Sign in to follow this  
Jacaylbaro

This is How it Works in Somaliland

Recommended Posts

Hargeysa(HWN)-Maxkamada Sare ee Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa dil ku xukuntay Askari Boolis ah oo magaciisa la yidhaahdo Cabdalle Jibriil Cali, ka dib markii uu ku cadaaday dambi ah, in uu Tooriy Qudha kaga jaray Marxuum Cabdi Carab Muuse Koonfurta Magaaladda Caasimadda Ah ee Hargeysa 09-kii September ee sannadkan 2008-da.

 

Waxa sidaa lagu sheegay Qoraal maanta ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Ciidadamada Qaranka Somaliland oo uu ku saxeexnaa, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada.

 

Isla markaana, waxa qoraalkaas, lagu shaaciyay in dilkan oo ka dhacay Madaarka Hargeysa, ay Maxkamaddu ku xukuntay dil Toogasho ah, Gacan-ku-dhiigle Cabdalle Jibriil Cali, sida ay farayso Aayada 179-aad ee Suuradda Al-Baqrah iyo sidoo kale Qodobka 434-aad ee Xeerka Ciqaabta guud. Sidaa daraadeed-na, sida ugu dhakhsaha badan loo fulin doono dilka ay Maxkamaddu ku xukuntay ninkaa Gacan-ku-dhiiglaha ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this