Jacaylbaro Posted June 1, 2010 Bosaso, (Somalifans Online) – Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa loga baaqay Inay soo farageliyan Xaalada Khatarta ah ee ka jirta Puntland, Waxana Baaqan u diray qaar ka mid ah issimada Puntland oo sheegay inay ka welwelsan yahiin Diin la’aanta Iyo Hanti ku Takri falka Cabdiraxmaan Faroole ka wodo Puntland Issimada ayaa sheegay kadib markii aay arkeen Sawiradii Somalifans Online ka soo sawirtay Faroole oo Dalxiis ku jira Iyo Tumasho inay goosteen in Arrintan sidaa loo dhamo oo Degaanka lagu Marti qaado Alshabaab sii aay Maamul wanaagsan uga tabo geliyan Ugaas Daa’uud Xaaji oo ka mid ah Issimada Puntland ugu magaca dheer ayaa sheegay inay goosteen in Alshabaab degaanka aay la wareegto intii u burburi laha oo Qaba’iilku is dili laha Sidoo kale Suldaan Maxamed Cabdi ayaa isaguna ugu baaqay Xarakada Alshabaab Almujaahidin inay fargelin degdeg ah ku soo sameyso Degaanada Puntland isla markana aay heli doonto Taageeada Shacabka madama xilligan quus laga joogo Maamulk Fadhiidka ah ee Cabdiraxmaan Faroole Iyo Beeshiisa Hadalkan Issimada ayaa noqon mid la filayo in Shabaabku aqbali doonan, madama aay hore u sheegen dhowr jeer inay tegi doonan Meel kasta oo Somaliya ka mid ah oo loga waco Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 1, 2010 Hadalkan Issimada ayaa noqon mid la filayo in Shabaabku aqbali doonan, madama aay hore u sheegen dhowr jeer inay tegi doonan Meel kasta oo Somaliya ka mid ah oo loga waco Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 1, 2010 Somalifans, Excellent entertainment it's like everyone is trying to copy the daynille style of "shock shock" news with no substance. Galgala does it too. But its good entertainment I guess, but please don't take their news serious their news comes whenever they are having their khat episodes!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted June 1, 2010 JB, Horta qosol xumidaa ninyohoo Yaa arko sawirkaada? Ilka waaweeyn, casuus ah oo Khat feentay ayaad leedahay baan isiri!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 1, 2010 Horaan u maqlay taas ,,, wax cusub sheeg ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted June 1, 2010 Raali noqo JB ,, ma ogayn in ilka haaga horay wax looga sheegay! Xaal & marduuf qaado sx. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 1, 2010 Dahabshiil soo dhig xaalka ,,, Name: Jacaylbaro dhako dheere Phone: 002522 9854784552 Hargeisa, Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted June 1, 2010 Badow war xaalka waa la aqbalaa lama qaato! sow dhaqan calis baad tahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 1, 2010 ^Adigaaba 'qaado' lehe waa ku sidee?? iskama war qabtid miyaa?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted June 1, 2010 Adiga dhaqanka somalida Alshabab baa kaa suulisay! eed malihid marka,, Qaado xaal macnaheedu maaha hoo Beesada! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 1, 2010 dhaqanku wuxuu ahaa in go'a qofka lagu soo tuuro markaa haduu rabo uu qaato haduu rabana uu iska celiyo ,,,,,,,,,, Waxa kele oo uu ahaa inuu beeso noqdo ama alaab kele oo qaali ah ,,,,,, Wax bilaash ah ma jiraan waaryaa ,,,, ee marmarsiyaha jooji ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted June 1, 2010 Address kan ayaan kuugu soo dirayaa JB. Amount:$23.80 Name: Jacaylbaro dhako dheere Phone: 002522 9854784552 Hargeisa,NW Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 1, 2010 ^Dhaqan waxba kama taqaanid!, horta lacagta inaad qariso bay ahayd sida JB kuu sheegay, haddana waad yareysay ood weliba $25 gaadhsiin weyday haddana qaladkaa mid ka weyn baad gashayoo Address-ka waad qaladay oo inta dambe sida inta hore aad u soo 'copy' gareysay bay ahayd inaadan iyadana waxba ka bedelin, ha aaminsanaanin hadaad rabto! dhaqan muxuu ka yaqaannaa & good-will! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted June 1, 2010 Maaddeey, war muu arkeene maxaad iigu tustay address ka! Waar waa sidaase iigu soodir oo kordhi lacagta buu odhanlahaa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites