Somalina Posted December 4, 2010 04 Dec 2010 (Xogta Media) – Garabkii ururka Xisbul Islaam ee uu hogaaminayay Yuusuf Indhacadde ayaa sheegay inuu ku biiray dowladda KMG. C/qaadir C/llaahi oo sheegay inuu afhayeen u yahay ciidamada ka tirsanaa garabkaasi, wuxuu sheegay laga bilaabo maanta inay si toos ah uga mid noqdeen ciidamada dowladda KMG. Waxaa ay ka dambeysay arrintan ka dib markii saraakiil ka tirsan garabkan ka tirsanaan jiray ururka Xisbul Islaam ay la shireen saraakiil ka tirsan uu hogaaminayo R/wasaaraha xukuumadda KMG. Dhamme C/qaadir C/llaahi waxaa uu sheegay inay diyaar u yihiin inay fuliyaan heshiiska iyo is afgaradka lagu gaaray kulankaasi. "Maalmahan buuq ayaa ku jiray cida aan nahay laakiin maanta ayaan cadeyneynaa," ayuu yiri Dhamme C/qaadir C/llaahi. "Waxaan nahay ciidanka qalabka sida oo doonaya in ay dalka difaacaan," ayuu ku sii daray hadalkiisa, isagoo xaqiijiyay inay ku biireen dowladda KMG. Wuxuu waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya inay iyagu ka mid yihiin ururka Xisbul Islaam, wuxuuse hoosta ka xariiqay hada inay yihiin ciidan dowladeed oo doonaya inay soo celiyaan nabadda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 4, 2010 goood news Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 4, 2010 Weyba ku jiri jireenee see ugu biirayaan. Ninac, waaku salaamay. Halganka meesha kasii wad, aniga a bit torobo mashquul iska noqdee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 4, 2010 lool miskiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted December 4, 2010 Cidaankaan xagaayo miyaa maalin walba meel u guraanyan baad maqlaysaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 4, 2010 Maya waa daruuro socdo, hadba meesha dabeesha (u aqri: $$$) yaalo u yaaco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 4, 2010 ^^MMA, waan kaa qaadey salaanta, xaggee ka baxdey baryahaan? Waa runtaa, meeshii roobleh, ayey lo'dooda u raraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted December 4, 2010 Good news every day now mahallah!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted December 4, 2010 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Weyba ku jiri jireenee see ugu biirayaan. lol Reminds me back when every time I listened to the news I used to hear "Boris Yeltsin has been admitted into hospital". Quote Share this post Link to post Share on other sites