Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Alshabaab Oo Laga Wacay Puntland

Recommended Posts

Bosaso, (Somalifans Online) – Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa loga baaqay Inay soo farageliyan Xaalada Khatarta ah ee ka jirta Puntland, Waxana Baaqan u diray qaar ka mid ah issimada Puntland oo sheegay inay ka welwelsan yahiin Diin la’aanta Iyo Hanti ku Takri falka Cabdiraxmaan Faroole ka wodo Puntland

 

Issimada ayaa sheegay kadib markii aay arkeen Sawiradii Somalifans Online ka soo sawirtay Faroole oo Dalxiis ku jira Iyo Tumasho inay goosteen in Arrintan sidaa loo dhamo oo Degaanka lagu Marti qaado Alshabaab sii aay Maamul wanaagsan uga tabo geliyan

 

Ugaas Daa’uud Xaaji oo ka mid ah Issimada Puntland ugu magaca dheer ayaa sheegay inay goosteen in Alshabaab degaanka aay la wareegto intii u burburi laha oo Qaba’iilku is dili laha

 

Sidoo kale Suldaan Maxamed Cabdi ayaa isaguna ugu baaqay Xarakada Alshabaab Almujaahidin inay fargelin degdeg ah ku soo sameyso Degaanada Puntland isla markana aay heli doonto Taageeada Shacabka madama xilligan quus laga joogo Maamulk Fadhiidka ah ee Cabdiraxmaan Faroole Iyo Beeshiisa

 

Hadalkan Issimada ayaa noqon mid la filayo in Shabaabku aqbali doonan, madama aay hore u sheegen dhowr jeer inay tegi doonan Meel kasta oo Somaliya ka mid ah oo loga waco

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadalkan Issimada ayaa noqon mid la filayo in Shabaabku aqbali doonan, madama aay hore u sheegen dhowr jeer inay tegi doonan Meel kasta oo Somaliya ka mid ah oo loga waco

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Somalifans, Excellent entertainment it's like everyone is trying to copy the daynille style of "shock shock" news with no substance. Galgala does it too.

 

But its good entertainment I guess, but please don't take their news serious their news comes whenever they are having their khat episodes!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB,

Horta qosol xumidaa ninyohoo Yaa arko sawirkaada? Ilka waaweeyn, casuus ah oo Khat feentay ayaad leedahay baan isiri!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

dhaqanku wuxuu ahaa in go'a qofka lagu soo tuuro markaa haduu rabo uu qaato haduu rabana uu iska celiyo ,,,,,,,,,,

 

Waxa kele oo uu ahaa inuu beeso noqdo ama alaab kele oo qaali ah ,,,,,,

 

 

Wax bilaash ah ma jiraan waaryaa ,,,, ee marmarsiyaha jooji ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Address kan ayaan kuugu soo dirayaa JB.

 

Amount:$23.80

Name: Jacaylbaro dhako dheere

Phone: 002522 9854784552

Hargeisa,NW Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Dhaqan waxba kama taqaanid!, horta lacagta inaad qariso bay ahayd sida JB kuu sheegay, haddana waad yareysay ood weliba $25 gaadhsiin weyday :D haddana qaladkaa mid ka weyn baad gashayoo Address-ka waad qaladay oo inta dambe sida inta hore aad u soo 'copy' gareysay bay ahayd inaadan iyadana waxba ka bedelin, ha aaminsanaanin hadaad rabto! dhaqan muxuu ka yaqaannaa & good-will! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this