General Duke Posted July 6, 2007 Taliska Ciidanka Booliska Dowladda KMG ee Somalia oo maanta soo bandhigay Hub fara badan oo la sheegay in lagu soo qabtay Hawlgaladii ugu dambeeyey ee laga fuliyey Gobalka Banaadir.n Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 6, 2007 No wonder xamar looks like a nuclear test site. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tahliil Posted July 6, 2007 90% of those small arms on display here are all shipped from Ethiopia to Somalia for the past 17 years...the last shipment, in case you missed, went to Puntland just couple of months ago..and now they wonder...about the amputees Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted July 6, 2007 must be a slow news day there!! how many time u gotta show this??? ova and ova...Yo, get some new one. get on the phone and call uncle yeey!! lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 6, 2007 Originally posted by rudy: must be a slow news day there!! how many time u gotta show this??? ova and ova...Yo, get some news one. get on the phone and call uncle yeey!! lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted July 6, 2007 @"get on the phone and call Uncle Yey" Yala yaa walad, call Adeer quick-quick. Xaal-ka kasoo waran. How's the beer holdin' up ? Stressful situations, like mortar fire and bombings, you know, small stuff like that, aren't really good for 80 year old men. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 7, 2007 Baaritaano Ka Socda Wali Qeybo Ka Mid Ah Mag. Muqdisho Muqdisho(Calanka.com) 07-Luulyo-2007 Baaritaano balaaran ayaa waxa ey maalinkii sadexaad ka soconayaan caasimadda Muqdisho kaasoo lagu adkeynayo amaanka laguna uruurinayo hubka ku jira gacanta shacabka. Howlgalkan oo sidoo kale maanta lagusoo qabqabtay hub fudfudud ayaa waxa uu ka soconayaa degmooyinka Hodan H/wadaag iyo Wardhiigley halkaaso gabi ahaanba la xiray wadooyinkii soo galayay iyadoo lagu amrayay gawaarida ey dib u laabtaan. Howlgaladan maanta oo sidoo kale lagu baarayo dadka lugeynaya ayaa waxa ey qeyb ka yihiin howlgaloo labadii cisho ee lasoo dhaafay laga fuliyay isla goobahan isla markaana lagu soo qabqabtay dad la tuhunsan yahay iyo hub faro badan. Baaritaanadan ayaa waxaa si wada jir ah u fulinaya ciidamada dowladda federalka oo isugu jira bolis iyo maleteri iyo kuwa Itobia. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda Quote Share this post Link to post Share on other sites