan Shabkadda Wararka ee allidamaale News AGuncy Somalia

 

 

abdirahman mohamed koronto

allidamaale.com-Garo owe

danjire_143@hotmail. com

 

allidamaale@hotmail. com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this