Maaddeey Posted December 1, 2009 Waxaa saaka xayirnaa dhaq-dhaqaaqyada kale duwaanaa ee ka jiray Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir, ka dib markii xerooyin ciidan oo halkaa ku yaala uu Sh Shariif Sh Axmed Booqasho ku tegay. Sh Shariif oo ay waheliyaan ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG oo iskaashanaya ayaa saaka barqadii gudaha u galey Xaafado ka mida Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynlay, waxa ayna arintan saameyn ku yeelatey dhaq-dhaqaaqyadii kale duwanaa ee rayidka ee Degmooyinkaas ka jiray. Ujeedka tegitaanka Degmooyinkaas ee Sh Shariif ayaa aheyd booqashada xeryo ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ku jiraan oo ku yaala Degmooyinka uu saaka gaaray. Intii uu halkaa ku sugnaa khudbooyin ayuu Sh Shariif ciidamadiisa u akhriyay waxa uuna kala Hadley Howlaha ugu igman yihiin iyo sidii u gudan lahaayeen. Waxa uu ka codsadey inay ilaaliyaan anshixii lagu yaqaaney ciidamadii hore ee Soomaaliya, waajibka shaqo ee saarana sidiisa u gutaan, sida uu hadalka u dhigay. Mar uu Saxaafada kala Hadley Ujeedka booqashadan, waxa uu sheegay inuu booqashooyin kale ku bixin doono xerooyin kale, ujeedkuna yahey sidii ciidamada u dhiiri gelin lahaa. Horey ayuu sidan oo kale u booqdey ciidamo ugu xareysan Jaziira iyo goobo kalena, kalana Hadley sidii waajibka ciidan ee saaran u gudan lahaayeen. Faahfaahino intaa ka dheeriya lagama hayo ujeedka rasmiga ah ee ku aadan, dhiirigelinta uu Sh Shariif ku wado beryahan danbe ciidamada, basle waxa ay ku soo beegmeysaa xilli fariisimo hor leh ka sameysanayaan qeybo ka mida Magaalada Muqdisho. Dhanka kale ciidamada AMISOM ee gaadhka ka hayay saaka Sh Shariif, gaadiidka gaashan ee ay wateen waxay ku dileen qof rayida 2 kalena dhaawac ayay u geysteen ka dib markii gaari rayid oo ay la socdeen jiirsiiyeen, sida wararka lagu helayo, waxa ayna arintan qeyb ka noqoneysaa dhibaatooyinka joogtada ah ee ciidamada AMISOM ku hayaan dadka rayidka ah ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2009 When i read the "ciidamadiisa" in the title i thought it is AMISOM ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 1, 2009 ^^ , orod badnidaa!, waa dhinac fadhiyaan kuwaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 1, 2009 ^^Nuunne, waad igala soo hormartay, kuwaan kuwii AK47 in la garwaaxeedsado ku kacaayey maaha, marduuf jaad ah ha ku dayo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 1, 2009 Anytime Somali "president" dons a military fatigue, he's bound to lose. Is Juje in there Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 1, 2009 ^^kursiga bannaan armuu ka kacay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 1, 2009 ^Ma Omar Jamaal lagu fariisinaa marka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 1, 2009 Originally posted by Maaddeey: ^^kursiga bannaan armuu ka kacay? Mayee isaguu u bannaan yahay! Originally posted by Jacaylbaro: When i read the "ciidamadiisa" in the title i thought it is AMISOM ,,, And it was not so maxaa kuu cad. Inuu ciidammo Soomaali ah leeyahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 1, 2009 Bokooradda aaba iigu daran. Trying to copy "Aabe" Siyaad I see Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 1, 2009 war shariifkani waaba riwaayad socota. Meecaad Miigane isagaa ka riwaayad waalan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2009 Anigu waxbaan ogahay dagaalki ugu xuma ba ka so socda Magaalada mogadisho , odaygi sharif intu dalxiisayee lacag farra badan iyo ciidan bu urursaday wana tijaabinaya waad arki doontan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 1, 2009 Xaaji keligaa kuma tihid fikirkaas. Bilooyinka la soo dhaafey oo dhan bey isu dhaaranaayeen. Laakiin waanu arki doonaa waxa dhaca. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 1, 2009 Sheikh Shariif in that military dress, he looks one of the Ugandan or AU troops in Mogadishu. War ninka dharka kasiibaa Afrikaanki ayuu kudhaxdhumayee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 1, 2009 Historic pictures in the making. Quote Share this post Link to post Share on other sites