Jacaylbaro Posted July 3, 2009 Sida ay sheegayaan warar laga helay ilo wareedyo muhiim ah Dowladda Ingiriiska ayaa kala noqotay mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan Dowladda KMG ah Somaliya jinsiyad horey loo siiyay Wasiirkaas oo isagoo Qaxooti ah iska dhiibay dalkaas. Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashigga Caalamiga Dowladda Somaliya C/raxmaan C/shakuur lagala noqday sharciga socdaalka ee uu dalkaas Britain ku deganaa. Maadama uusan haysanin Baasaboorka weyn uuna haystay midka yar ee loo adeegsado socdaalka (Travel document) iyo aad ku joogto dalka inta uu qofka ku helayo Baasaboorka weyn ayaa lagala noqday Wasiirka maadama uu sharcigaas ogoleyn in aad ku tagto dalka asal ahaan ka soo carartay oo aad dhibaatada ka sheegatay. Sida u degsan shuruucda caalamiga ah qofku hadduu muwaadin yahay oo dalka dibadiisa dembi kasoo galo waxa uu muteysanayaa in la maxabadeeyo oo la xidho,xarigiisa kadibna uu noloshiisii caadiga ahayd dib usii wadan karo. laakiin qofka haysta ogolaansho qaxooti wuu ka duwan yahay sidaasi oo xadhiga kadib waxa loo masaafuriyaa dalkuu asal ahaan kasoo jeeday. Wasiirka oo hadda ka mid ah Wasiirada ku lugta leh dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in Dowladda Ingiriisku Laanteda socdaalka ku mashquulsan tahay sidii Dacwad ugu soo oogi lahayd Wasiirka. Wararka ayaa sheegaya in Xafiiska Wakiilka UN-ka u qaabilsan Somaliya arrintaas soo fara geliyay isla markaana kala hadlay Diblomaasiyiin Britain ah laakiin Jawaabta laga bixiyay ilaa iyo hadda aan la ogeyn. Inta badan Wasiirada iyo Xildhibaannada Dowladda Somaliya ayaa haysta Baasabooro dalal kale iyagoo saameyn ku leh dagaalada dalka ka socda. Horey ayaa Dowladda Kenya dib ugula noqotay Sharcigii ama Baasaboorkii uu haystay Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare kuxigeen Shariif Sh Aadan Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted July 3, 2009 lol, jacaylbaro and his misinformation. The guy still has his Somali citizenship. Travel document ingiriis ah ayuu haystay, British citzienship ma uu haysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 3, 2009 He was getting his citizenship .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 3, 2009 He is a clown. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted July 3, 2009 isn`t that guy , the one who sold somali seas ? Down with him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 3, 2009 Don't worry Ethiopia will offer him a red diplomatic passport. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 3, 2009 isn`t that guy , the one who sold somali seas ? Down with him. I think there is a curse on all of those involved on the sale of the sea, they all lost their passports, first it was Shaiif sakiin's kenyati passport, then now is Mr Shakuur turn, and next it has to be Mr Sharmake losing his green card, or was it a Canadian passport. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 3, 2009 These guys are rich and don't need this citizenship y'all seem to be worrying about. P.s. This dude wasn't even a British citizen, he lost his Asylum papers which is what happens to any asylee that returns to the country he/she was claiming inuu kasoo qaxay. Waa iska caadi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 3, 2009 lol...if only you knew what a fool he is! Who cares about what he lost...If only I could remove him, Ibbi, Xariif Xassan and Farhan from prime minister Omar's cabinet...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted July 4, 2009 Originally posted by MoonLight1: quote: isn`t that guy , the one who sold somali seas ? Down with him. I think there is a curse on all of those involved on the sale of the sea, they all lost their passports, first it was Shaiif sakiin's kenyati passport, then now is Mr Shakuur turn, and next it has to be Mr Sharmake losing his green card, or was it a Canadian passport. loool true that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 4, 2009 Once again another misleading title. And he is in London now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 4, 2009 ^^^ Nice catch JB, adiga horta inaad hoosta ku soo dhajiso the Source miyaad hilmaantaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 4, 2009 JUNE 28 That is not now ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted July 4, 2009 JB, adiga horta inaad hoosta ku soo dhajiso the Source miyaad hilmaantaa There is a different reality like some in NW Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 4, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: quote: JUNE 28 That is not now ,, Actually the one you reported also HAPPENED on June 28 2009 19:08pm Plus the one you posted has an extra paragrapgh added to it!!!! Original story by Jowhar.com on 28 June 2009 Jowhar: Posted by Mahad on June 28 2009 19:08:07 Sida ay sheegayaan warar laga helay ilo wareedyo muhiim ah Dowladda Ingiriiska ayaa kala noqotay mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan Dowladda KMG ah Somaliya jinsiyad horey loo siiyay Wasiirkaas oo isagoo Qaxooti ah iska dhiibay dalkaas. Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashigga Caalamiga Dowladda Somaliya C/raxmaan C/shakuur lagala noqday sharciga socdaalka ee uu dalkaas Britain ku deganaa. Maadama uusan haysanin Baasaboorka weyn uuna haystay midka yar ee loo adeegsado socdaalka iyo aad ku joogto dalka inta uu qofka ku helayo Baasaboorka weyn ayaa lagala noqday Wasiirk maadama uu sharcigaas ogoleyn in aad ku tagto dalka asal ahaan ka soo carartay oo aad dhibaatada ka sheegatay. Wasiirka oo hadda ka mid ah Wasiirada ku lugta leh dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in Dowladda Ingiriisku Laanteda socdaalka ku mashquulsan tahay sidii Dacwad ugu soo oogi lahayd Wasiirka. Wararka ayaa sheegaya in Xafiiska Wakiilka UN-ka u qaabilsan Somaliya arrintaas soo fara geliyay isla markaana kala hadlay Diblomaasiyiin Britain ah laakiin Jawaabta laga bixiyay ilaa iyo hadda aan la ogeyn. Inta badan Wasiirada iyo Xildhibaannada Dowladda Somaliya ayaa haysta Baasabooro dalal kale iyagoo saameyn ku leh dagaalada dalka ka socda. Horey ayaa Dowladda Kenya dib ugula noqotay Sharcigii ama Baasaboorkii uu haystay Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare kuxigeen Shariif Sh Aadan. Jowhar And JB's one, the edited version, see the red part, that was added on 03/07/2009 by Somaliland Media Sida ay sheegayaan warar laga helay ilo wareedyo muhiim ah Dowladda Ingiriiska ayaa kala noqotay mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan Dowladda KMG ah Somaliya jinsiyad horey loo siiyay Wasiirkaas oo isagoo Qaxooti ah iska dhiibay dalkaas. Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashigga Caalamiga Dowladda Somaliya C/raxmaan C/shakuur lagala noqday sharciga socdaalka ee uu dalkaas Britain ku deganaa Maadama uusan haysanin Baasaboorka weyn uuna haystay midka yar ee loo adeegsado socdaalka (Travel document) iyo aad ku joogto dalka inta uu qofka ku helayo Baasaboorka weyn ayaa lagala noqday Wasiirka maadama uu sharcigaas ogoleyn in aad ku tagto dalka asal ahaan ka soo carartay oo aad dhibaatada ka sheegatay. Sida u degsan shuruucda caalamiga ah qofku hadduu muwaadin yahay oo dalka dibadiisa dembi kasoo galo waxa uu muteysanayaa in la maxabadeeyo oo la xidho,xarigiisa kadibna uu noloshiisii caadiga ahayd dib usii wadan karo. laakiin qofka haysta ogolaansho qaxooti wuu ka duwan yahay sidaasi oo xadhiga kadib waxa loo masaafuriyaa dalkuu asal ahaan kasoo jeeday. Wasiirka oo hadda ka mid ah Wasiirada ku lugta leh dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in Dowladda Ingiriisku Laanteda socdaalka ku mashquulsan tahay sidii Dacwad ugu soo oogi lahayd Wasiirka. Wararka ayaa sheegaya in Xafiiska Wakiilka UN-ka u qaabilsan Somaliya arrintaas soo fara geliyay isla markaana kala hadlay Diblomaasiyiin Britain ah laakiin Jawaabta laga bixiyay ilaa iyo hadda aan la ogeyn. Inta badan Wasiirada iyo Xildhibaannada Dowladda Somaliya ayaa haysta Baasabooro dalal kale iyagoo saameyn ku leh dagaalada dalka ka socda. Horey ayaa Dowladda Kenya dib ugula noqotay Sharcigii ama Baasaboorkii uu haystay Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare kuxigeen Shariif Sh Aadan Qarannews ==================== ================ QARAN NEWS of Somaliland, where JB got the story from edited the original version of Jowhar's news article and only published on 03/07/2009 without mentioning where they got the source, or why they edited. The story that Jowhar.com reported happened 5 days before Qaran News published the same source but added the red paragraph to spice it up The whole story contradicts the one MMA posted from Radiofreesomalia.com which happened also on 28 June 2009. Quote Share this post Link to post Share on other sites