SOO MAAL Posted May 27, 2005 Madaxwayne C/llahi yuusuf ayaa sheegay in Maalintii walba uu la kulmo in ka badan 100 Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada London ee Dalka Ingiriiska. {London} Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed oo Boggan Idamaale uu ku booqday Halka uu ka dagan yahay Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa waxa uu inoo sheegay in uu maalintii walba la kulmo in kabadan ilaa 100 ka mida Shacbiga soomaaliyeed ee ku nool Magaalada London ee Dalka Ingiriiska. Nidaamka Maamulayaasha la shaqaynaya Madaxwaynaha ayaa isagu u muuqday mid heer sare loo soo agaasimay iyaga oo isku dayaya mar walba in ay Qanciyaan Shacbi waynaha Soomaaliyeed ee Doonaya in ay la kulmaan Madaxwaynahooda Mudane C/llahi yuusuf Axmed. Caafimaadka Madaxwaynaha ayaa isagu u muuqday Mid aad u wanaagsan isaga oo Madaxwaynuhu uu mar walba xooga saarayay in uu qanciyo dhamaan Dadwaynaha soo booqanaya. Waxa uu inoo shaagay Madaxwaynuhu in Howl uu san u imaan Magaalada London ee uu u yimid Arimo Caafimaad Balse uu isku dayayo in uu qanciyo Shacbigiisa waloow uu ka cudur daartay in uusan wada qaabili karayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted May 27, 2005 Originally posted by SOO MAAL: {London} Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed oo Boggan Idamaale uu ku booqday Halka uu ka dagan yahay Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa waxa uu inoo sheegay in uu maalintii walba la kulmo in kabadan ilaa 100 ka mida Shacbiga soomaaliyeed ee ku nool Magaalada London ee Dalka Ingiriiska. I thought the days of Kim il Sung were over and done with, but I see the Pukelander Media are reviving it all over again. The best part I like in this report has to be this : Waxa uu inoo shaagay Madaxwaynuhu in Howl uu san u imaan Magaalada London ee uu u yimid Arimo Caafimaad Balse uu isku dayayo in uu qanciyo Shacbigiisa waloow uu ka cudur daartay in uusan wada qaabili karayn. Loooool.....! damn if the guy is seeing more than 100 on daily basis and he cant see them all cause of the nature of his visit then this Pukeland Media wants us to believe there must be thousands queing up....! Oh.....pleaseeeeeeeeeee.! Quote Share this post Link to post Share on other sites