Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Oo ka Hadashay Gabadh La Sheegay in la Mustaafuriyay

Recommended Posts

The Zack   

I know she has been released, as a matter of fact, I posted that news on this same thread you responded to. It is a thing of the past that she has been handed over by Reer Waqooyi admin, why are you trying to deny those facts?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Someone wrote this on another Forum on the same topic, and I do agree with it the context of this discussion.

 

****************************************

Maah maah Soomaaliyeed baa waxay tiraahdaa;

 

Gabar ayaa walaalkeed naaska ka taabtay. Markaas baay waxay

aragtay dadkii la joogay oo aamusay oo sugaya bal siday uga

jawabto mashaqadaa dhacday.

 

Waxay tiri; "walaalkay oo naaskayga taabtay, waa sidaan hadba

ka dhigto" Hadaan xumaan u arkana waa xumaan hadaan u arko laba

meelood oo jirkayga (naaskeeda iyo gacanta walaalkeed)ka mid ah oo

istaabtayna waa mid.

 

Markaa, arinta ****** waa sidaynu ka dhigano hadaynu nahay Soomaali

haddaan xumaan u aragno xumaan bay noqonaysaa hadaan micno dheeraad

ah ayna u yeelinna sidaas bay ahaanaysaa.

 

Markaa magacan obsseska lagu noqday ha la ilaawo oo hadafka ha laga fakaro. Maxay kula tahay?

 

la joogay

*****************************************

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xumaani waa xumaan, macaa haduu wallaalkaa sameeyay oo sabab aad fahmi kartid u sameeyay, markaa wali waa xumaan. Adna waxaad isleedahay xumaantiisi dakda fahamsii wuxu u sameeyay, ama dadka tus ine xumaantii caadi ee noqotay oo qof walba sameeyay. markaa wali waa xumaan!

 

You cannot justify something which is wrong. You can try to make someone understand why that person did wrong, but it is and will stay wrong.

And you can even attack the messenger on his 'character', or his personal history or family reputation, but the fact is and will remaing something which is WRONG.

 

So my advise, dont even try to justify that which is pure injustice.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this