sool_boy Posted August 11, 2009 Gaalkacyo: Madaxweyne Faroole oo xilkii ka qaaday G. gobalka Mudug & Gudoomiyaha oo ka jawaabay. 11. august 2009 Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa shaqadii ka cayriyey gudoomiyaha gobalka Mudug Cabdi-Nuur Maxamed Diiriye (Geeseey), isagoo mudooyinkii ugu dambeeyey lugu eedaynayay in uu ku lug ku lahaa Mashaakilaad ka dhacay gobalka Mudug. Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa ku sababeeyey xilka qaadistan in uu Geeseey maalmihii ugu dambeeyey ku jiray falal ka soo horjeeda dowladdiisa, wuxuuna cadeeyey in lugu eedeeyey gudoomiyaha gobalka Mudug in uu ka dambeyeey falal kala gedisan oo ku aadan hurinta colaad. Madaxweyne Faroole ayaa shaqada Gudoomiye-nimo si KMG ah ugu wareejiyey gudoomiye kuxigeenka koowaad ee gobalka Mudug Beyxaani Axmed Barre, isagoo ku amray in deg deg uu qabto shaqooyinka dowladda. Dhinaca kalena Gudoomiyaha shaqada laga qaaday C/Nuur Maxamed Diiriye ayaa soo dhaweeyey xil ka qaadista lugu sameeyey, isagoo beeniyey in uu wax lug ah ku leeyahay arintii lugu dilay Wasiirkii Warfaafinta ee dowladda Puntland Warsame Cabdi Shirwac oo ay Arbacadii Maleeshiyo hubeysan ku toogteen gudaha magaalada Gaalkacyo. F. C. Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 11, 2009 I'm just posting a news ,,, nothing else. We all do! But we are just asking for you to stop hiding the source, thanks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 11, 2009 How about: THIS and THIS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 11, 2009 See how easy that is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted August 11, 2009 jacaylbaro,is every thing happy in somaliland ?,i could go on and on talking about sland problems but i aint gonna go that low... why dont you give lil of your time to solve your own problem , instead of throwing stones at other person`s house ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 11, 2009 Originally posted by rudy-Diiriye: dukie, dont be talking like a dhandaan now! u cant bs me and u know that! i can run circles on u any day so dont waste your empty brain on me! save it for morons u can fool! i am bigga nigga than your level homie! so save it for your inbread mofos homie. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 11, 2009 Originally posted by sool_boy: jacaylbaro,is every thing happy in somaliland ?,i could go on and on talking about sland problems but i aint gonna go that low... why dont you give lil of your time to solve your own problem , instead of throwing stones at other person`s house ? I thought you were asking for a source ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 11, 2009 ^And the article was originated from Af-nugaal eh? So much of reliable source! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 11, 2009 No ,,, shabelle did not refer to anyone sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites