Nasir Posted February 2, 2004 HWN-Hargeysa:Naadiga Kubada Cagta ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee lagu magacaabo Gaashaan iyo Naadiga Ciidanka Qaranka Dalka Itoobiya ee Gobolka Hararge ayaa galabta ciyaar aad u xiiso badan ku dhexmartay garoonka kubada Cagta ee magaalada Hargeysa. Ciyaartaas oo ahayd mid aad u kulul oo ay labada naadiba ku soo bandhigeen xirfad wanaagsan oo ciyaaryanahimo ayaa la isugu jawaabayay weerar iyo weerar celis,waxaanay ahayd ciyaartii ugu horaysay ee ay magaalada Hargeysa labadan naadi ku wada ciyaaraan,ciyaartan waxaa ka soo qayb galay madax iyo masuuliyiin kala duwan oo u badnaa Saakiisha Hogaanada Ciidanka qaranka iyo Taliska Guud. Naadiga Ciidanka qaranka ee Gaashaan ayaa sagaashankii daqiiqo ee ay ciyaartu socotay kaga badiyay Naadiag ay ciyaarta saaxiibnimo wada ciyaareen ee Ciidanka qaranka Itoobiya hal gool,waxaanay ahayd ciyaar ay ku dheehan tahay xamaasad iyadoo dadka ciyaartaas daawanayay ay la dhaceen qaabka ay u soo bandhigeen ciyaartaas labada Naadiba. Naadiga Kubada cagta ee Ciidanka qaranka Itoobiya ayaa shalay booqasho rasmi ah ugu yimid naadigan kale ee Gaashaan,iyadoo ciyaartan iyo booqashadani ay ku began tahay munaasibada Maalinta la asaasay Ciidanka Qaranka Somaliland ee . Gabagabadi Ciyaartan ayaa Kabtanada labada kooxood ay sheegeen inay sii wadi doonaan ciyaaraha saaxiibnimo ee ka dhaxeeya labada Naadi iyadoo Naadiga Gaashaan oo bishii hore badhtankeedii ugu tagay Naadiga Ciidanka Qaranka ee Gobolka Hararge ee Dalka Itoobiya ciyaar tan la mid ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hashim Posted February 3, 2004 Ciidanka qaranka somaliland oo kubad la ciyaaray walaalohood ciidanka Ethiopia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 4, 2004 Nasir do you want us to clap? :confused: Hip Hip Hooray then. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted February 4, 2004 Horn If you gonna clap here's a picture of the team ,let them know you appluad them...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
OG_Girl Posted February 4, 2004 Gediid, I admit some of them r cute specially the goalkeeper Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted February 4, 2004 ^^^^^^^^Lololololol......O G girl I'm sure somebody will know him............ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hashim Posted February 6, 2004 deleted [ February 06, 2004, 06:20 PM: Message edited by: Admin ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lixle Posted February 6, 2004 deleted [ February 06, 2004, 06:19 PM: Message edited by: Admin ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
OG_Girl Posted February 6, 2004 Hashim wallalo, stop replying to him he getting worse and worse when u give him attention , let the admins see what he is writting. lixle :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
LANDER Posted February 6, 2004 lixle, saxiib I am curious as to what your avitar shows. Can you tell me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted February 6, 2004 Originally posted by LANDER: lixle, saxiib I am curious as to what your avitar shows. Can you tell me. Here it is Lander Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hashim Posted February 6, 2004 OG Girl, thanks as you said i will let the admin to do their job otherwise we regard this website one of the somaliland websites.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Deeq A. Posted February 6, 2004 Hashim and Lixle are both banned from Somalia Online. We ask nomads to stop using qabiil insults here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaamac_Bootaan Posted February 24, 2004 hahahahahahahaha looooooooooool @ hashim and lixle!!! what did they say? hahahaha Let them come back man!! I'm sure they have learned their lesson. Come on man, we are Somali we make worses mistakes than that. Don't ban me too for "undermining your authority", cuz this site is so tight that you can crack a nut with your butt-cheeks Nabd iyo Caano hahahahahahahaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted February 25, 2004 Ciidanka qaranka somaliland oo kubad la ciyaaray walaalohood ciidanka Ethiopia. when did ethiopia become somalilands brothers. ethiopia is ****** eniemise Quote Share this post Link to post Share on other sites