Sharmakee Posted November 6, 2006 Tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay la wareegeen gacan ku-haynta Magaalaada Muqdisho Golaha Maxaakiimta islaamiga ah ayaa waxaa soo badanayay is ticmaalka iyo keenista baabuurta yar yar ee lagu raaxaysto sida kuwa loo yaqaano Mark-2, Runetka, Bajeeraha, iyo Camry waxaana qasab noqotay in ay yaraato wadooyinka waaway ee magaalada muqdisho in ay noqdaan firaaqo sida kan wadnaha, sodonka, iyo midka hormara ex. baarlamaankii hore. Hadaba keenista iyo wadista baabuurta ayaa waxay noqotay mid iska caadi ah oo aan sharci ahayn maxaa yeelay waxaa looga baahan yahay wadaha baabuurka ama darawalka baabuurka in uu ka haysto dowlada hose leesin ama batante waxaana macquul ah hada darawalada baabuurta ku dhexwada soomaaliya in aysan haysan 60% wax leesin ah taasina ay keentay in ay noqdaan wadooyinka magaalada muqdisho kuwo zaxmad ah. Marka aad marayso wadooyinka ayaad waxaad dareemi kartaa in ay soo bateen isticmaalka baabuurta 6-dii bilood ee ugu danbaysay oo ay la wareegeen gacanku haynta magaalada golaha maxaakiimta. Waxaa lagu qiyaasay baabuurta soo gashay magaalada muqdisho tan iyo wixii ka danbeeyay la wareegista maxaakiimta ku dhawaad 1000-baabuur waxaana keenay isticmaalka baabuurta amaanka ku soo kordhay magaalada Muqdisho kuwo awal amaandaro u xaraysnaa iyo kuwo haatan laga gadanayo meelaha laga beeciyo baabuurta. http://www.galgaduud.com/baabuurta.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted November 6, 2006 4Kooxood oo qasaaro kala kulmay nabada Xamar.. http://www.allceeldheer.com/news/news1340.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 6, 2006 ^^^Thumbs up for the progress made in Mogadishu, post the pics on this site... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted November 6, 2006 ^ Here is the picture from the above article. Terrible road indeed. Here is an aerial picture of Mogadishu taken between the 80's-90. 2006 mogadishu aerial view... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmakee Posted November 6, 2006 ^^ i'll keep post when they get in but the story is based on the happenings of inside xamar bro.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 6, 2006 Post pictures from Mogadishu here, I will try to find some. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmakee Posted November 6, 2006 duuliye no comment sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmakee Posted November 6, 2006 xamaar cinima Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted November 6, 2006 off topic ey guys do you see this map who live on these tiny islands? somalis?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmakee Posted November 6, 2006 what maps is this with the island.. i might think its no-mans island since there is no reported peeps how old is this map anyway?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 6, 2006 ^^^They belong or were given to Yemen, the people there I am not to sure, maybe Somali's/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted November 6, 2006 hindiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii they look ethiopian amhara/tigre Quote Share this post Link to post Share on other sites