General Duke Posted November 15, 2006 W/Ameerika : Bayaan Ku Wajahan dhamaan Shacabka Reer PL Posted to the Web Nov 15, 12:17 KU:-MADAX WEYNAHA DGPL. OG:-GOLAHA XUKUMADDA DGPL. OG:-GOLAHA BARLAMANKA DGPL. OG:-CULUMO UDIINKA DGPL. OG:-SHACAB WEYNAHA DGPL. Anagoo ku hadlayna magaca Aqoonyahanada,Siyaasiinta,Boqorada, isimada,hooyoyinka, iyo hogaamiyo dhaqameedka, jaaliyaddaha reer Puntland oo ku nool Qaradda W/America iyo wadamada reer yurub ayaan halkaan waxaan ka soo jeedinaynaa Bayaan ku wajahan dhamaan shacabweynaha reer Puntland iyo Soomaali weyn meel kasta oo ay jogto. 1-In reer puntland ilaaliyaan jiritaanka DGPL. 2-In la adkeeyo Difaaca iyo wada jirka Puntland. 3-In wixii jiritaanka PL khal khal galinaya meel looga soo wada jeensado. 4-In DGPL Umadda soomaaliyeed nabad ugu Baaqdo. 5-In DGPL dhamaan Ummadda Soomaaliyeed Nabad kula nolaato. 6-In DGPL iyo Shacabkeedu IxtiramanWadamada soomaaliya dariska la ah. 7-In DGPL iyo Shacabkeeduba Tageeraan DFKM ah. 8-In Shacabweynaha PL Gudaha iyo Dibaduba ay malgaliyaan Gobalada PL. MAXKABADAHA MUQDISHO:- Waxaan ugu baqaynaa in ay nabad ka shaqeyaan oo ay joojiyaan Coladaha ay hurinayaan iyo Dulamada ay ku hayaan meelaha nabada ah, iskana ilaaliyaan burbur danbe oo soomaaliya gasho,waxaan kula talinaynaa in ayna ku deg degin dhiig bilaamacno daro ku daata iyo burbur hor leh,waxaan ugu baqaynaa in miiska wada hadalka ay fariistan oo ay la xajoodan DFKM. Waxaan ugu baqayna Maxkabaddaha iyo DFKM ah si deg deg ah in loo furo wada hadal shuruud la'aan ah,dhamaan ummadda soomaaaliyeed waxaan ugu baqaynaa in la adkeeyo Midnimadda ummadda soomaaliyeed iyo jiritaankeeda si loo soo celiyo nidaamkii iyo kala danbayntii islamarkaasna loo diyaar garobo doorashooyin xor ah. BAYAAN WAXAA DIYAARIYEY : 1-Dr.Xabiib Abshir Xubeer. 2-Prof.Cali Caydiid Warsame 3-Dr.Maxamed Omar (Dhigic-dhigic) 4-Prof.Maxamed Jamac Xaamud 5-Prof.Cabdiwali Cabdulahi Sh.Osman 6-prof.Maxamed Xaaji Cabdi 7-Drs.Shamad Xalwo 8-Bashiir Boqor Muuse 9-Muxyadiin Boqor Muuse 10-Ugaas Cabdi Xaashi Shirwac 12-Nabadon Caabi Farax Cali 13-Caqil maxamed Diriye Samantar (Qorad) 14-Suldaan Maxamed Suldan aadan 15-Suldaan Cabdiwahab Suldan Cali Yusuf 16-Suldan Cabdullahi Cali Barre 17-Nabadon Maxamed Axmed Nuur (Jabdhurwaa) 18-Nabadoon Cubayd Axmed Aadan 19-Nabadon Cabdulaahi Cabdule (Cagbacag) 20-Cabdirashiid Goolnuug 21-Dr Barhan Xaashi 22-Farax Maxamud Aadan 23-Kalaf Cabdi Maxamed 24-Cabdirashiid Maxamed Jaamac 25-Cabdinur Cali Maxamud 26-Cabdulaahi Sh Axmed 27-Cabdirixman Cabdilaahi Axmed 28-Aadan Ciise Cali (Dana dhagax) 28-Cali Sacid Ciise 29-Axmed Cali Ciise 30-Maxamed Axmed Samantar 31-Cabdibarre Xaaji Yusuf 32-Yusuf Cilmi Samantar 32-Aadan Samantar Cade 33-Aadan farax Samantar 34-Cabdi Aadan Samantar 35-Axmed Aadan samantar 36-Cabdulqaadir Aadan farax 37-Farxan Aadan Madoobe 38-Axmed Jamac Yaqub 39-Yusuf Maxamed Farax 40-Maxamed Cabdi Cali Dalab 41-Maxamed maxamud Cali 42-Jamac Muuse Kalid (Carabey) 43-Maxamed Cali Cigaal 44-Cabdulahi Cali cigaal 45-Cabdikarin Geelle cadceed 46-Warsame Yusuf Jibriil 47-Ciise Cali Barre 48-Xuseen Xaashi Xirsi 49-Daud Tahalil Xuseen 50-Cabdirixman Cali Shire 51-Nur sacid Maxamed 52-Maxamed Xirsi Diriye 53-Maxamed Cabdi Qaac 54-Cabdulahi Maxamed Maxamud 55-Axmed Shire Cali (Bonbale) 56-Cali Sacid Xaaji (Cali-Dheere) 57-Maxamed Nur Yusuf 58-Nur Sacid Cilmi 59-Cabdirashid Xaaji Cali 60-Axmed Saleban Geelle 61-Cismaan bandhabow 62-Ibraahi Aw Cali 63-Maxamed Warsame Cade 64-Maxamed Axmed Ciise 65-Cabdikarin Ciise Qaxiye 66-Aamina Jaamac Deeble 67-Mxamed Ciise Qaxiye 68-Dahir Maxamud Cali 69-Xasan Cabdulaahi Maxamed 70-Khalif Farax Cali Dacar 71-Ciise Barre Saciid 72-Saciid Muuse Axmed (Sheho) 73-Cabdirisaq Maxamed Nur 74-Mahadd A Maxamed 75-Maxamed Cabdulaahi Xoday 76-Dahir Ibraahim Aadan (Jigis) 78-Cawiil Saciid Farax 79-Cabdi Dheere Cali Ashkir 80-Cabdisalan Warsame Cabdi 81-Saciid Cilmi Dhagood 82-Muuse Farax Guleed 83-Cabdulaahi Xaashi Deer 84-Saciid Cabdulaahi Calai Barre 85-Diriye Xuseen Samantar 86-Cali Dhiir Yusuf Warsame 87-Axmed Yusuf Warsame 88-Muuse Xasan Yusuf (Galac) 89-Maxamed Jaamac 90-Maxamed Miire Cabdi 91-Cali Cabdilaahi Daud 92-Maxamed Cabdi Hawle (Orfane) 92-Jamac Farax Cigaa ( Darbaal) 93-Axmed Nur Cali Miire 94-Axmed Faarax Geelle (Diged) 95-Mxamed Cabdi Cali (Fare) 96-Xuseen Xaashi Xuudi 97-Xasan Warsame xasan (Gurey) 98-Cabdulahi Yusuf Wasuge 99-Cabdirixmaan Elay 100-Cabdulaahi Sh.Maxamed 101-Ibraahim Sh.Maxamed 102-Xaawo Aadan Axmed (Xaawo Ayeeyo) 103-Xaawo Kamaludiin 104-Sheekh Ciise Barre 105-Lul xasan Laari 106-Faadumo Kamaludiin 107-Asli Sugule Cali 108-Suldaamo Shire Ciise 109-Xaliimo Khaliif 110-Jaamac Aadan Diriye 111-Cabdiwali Cali Shire 112-Cabdulaahi Axmed Shire 113-Axmed Cali Mursal 114-Maxamud Cali Mursal 115-Nur Salax Cabdi (Doonyaale) 116-Ibraahim Mxamed Xaaji Huruse 117-Jamac Shire Mxamed (Dariiqo) 118-Ibraahim Caduur 119-Cismaan Maxamed Cali Gurey 120-Ibraahim Xasan Xuseen 121-Maxamud maxamed salax 122-Xasan ******* 123-Sugule warsame Sugule 124-Dhimo cabdi Seed 125-Luul Xagaayo 126-Xaawo Gaboose Orad Dheer 127-Nadiifo farax Diriye 128-Cibaado Xaaji Xuseen 129-Saciid Xalwo 130-Maryan Xalwo 131-Maryan Baadi Cawl 132-Madiino farax Bashan 133-Sahro farxa cabdulle 134-Ayaan Sh Nur Maxamed 135-Caasha Sh Nur Maxamed 136-Sali Aadan farax 137-Xaawo Xaashi 138-Caasha Jaamac Mire 139-Nadiifo Nur xasan 140-Caash Jamac Libaax 141-Maryan Xaaji Xasan 142-Faadumo Xaaji Cabdulaahi 143-Faadumo Hirad 144-Ayaan Cali Bagaag 145-Faadumo Aadan gaas 146-Sahro Aadan gaas 147-Caasha farax cabdule 148-Saynab Cabdirixmaan gardaad 149-Shugri Cumar Bixi 150-Amina Xuseen Arre 151-Lulsalax Xaashi 152-Xaawo Dheel Cabdule 153-Safiyo Dubad 154-Idil Cismaan Dheel 155-Faadumo Dheel Cabdule 156-Ayaan Farax Cabdule 157-Nicmo farax Cabdule 158-Khadijo farax Cabdule 159-Sacido farax Cabdule 160-Siraad Afbuur 161-Dhool Afbuur 162-Ardo Axmed Nur 163-Faadumo Axmed Xalwo 164-Jamac Abshir Walde 165-Xasan Abshir Walde 166-Xaali Jaamac Nur 167-Ruqiyo Ashkir Gurac 167-Sahro Ashkir Gurac 168-Fowsiya Aadan Gurac 169-Barni Cabdi Aadan (Dalab) 170-Hodan Cismaan Aadan 171-Hodan Cabdi Carus 172-Canab Caga Biyood 173-Shugri Ciiro 174-Sacdiyo Cismaan Islaan 175-Sahro Xuseen xasan 176-Safiyo Xuseen Gure 177-Saynab Gafaaje 178-Khadijo Muuse Islaan 179-Sonkor Jaamac Geyre 180-Axmed Xasan 181-Cabdirixmaan Maxamed Jaamac 182-Cabdulaahi Xalwo 183-Cali Maxamed Aadan 184-Cabdiqani Shancad 185-Cali Maxamud Aadan 186-Cabdulahi Cismaan Dheel 187-Safiyo Cabdulqadir Cali Warsame 188-Ruqiyo Kaarshe 189-Faadumo Faarax 190-Xuseen Gure Xanaf 191-Edo Xaawo Muuro 192-Faadumo Cabdulaahi Caynab 193-Sundus Daahir Xasan 194-Faadumo Yaasin 195-Barni Muuse Islaan 196-Xalimo Xuseen Maxamud (Xalimo Jabuti) 197-Xaawo Caynab 198-Maryan Xuseen Godane 199-Sahro Raage 200-Jamailo Cabdi Yare 201-Sahro Qawdhan 202-Fadumo Abshir Muuse 203-Maryan Jaamac Salax 204-Saciid Abshir Haman 205-Maryan Cabdi Bixi 206-Sacid Cabdi Bixi 207-Xaawo Cabdi Bixi 208-Cabdi Cali Maxamed 209-Faadumo Cabdirixmaan Xasan 210-Mxamed Cabdi Maxamud 211-Farax Xirsi Yare 212-Maxamed Cabdi Carus 213-Maxamed Cadceed Hongor 214-Maxamud Xaashi Xalane 215-Cismaan Beeldaajiye 216-Maxamud Ciise 217-Cabdirixmaan Axmed Aaden 218-Cabdirisaq Cali Bixi 219-Dhagas Sahal Khalif 220-Maxamud Xirsi farax (Gaalooti) 221-Maxamud Diriye Faraweyne 222-Cabdinur Jamac Ganaje 223-Umal Dahir Dalac 224-Maxamed Maxamud Xaashi 225-Cabdicasiis Maxamed Aadan 226-Asad Dhoodi Timayare 227-Jaamac Warsame (Diyamiye) 228-Cabdikhadar Cabdullahi Cabdulle 229-Cabaas Cabdulaahi Cabdille 230-Mahdi Cabdulaahi Cabdulle 231-Jamaal Cabdirashiid (Cumar-Xayd) 232-Yaxye Waabari 233-Cumar Farax ( Qoordheer) 234-Bashir (Dhoonbe) 235-Salmaan Xirsi (dabataag) 236-Rooble Maxamed (Geele) 238-Xuseen Xasan Aadan 239-Yusuf Maxamed Aadan 240-Fardowsa Maxamed Dahir Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 15, 2006 Ujeedo:- Warqad Furan oo ku Socota DGPL ee Soomaaliyeed (OPEN LETTER) Ku: - Gen. Maxamuud Muuse Xirsi CADE (Madaxweynaha DGPL) Garowe Og:- Md. Xassan Dahir Maxamuud AFQURAC (M/Kuxigeenka DGPL) Garowe Og:- Golaha Wakiilada DGPL Garowe Og:- Golaha Garsoorka Garowe Taariikh. Nov-13-2006 Mudanayaal ; Aniga oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed si gaar ahna deegan ahaan u dhashay gayiga Puntland waxaa Sharaf ii noqotay inaan warqad furan u soo gud biyo Madaxa/ Hoganka DGPL ee soomaaliyeed maamulka hada Jira. Mudanayaal waxaan indhaha laga qarsan karin Godka madoow ee u Janjeero Habka iyo Hanaanka ay ku dheehantay (ku dhisantahay) DGPL ee Soomaaliyeed ee aad hogaanka u haysaan Waxaa jira dareen ay shacabku qabaan oo la doonayo inaad si mubaax ah uga qancisaan madama aad tihiin madaxdii hogaanka u haysay umada gobolka , waxaa xusid mudan in ay jiraan abaabul dhan ka ah maamulka aad hormuudka ka tihiin kasoo keeni kara in la wayo kaladameeynta iyo nadaamka hada jirta ( Law and Order ). Guud ahaan soomaaliya waxaa ka jirta siyaasad soo cusboonaatay oo wadata moowjado siyaasadeed oo cadoow shisheeye heelinayo sababi karana bur bur horleh oo dalka iyo dadka soomaaliyeed u horseeda dagaal sokeeye , aniga oo taas ka duulaya waxaan talo ahaan u soo jeedinayaa qodobadan soo socada inaad si deg deg ah wax uga fulisaan:- 1. In xoog la saro Amaanka iyo Nabada Gobolka 2. In sharciga lala tiigsado cidii amaanka waxyeelayneesa una hanqal tagleeyneeysa Dabeeysha suntan ah (Maxkamadaha Mugadisho) ee koonfurta soomaaliya ka dhacaysa 3. In la yareeyo Hadal Haynta Maxakamada Mugadisho oo aan lala gelin tartan siyaasadeed (Political Challenge ) oo wayadan danbe ku soo laalaabaneeysay khudabada aad u jeedisaan Dadweynaha 4. In la kala diro Golaha Xukumda iyo Dhamaan Agaasimayaasha Guud ee DGPL ee hada jira 5. In sharciga la soo taago wasiirada iyo Agaasimayaasha lunsaday kuna karti falay hantida umada 6. Inaad qabtaan kulan deg deg ah oo looga tashanayo xaalada jira lagana qayb gelinayo Isimada , Waxgardka, Siyaasiyiinta , Aqoonyahanka Culima u diinka Iyo Qaybaha kale ee Bulshada. Mudanayaal Waxaa sidoo kale xusid mudan in halka ay dadweynaha Puntland yar iyo weyn ka guuxayaan oo ay saluugsan yihiin ay tahay Golaha Xukuumada iyo Agaasimayashooda ee Dowlad Goboleedka Puntland , waxaa hubal ah oo aan indhaha laga qarasan karin in waxtarka Golaha Xukumada uu yahay mid aan nafac lahayn ama garsiisaneeyn halkii loogu tala galay. Dastuurka DGPL Waxaa lagu saleeyey oo saldhig u ah Shareecada Islaamka , Habka wadatashiga iyo go’aan wadaagga Isu dheellitirnaanta awoodaha Dawladda; xeer-dejint, fulinta iyo garsoorka, Baahinta xukunka ,Habka xisbiyada Iwm. Mudanayaal waxaa loo baahanyahy oo tubta iyo talada toosani ku jirtaa in maanka iyo maskaxda lagu hayo jirtanka DGPL iyada oo laga duulayo Dastuurka DGPL Waxaa Dardaaran Talo iga ah in aad dadka kala bartaan Madaxdooda , Maxaan ula Jeedaa ? Waxaan ula jeedaaa xukunka waa in loo sinnaadaa, oo hadba qofof talada loo dhiibaa, si dadweynahu u kala bartaan madaxdooda iyo si ay u caddaato in qof/qofof ama reer/reero gaar ahi aysan si joogto ah u layn hoggaanka xukunka. Haddii aan si kale u dhaho., qabashada mas’uuliyad Maamulka “yuu yahay” aysan muhim ahayn ee “muxuu yahay” ay tahay su’aasha loo baahanyay. Waa in la gaaraa maalin la’ ogaado in tiro qabiil aysan noqon karin Hal beeg (Unit) wax lagu jaangooyo, ee Hal beegu noqdaa heer aqooneed, daacadnimo, dadaal gaar ah, caddaalad, dammiir, Alle ka cabsi, iwm. Faraqa ku jira “Yuu yahay” iyo “muxuu yahay” waxaa metaal ama markhaanti cad, oo la taaban karo, u ah Qab dhismeeda Golaha Xukumada DGPL oo runtii ku saleeysan “Yuu Yahay” waxaa in dhowaleba indhahayagu qabanayeen ama dhegahayagu maqalayeen Shakhsiyaad gaar ah oo ku soo laalaabanaya shaashada iyo Indhah Dawaynaha Gobolka Haddii, sidaan rajaynayo, taladaasi saameyn yeelato, markaas waxaa lagama maar-maan ah in la helo madax leh tilmaamaha/sifooyinka kor ku xusan iwm, oo la rajayn karo inay kasbi karaan, haddii fursad la siiyo, kalsoonida dadweynaha, iyagoo mar kasta xasuusan sababta ay hoggaanga ku kasbeen iyo iyagoo ficil ku muujinaya in “muxuu yahay” ay ka khayr roonaan karto “yuu yahay”. AlloowTalada Nootoosi MAHADSANIDIIN Md. Mohamoud Hayir Ibrahim (Caaqil) Cell No + 92-300-2252724 ama + 92-345-2814232 Caaqil_hayir@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted November 15, 2006 Somali diaspora has no say in Somalia's internal affairs. This applies to all sides. Do you live there? No. Why, then, do you think you should have a say in what happens there? Your life is not and will not be immediately affect in any meaningful way. Surely that height hubris. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 15, 2006 ^^The diaspora is one of the economic engines of Somalia. They have a great deal of say... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted November 15, 2006 How exactly is sending money to relatives entitle you to meddle in local politics? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 15, 2006 ^^^The diaspora plays a leading role in the internal politics of the nation, those who control the purse strings have some power.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted November 15, 2006 Walle Jenerale xariig aad heyso xolo kuma jiraan. Manteyna ma waxaad mareysa qaxootigi bananka jogey in aad so tirisiid. Ya is garey saxiibo, iska si dal-dalan mar dhow wa lagu so duldega, ama toll ba'aye dheh ama habarey manyo u waco, walagu so haya xaajiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 16, 2006 qaxootiga ad sheegayset ma isku dartey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted November 16, 2006 juje sxb. maxaa karabtaa odayga duke once askari always askari hee duke ma isbadalayo hadii xataa lasoo horfariis. they only person that can get out the problem that somali is in ...Mudane .president.. warlord. prison war. cabdulaahi yey. that is what i believe. with out war Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 16, 2006 Juje & XoX, the post was to highlight that the diaspora community are supporting the defence of the Puntland state. The Clan Court media have been going over the top with their fake petitions from the Puntland diaspora and anouncements that certain clans here and there are supporting the Mogadishu group.. Here is another alternative, so why the questions? Quote Share this post Link to post Share on other sites