General Duke Posted March 8, 2007 Ciidamada Itoobiya oo gebi ahaanba isaga huleelay gobolka Jubada hoose. Kismaayo, Khamiis, March 8, 2007 Simba Radio Taliyaha guutada koowaad ee ciidamada DFKGS col. c/risaaq afguuduu oo u waramayay idaacada ssimba ayaa waxaa uu seegay in gabi ahaanba ay ciidamada itoobiyaanka ee kusugnaa gobolka jubada hoose ay halkaasi isaga huleeleen C/risaaq afguduud waxaa uu sheegay in ciidamada itoobiyaanka ee garabka siinayay kuwa dowlada ay halkaasi isaga baxeen oo ay ka aag badsheen islamarkaana ayan garanayn ciidamadaaasi halak ay u aag badasheen Col.afguduud waxaa uu tilmaamay in xiligani ay ciidama dow;lada ee halkaasi jooga ay gaareen isu filnaansho aykusugi karaan nabada galyada islamarkaana aay siiyeen tababaro ciidamada itoobiyaanka tiro badana oo katirsan Cidamdeena iyaga ayaa ku filan aminga waxaana ukala qaybniay xiliganba goobaha ay joogaan kooxahah buracada waxaa aynu udirnay o ay ku wajahanyihiin raaskanbooni dhooblay iyo meelokale oo gobolka kamid ah siadaasi waxaa yiri taliyaha guutada koowaad ee ciidamada DFKGS c/risaaq afgaduud Ciidamada itoobiyaanka ee kasootagay goblka jubada hoose ayaa waxaa ay wararku sheegayaan in ay kuasoo Waajahanyihiin magaalada muqdsiho iygoo lagu biirin doono ciidamada kale ee itoobiyaanka ee horay ugu sugnaa Waxay ahayd markii ay goboloada jubooyinka ay tagayeen ciidamada itoobiyaanka dabayaaqadii sanadkii tagay iyagoo xiligaas dagaal lagay xoogagii goloah maxkamadaha islaamiga Simba Media Center, Muqdisho Somalia Email: simba@simbanews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 8, 2007 Ciidamada Itoobiya oo ka baxay magaalada Kismaayo iyadoo aan la ogeyn halka ciidamadaas aadeen Ciidamada Itoobiya oo ka baxay magaalada Kismaayo iyadoo aan la ogeyn halka ciidamadaas aadeen March 08-2007-kismaayopost.com- kismaayo Ciidamada dowladda Itoobiya ee ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa gabi ahaanba maanta halkaas ka ambabaxay iyadoo aan la ogeyn halka ciidamadaas ay u ambabaxeen. Tagista ciidamada Itoobiyaanka ee joogay magaalada Kismaayo oo aheyd mid aan hore loo soo shaacin ayaa laga war helay ka tagistooda magaalada saacado kaddib markii ay wareejiyeen xilalkii goobihii ay hore u hayeen ammaankooda sida garoonka diyaaradaha, dekadda, saldhiga booliska iyo xarumo kale oo ciidan. Duhurnimadii maanta markii ay ka baxayeen ciidamadaas magaalada Kismaayo ayaa taliyaha ciidamadaas Saxafada u diiday inuu faahfaahin ka bixiyo halka ay ku sii jeedaan ciidamadiisa iyo ujeedada socdaalkiisa. Gaashaanle Cabdi Gaab oo ah taliyaha saldhiga booliska degmada Kismaayo oo galabta ka qeybgalay munaasabadihii lagu sagootinayey Sideeda March ayaa sheegay in ammaanka ay adkeyn doonaan haddii ay meesha ka baxeyn ciidamada Itoobiyaan ahaa. Xafiiska kismaayopost.com Ee dalka (kismaayo webmaster@kismaayopost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 8, 2007 The man source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 8, 2007 The man source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 8, 2007 Originally posted by General Duke: The man source Yeah, the traitor who cooperated with the invasion and occupation of Somalia. He deserves a fair trail and a sure death sentence (preferably by hanging). Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 8, 2007 ^^^lol. The man is a hero for he fought for his country & government against, the rebel clown courts, scrap merchants, land occupiers, their eritrean backer Aferwarki, the Ormo and other desperate groups who wanted to keep Somalia as it was. Col Afgaduud I salute you sir.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 8, 2007 Originally posted by General Duke: The man is a hero for he fought for his country & government Incorrect. The traitor fought for the occupying forces against the freedom fighters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted March 8, 2007 Duke did the Ethios leave physicaly or through Media. Xabashi meel ey kuxarto kama baxaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 8, 2007 ^^^From all accounts and specially the Mogadishu media they have left the whole Juba area. Taliban, the TFG actions have given back freedom to millions of Somali's under the occupation of the clown courts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 8, 2007 Within a little time they will inshallah leave all of Somalia. I guess the troops in Manaas are ready for deployment? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 8, 2007 Ethiopian troops leave Juba's That is a bad news indeed for all of us, they shouldn't be leaving just like that, there has to be some justification of their withdrawal from the Jubba's, very bad news indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 8, 2007 ^ They are leaving. Simple as that. The troops are ready to maintain the security in Kismaayo and the whole Jubbas. Thats all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 9, 2007 lol the ones in kismaayo are leaving, only to be replaced by ones coming from afmaadow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 9, 2007 ^ They are gone from the whole Jubbas. One thing the majority of somali news outlets are reporting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 9, 2007 Keep dreaming. They are here to stay till they go financially bankrupt like the soviets. Quote Share this post Link to post Share on other sites