MoonLight1 Posted May 13, 2009 Magaalada Muqdiho oo laga cabsi qabo diyaardaha Mareykanka in ay duqeen xoogan ka geystaa waliba diyaarada B52 Dayniile.com 13/05/09 Dadka ku nool Muqdisho ayaa xabadka dhulka ka hayao iyadoona dhamaan laga qaxay goobaha ay ka taliyaan xoogaga Muraacardka ku ah dowlada islaamiga Soomaliyeed . Cabsidaan ayaa timid markii diyaardaha wax basaasa ay habeenkii dul heehaabaan hawada Muqdisho taasoo cabsi galisay shacabka dhiban oo har yaheen ku jira qax iyo dil joogtaa iyadoona jirin cid u naxariisaneysa marka laga reebo adkeesta guusha waa dhowdahay Goobaha la saadalinaayo ee duqeynta looga cabsado ayaa ah Gaashaandhiga ,Suuqaweyn ee Bukaaraha ,Isbartiibada ,Gubta ,Hurawaa iyo dayniile iyadoona arintaas cabsi ka soo wajahaday dadka ku nool deeganadaasi oo xiligaan ka socda qax balaaran War dhab ah laga mahaayo xiliga iyo waqtiga waa fila uun duqeen aan laheen arxan taa oo xiligaan har iyo habeen lagu haayo dalka Afganistaan halkaa oo lagu xasuuqay shacab aan waxba galbsan Dowlada Mareykanka ayaa horey duqeen uga geystay Soomaliya xiligii islamaiyiinta ay awooda ku lahayeen koonfurta Soomalaiya dayniilecom@hotmail. com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Recovering-Romantics Posted May 13, 2009 It doesn't make sense to use a B-52 bombers on residential and populated cities. Most likely weapon of choice will be the AC-130 gunships. Quote Share this post Link to post Share on other sites